Webmaster

    Somali man jailed for illegal plant

    MEDINA — A Somali immigrant was sentenced to 90 days in jail Thursday for possessing an illegal stimulant contained in a plant native to his home country. Hassan Warsame, 36, of Portland, Maine, originally was charged with a first-degree felony for possessing more than four pounds of the plant. After a three-day trial, a common…

    Read More

      Global warming may have fueled Somali drought

      NAIROBI, Kenya — Global warming may have contributed to low rain levels in Somalia in 2011 where tens of thousands died in a famine, research by British climate scientists suggests. Scientists with Britain’s weather service studied weather patterns in East Africa in 2010 and 2011 and found that yearly precipitation known as the short rains…

      Read More

        Baaq Canbaarayn Xadhiga ” Boqor Raabi” Waxa Diraaya Qaar Kamida Dhalinta Malaysia “Aadista Xamar Uma Aragno Jariimad” Maxa Lisanka Lo Siiyay Shirkadaha Diyaradaha Ee Taga. Hadi Ay Xaaran Tahay Tagisteedu.!

        Ujeedo Baaq Canbaarayn Xadhiga Boqor Raabi. Qaar Ka Mida Dhalinyarada Wadanka Malaysia Ku Sugan Ee Wax Ku Baratay. Iyo Kuwo Hadda WaxBarashadu U Socotoba.Waxay Diraayaan  Baaq Canbaarayn Xadhiga Boqor Raabi.Ugu Horayn Dhamaan Dadka Magacyadoodu Hoos Ku Qoran Yihiin Waxay Cambaaraynaynaa Xadhiga Boqor Raabi Yussuf Cabdilaahi Kaasoo Mudo Dhawr Week Ahba Ku Xidhan Magaalada Hargeisa. Hadaba Hadii Aanu Nahay Dhalinyarada Magacyadoodu…

        Read More

          Maayarka ku Xigeenka Berbera oo Shacabka Magaaladaas ugu baaqay Bixinta Cashuuraha

          Berbera 14March (SDN) Ku xigeenka Maayerka magaalada  Berbera ee Gobolka Saaxil Mud, Baashe cabdillahi, ayaa  ugu baaqay Bulshada  gobolka saaxil inay  u guntadaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen howlaha haruumarineed ee gobolka,iskana xilsaaraan  hab-simi u bixinta cashuuraha kala duwan ee ku  waajibay oo laf-dhabar u ah  kob-cinta  dhaqaalaha gobolka iyo Guud ahaan dalka. Maayer-ku-…

          Read More

            Fanaaninta Somalida oo codsi u diraya Madaxwaynaha Somaliland oo ku sugan dalka Turkiga iyo Wafdiga uu Hogaminayo Inay wax ka qabtaa xadhiga Fananada Caanka Qamar Cabdilahi Barkhad (Harawo)

            London 14 March 13 (SDN)  waxaan halkan idiinku soo gudbinaynaa codsi fariina oo ay soo gudbiyeen fanaaninta somalida  ee ku dhaqan Daafaha Caalamka codsigaas  oo u qorna sida tan: Mudane Madaxwayne iyo Wafdigaga  aad Hogaaminaysid Anaga oo ah fanaaniinta somaliada waxaan idinka codsanaynaa in fananada Qamar Cabdilaahi Barkhad (Harawo ) ay ku xidhan tahay wadanka…

            Read More

              Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo u Jawaabay Guddoomiye ku-xigeenka UCID(DHEGEYSO)

              Hargeysa Mar 14,2013(SDN)-Afhayeenka Maddaxtooyada oo jawaab ka bixiyay Dhaliil uu Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Ucid Cali Guray u soo jeediyay Hogaaminta Madaxweynaha kuna tilmaamay Shakhsi aan Weligii Go’aan Qaadasho lahayn waxaa kale oo uu ka warbixinayay socdaalka Madaxweynaha iyo arrimo kale. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhuxullldhuxull.mp3″]

              Read More

                Wasiirka Hawlaha Guud oo beeniyay in La iibiyay Guryo ku Yaal Xaafada Shacabka ee Hargaysa

                  Hargaysa 14.March (SDN) Wasiirka wasaarada hawlaha guud iyo Guriyeynta Mud, Axmed Cabdi maxamuud (xaabsade) ayaa   waxba kama jiraan ku tilmaamay  war lagu qoray wargayska HUBAAL  ee ka soo baxa magaalada Hargeysa cadadkiisii soo baxay maanta, kaas oo wargaysku ku sheegay in dhulkii loo yaqaanay Guryaha kal-kaaliyayaasha caafimaadka ee ku yaalay xaafada shacabka ee magaalada…

                Read More

                  Somaliland leader in Turkey for talks

                  Ahmed Mahamoud Silanyo, president of Somalia’s autonomous Somaliland region, paid a visit to Ankara on Tuesday for talks with Turkish officials. Silanyo had talks with Deputy Prime Minister Bekir Bozdağ and officials from the Ministry of Energy. He was also scheduled to meet with Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan on Tuesday; however, the meeting had…

                  Read More

                    Ingiriiska iyo Faransiiska oo sheegay in ay hub siinayaan mucaaridka Suuriya

                    London Mar 14(SDN)-Dawlada Ingiriiska iyo Faransiiska ayaa farta ku fiiqay sidii ay  ay hub usiin lahaayeen kooxaha mucaaridka ee Suuriya, kasokow xayiraada dhinaca hubka ah ee midawga yurub uu kusoo rogay dhincyada Suuriya ku dagaalamaya . Raysal wasaaraha Ingiriiska Mr. David Cameroon ayaa sheegay in dalkiisu uu doonaayo sidii uu- u qancin lahaa wadamada midawga…

                    Read More

                      Nayjeeriya oo cafis u fidisay sarkaal hore lacag malaayiin doollaar aheyd meel u musuqmaasuqay

                      Bayelsa Mar 14,2014(SDN)-Dawlada Nayjeeriya ayaa cafis u fidisay nin ay xulufo weyn ay ahaayeen madaxweyne  Goodluck Jonathan kaasi oo lagu helay inuu isdhafiyey lacag gaadhaysa malaayiin doollaar. La taliyaha madaxweynaha Nayjeeriya Mr.Doyin Okupe , ayaa sheegay  badhisaabkii hore gobolka Bayelsa state, Mr.Diepreye Alamieyeseigha la cafiyey iyadoo sababtuna ay tahay ninkaasi oo qaranka wax weyn usoo…

                      Read More

                        Falaagada PKK oo sii daysay maxaabis Turki ah oo ay haysteen

                        Istanbul Mar 14,2013(SDN)-Kooxda maleeshiyada Kurdiyiinta ee loo yaqaano PKK ayaa sii daayey siddeed Turki ah oo iskugu jiray askar  iyo hawl wadeno kale oo xukuumada u shaqeeynayey, kuwaasi oo muddo  laba sanno ah ay  afduub ugu heysteen  dhinaca woqooyi ee Ciraaq. Mr.Husamettin Zemberlioglu,oo ah siyaasi Turki ah ayaa sheegay maxaabiistaasi oo bad qabta inay soo…

                        Read More

                          Immigrant beat: Somali culture museum in the works

                          The Minneapolis restaurant owner recently gave me a crash course on Somali history and culture, leading me down some creaky steps to a basement decorated with hand-carved wooden bowls and spoons, woven prayer mats and paintings of nomadic goat herders. It’s here in the basement of the Bright Moon Cafe on Cedar Avenue S. and…

                          Read More

                            Kulan noociisu u horeeyay oo lagaga arrinsanayo Horumarinta Gobolada bari oo Hargaysa lagu qabtay

                            Hargaysa 13.March (SDN) Shir balaadhan oo  lagaga wada hadlayey  Sidii looga Midho dhalin lahaa Adeegyada Horumarka ee Gobolada Bari ee Somaliland ayaa manta lagu qabtay xarunta wasaaradda Qorsheynta qaranka ee Magaalada hargaysa. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen wasiirada wasaaradaha gaashaandhiga , Ganacsiga, Beeraha, hawlaha guud, wasiirul dawlaha gobolada Bari, wasiir ku xigeenka wasaarada…

                            Read More

                              Barnaamij ku Saabsan Dufcadii labaad ee Ciidamada RRU oo tababar loo soo xidhay(DHEGEYSO)

                              Hargeysa Mar 13,2013(SDN)-Waxa maanta tabar loo soo xidhay dufcad labaad oo ka tirsan ciidamada qaranka Somaliland ee loo yaqaano RRUda. Ciidamadan oo u tababaran si gaara isla markaana loogu talo galay xakameynta shaqaaqadaha ayaa xafladii qalin jabintooda waxa khudbado ka jeediyay masuuliyiin doora oo uu hogaaminayo Madaxweyne ku-xigeenka isla markaana ah ku simaha madaxweynaha Md…

                              Read More

                                Xoghayaha Dawlada Hoose ee Magaalada Saylac oo Maanta Xilkii kala Wareegay Xoghayihii hore

                                Saylac 13March.(SDN) Xoghayaha cusub ee dawlada hoose ee degmada saylac ayaa xilkii xoghayanimo kala wareegay xoghayihii hore ee degmada saylac. Xaflada ay xilka kula kala wareegayeen labadan masuul  oo ka dhacday hoolka shirarka ee dawlada hoose ayaa waxaa ka soo qayb galay Gudoomiye ku xigeenka gobolka Salal Cali Alllaale Aryaale maayorka degmada saylac Xuseen Iidle…

                                Read More