Ururka Suxufiyiinta Somaliland oo Doortay Guddoomiye-xigeen Cusub, Kana Munaaqishooday Xaaladada Saxaafada Iyo Duruufaha ku Xeeran
Hargeysa 11.March (SDN)-Guddoonka iyo gudiga fulinta ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), ayaa fadhi ay yeesheen, waxay si qoto-dheer ugu lafo-gureen waxyaabaha mudadii ay xilka hayeen Ururka u qabsoomay, arimaha aan waxba ka suurto-gelin xarunta Ururka ku yeesheen, iyo sidoo kale, waxay isla fadhigaa u doorteen inuu buuxiyo Jagadda Guddoomiye-ku-xigeenka Ururka Md. Maxamed Cabdi Guuleed “Curad”,…
