Webmaster

    Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Dufcadii labaad ee Ciidamada RRU Tababar u soo Xidhay

    Hargaysa 13.March (SDN) M/weyne kuxigeenka Somaliland, ahna kusimaha M/weynaha Mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta tababar u soo xidhay dacfaddii labaad ee ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee RRU. Munaasabada lagu maamuusayey soo af-meeridda tababarka ciidanka gaarka ah ee RRU-yada ayaa waxaa ka soo qaybgalay wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur),…

    Read More

      Dalada Sonsaf oo Tababar u furtay Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Golayaasha Deegaanka

      Hargaysa 13.March (SDN) Hawlwadeeno ka kala socday in ka badan 16 degmo oo Somaliland ah ayaa maanta kulan ku saabsan  wax ka qabashada arimaha bulshada uga furmay caasimada Hargaysa kulankan oo ay soo qabanqaabisay Dalladda SONSAF socona doona muddo labo maalmood ah ayaa waxaa ka qayb gelaya mas’uuliyiin ka tirsan dawladaha hoose ee degmooyin isugu…

      Read More

        Tvga qaranka somaliland qaybtiisa Yurub oo si lama filana hawada uga baxay Cawa lana garan maayo sababta

        London 13March13(SDN)Telefishanka Qaranka Somaliland  ayaa caawa gebi ahaanba markeliya hawada laga waayey kana baxay isagoo hawada ka maqna muddo ku siman laba saacadood.slntv shaashadda telefishanka ayaa sidaad sawirka ka arkaysaan waxaa keliya ka muuqday callaamadda telefishanka iyo magaca telefishankaasi loo yaqaano, waxaana dhawr jeer shaashadda soo gallay shucaac iyo isku dhex yaac dhinaca sawirka ah….

        Read More

        Fc Barcelona oo 4-0 Ku Hurguftey Ac Milan (UEFA) By Jaahuur.

        Camp Nou-Barcelona-Mar-12-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay faqidaadeena ciyaaraha waxaynu ula kacaynaa xagaa iyo Spain oo ay galabta ku kulmeen Barcelona iyo Ac Milan ciyaartan oo ka tirsaney koobka Yurub (UEFA). Ciyaartan oo runtii aad iyo aad loo wada sugaayey ayaa garoonka Kamp Nou Stadium waxaa ku soo xoomey dadweyne aan la soo koobi kareyn 80,000-kun kor u dhaafey iyo…

        Read More

          Daawo Video: Suxufiyadda Ruug Cadaaga Ah Ee Soomaaliyeed Aamina Muuse Weheliye Oo Ku Biirtay Telefishanka Madaxa Bannaan Ee HCTV, Masuuliyiinta Iyo Shaqaalaha HCTV London Oo Barnaamij Soo Dhawayn Ah Ku Qaabilay Iyo Weedhahii La Isweydaarsaday

          London 13March13(SDN) Telefishanka caalamiga ah ee madax bannaan ee xaruntiisa dhexe tahay magaalo madaxda Somaliland ee Hargeysa ayaa ugu danbayntii hantiyey suxufiyadda ruug cadaaga ah ee haldoorka u ah haweenka suxufiyiinta dunida afka Soomaaliga ku hadasha Marwo Aamina Muuse Weheliye ka dib markii ay Aamina Muuse Weheliye todobaadkii hore ku dhawaaqday inay ka tagtay shaqadii…

          Read More

            Hambalyo Meher Abdiqaadir Nuur Kooshin iyo Muna Yusuf Ali oo ka dhacay Hargaysa

              Anaga ooo kala Ah Farduus Cige Hassan ,NimcoMahamuud Qubqac. Caasha Yuusuf Cali, Khadra Salebaan Xasan{Halgan} Saamiya Mahamed Abdi[Kabatole],Shaadiya C/laahi Ciise, Kaltuun Cumar Cali, Amaal Cali Hassan, Samsam Cawad Cige; Sahra Cali Madoobe, Nimco C/qaadir Hassan, Amran Hassan Xaashi, Ifraax Baruud, Farduus Ahmed, Suleekha C/laahi, Rooda Maxamuud, Yasmiin Ahmed Dubad, Magda Carab hirad, Kowsar Cali…

            Read More

              Fanaanada Nimco Degan iyo Cabdikariim Ras oo Markii u horaysay Hesahooda laga Ibsan Karo Maktabadaha Caalamka

              London 13March13 Fananada Nimco Degan iyo Fananka Cabdikariim raas aya dhawaan waxay hir galiyeen koox somaliband and banjaabi taas oo noqonaysa kooxdii u horeysa oo caalamiya oo heesahooda ka heli kartaa sharkadaha caalamiga ee soo sara heesaha iyaga hirgaliyey in ay dib habayn ugu sameyaan dhaqankii soomaliya iyo sidi ay u dhira galin lahayeen fanka…

              Read More

                Wasiirka Cadaalada oo Tababar u Furay Xubno isugu Jira Garsoorayaal iyo Xeer ilaaliyeyaasha Ciidamada

                Hargaysa 12.March (SDN)  Wasiirka Wasaarada Cadaalada ee Somaliland Mudane Xuseen Axmed Caydiid ayaa Maanta tababar uga furay Magaalada Hargaysa Shan iyo labaatan xubnood oo isugu jira Garsoorayaal iyo Xeer ilaaliyeyaal ka tirsan Ciidamada qalabka sida. Tababarkan oo Sadex Cisho Socon doona ayaa Ujeedadiisu la xidhiidhaa sidii loo sii xoojin lahaa aqoonta Garsoorayaasha iyo Xeer ilaaliyeyaasha…

                Read More

                  Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha dawlada oo ka qayb galay Kulan ay Wasaarada Qorshayntu soo abaabushay

                  Hargaysa 12.March (SDN)   Wasaaradda Qorshaynta Qaranka ee JSL ayaa maanta Hotel Maansoor ee Magaalada hargaysa uga furtay  kulan ku saabsan tababar la siinayo agaasimayaasha guud ee wasaaradaha iyo hay’adaha Dawladda. Wasiirka wasaaradda qorsheynta Qaranka ee JSL Dr sacad cali Shire oo furitaankii kulankasi ka dib Warfidiyeenda la hadlay ayaa sheegay in tababarkani si gaar ah…

                  Read More

                    Qorshe lagu Midaynayo Maxjarada Caafimaadka Xoolaha ee dalalka Mandaqada oo Hargaysa ka Furmay

                    Hargaysa 12.March (SDN)   Shir caalami ah oo ay isugu yimaadeen mas’uuliyiin dhinaca xoolaha nool ah oo ka kala socday dalalka urur goboleedka Igad ayaa manta si rasmi ah uga furmay caasimadda Somaliland ee hargaysa. Shirweynahan oo socon doona muddo labo cisho ah lagagana hadlayo sidii loo mideyn lahaa xarumaha maxjarada geeska Afrika ee caafimaadka xoolaha…

                    Read More

                      Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo soo Kormeeray Mashaariic biyo galineed oo laga hirgalinayo deegaanka Xaraf

                      Hargaysa 12.March (SDN) Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Ahna ku Simaha Madaxweynaha oo ay wehelinayaan wasiirada wasaaradaha Arimaha Gudaha, Dhalinyarada iyo Ciyaaraha iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda macdanta biyaha oo uu la socday maareeyaha wakaaladda biyaha ayaa maanta kormeer ku soo maray halka uu ka socdo mashruuca biyo gelinta caasimadda oo ka socda deegaanka Xaraf…

                      Read More

                        XAFIISKA XIDHIIDHKA JAALIYADAHA JSL OO KA CODSADANAYA Dr. CABDIRAXMAAN UBAXLE INUU KA NOQDO GO’AANKII UU ISKA CASILAY,DIBNA U SOO MAGAACAABAY

                        Hargeysa Mar 12,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cali markuu tixgeliyay kaalinta firfircoon iyo doorka aad ku lahayd hawlaha abaabulka iyo isku xidhka jaaliyadaha Somaliland ee dalalka Europe taasoo waxtar badan ugu fadhiday Xafiska Xidhiidhka Jaaliyadaha JSL iyo guud ahaan qaranka Somaliland dhinaca iskaashiga iyo midawga |Jaaliyadaha ee qadiyadda gooni isutaagga JSL iyo…

                        Read More

                          Khudbadihii Madaxweyne Kuxigeenka iyo Wasiirka Qorsheynta Somaliland ee kulankii ay la yeesheen Masuuliyiin ka socota Banka Aduunka(DHEGEYSO)

                          Hargeysa Mar 12,2013(SDN)-Madaxweyne ku xigeenka JSL MD ahna ku simaha Madaxweynaha JSL C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka qayb galay munaasabad uu Baanka adduunku  deeq dhaqaale ku siinayay Qaar ka mid ah ganacsatada. Munaasabadaasi oo ay sidoo kale ka qayb galeen wasiirada Qorshaynta Qaranka,Xanaanada Xoolaha,Ganacsiga iyo Beeraha waxaana Madashaasi lagaga dhawaaqay in adduun lacageed…

                          Read More

                            Telefishanka HCTV Oo Wareysi Dhinacyo Kala Duwan Taabanaya La Yeeshay Guddoomiyaha Golaha Xeer-dejinta Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” (Daawo Video).

                            London  12March, 2013 – Telefishanka Calamaiga ah ee Horn Cable TV “HCTV” ayaa la yeeshay wareysi dhinacyo kala duwan taabanaya guddoomiyaha golaha xeer-dejinta, isla markaana ah guddoomiyaha xisbiga Wadani mudan Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi “Cirro”. Wareysiga oo telefishanku ku soo qaatay barnaamij ay ugu magac-dareen “Hal-adayg”, kaas oo ay ku wareystaan hal-doorka Somaliland. Waxaana ka mida…

                            Read More

                              Guddiga Doorashooyinka oo Qoraal u diray Madaxweynaha Somaliland iyo nuxurka baaq muhiim ah oo ay soo-jeediyeen

                              Hargeysa 11, March 2013 (SDN)- Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa muujiyay sida loogu baahan yahay in loo hawlgalo hirgelinta diiwaangelinta kahor doorashooyinka dalka. Guddoomiyaha KDQ Eng. Ciise Yuusuf Maxamed (Ciise-Xamari) oo horaantii bishan qoraal ku socodsiiyay Madaxweyne Siilaanyo, wuxuu tilmaamay waxyaabaha qabyo-tirka u baahan, si loo hirgeliyo diiwaangelinta ka hor doorashooyinka soo socda oo iyaga laftoodu…

                              Read More

                                Sideed arday oo Noloshoodu halis gashay kadib markii ay ku Sumoobeen Curiyayaal Kimiko oo yaalay dugsi ku yaal Magaalada Badhan

                                Hargeysa 11.March (SDN) Sideed arday oo Wax ka baranayay Dugsiga Sare Maxamud Cali Shide  ee Magaalada Badhan ayaa noloshooda Khatari la soo deristay kadib markii ay Si Khaldan u Isticimaaleen maanta barqadii Curiyeyaal Kimiko ah oo yaalay Qaybta Shaybaadhka ee Dugsigaas . Sidaana Waxaa Khadka Telefoonka ugu Xaqiijiyay Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com  Maayarka Magaalada Badhan…

                                Read More

                                  Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee KULMIYE oo cayimay xilliga Shirka Golaha Dhexe ee Xisbigu qabsoomayo

                                  Hargeysa 11, March 2013 (SDN)- Guddoomiyaha golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye Mr. Jaamac Ismaaciil Cige (Shabeel), ayaa muddeeyay xilliga uu qabsoomayo shirka golaha Dhexe ee xisbigaas. Guddoomiyaha oo maanta warbaahinta la hadlay, wuxuu faahfaahin ka bixiyay shuruucda iyo qodobada uu u cuskaday muddaynta shirka Golaha Dhexe, iyadoo uu Madaxweyne Siilaanyo todobaadkii hore dib u dhigay…

                                  Read More