Webmaster

Wasiirka Arrimaha Dibada ee Qatar oo Magaaladda Washington Kulan Kula Qaadan Doona Madaxweyne Donald Trump & Ciidamo Turki ah oo Qatar Gaadhay DAAWO

Doha 22. June 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha dibada ee dalka Qatar Mr: C/raxmaan Maxamed Binu Taani ayaa todobaadka soo socda booqasho rasmi ah ku tagaya caasimada maraykanka ee Washington, isagoo la balansan in uu kulan la yeesho madaxweynaha dalkaasi Mr: Donald Trump iyo xoghayihisa arrimaha dibada Mr: Rex Tellirson. Mr: C/raxmaan Maxamed Binu Taani, waxa u…

Read More

Nin Xabsi Adag Ku Muteystay Sawir Laga Argagaxay oo uu soo Dhigay Bartiisa Facebook

Aljeriya 22. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamad ku taalla dalka Aljeeriya ayaa nin ku xukuntay labo sano ka dib markii uu canuggiisa ka soo laadlaadiyay daaqad isagoo ujeedadiisu tahay in facebook dhigo ka dib likes badan loo saaro. Aabahan ayaa dadka la wadaagay sawiro uu ka muuqado isag oo canuggiisa ka laadlaadinaya daaqadda dabaq dheer, isaga…

Read More

Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho Oo Lagu Eedeeyay In Uu Canshuur Badan Lunsada!!!

London 22. June 2017 (SDN/QJ):-Tababaraha kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday lacago canshuur ah, intii uu laylinayay kooxda Real Madrid ee dalka Spain ka dhisan, sida ay sheegeen dacwad oogeyaal reer Spain ah. Mourinho oo reer Boortaqiis ah ayaa lagu eedeeyay in uu lunsaday 3.6 milyan oo doolar intii u…

Read More

Marxuum/Abwaan Cali Sugule(Dun-carbeed) oo Wakhtiyadii uu Noolaa Ka Sheekeeyey Taariikhda iyo Cidda Sameysay Midhaha Heesta Muranku Ka Dhashay ee Soomaaliyeey Toos DAAWO

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariistee abwaankii weynaa ee Cali Sugale Cigaal (Dun-carbeed), ayaa wakhtigii uu noolaa ka sheekeeyey cidda tirisay sida oo kale na iska lahayd midhaha heesta SOOMAALIYEEY TOOSOO ISKU TIIRSADA oo muddooyinkii dambe uu muran ka taagnaa cidda sameysay erayada heestaasi. https://www.youtube.com/watch?v=gXx8qiiVOYE

Read More

Gabadh Sawir-qaade Reer Somaliland ah oo Ka Sheekaysay Meelaha ugu Quruxda Badan Somaliland+Waxyaabahii ay Ka Baratay Xirfadda Sawir-qaadidda DAAWO

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Gabadh sawir-qaade reer Somaliland ah oo magaceeda la yidhaahdo Huda Cali Banfas, ayaa si faahfaahsan u soo bandhigtay deegaanada ugu quruxda badan Somaliland oo ay intooda badan ay socdaalo ku tagtay sida oo kale na ay ka soo qaaday sawiro aad u qurux badan, waxaana ay si cajiiba uga sheekaysay…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Nin Dalka Keenay Kabo Magaca Ilaahay Ku Qoran Yahay DAAWO

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumada Somaliland ayaa ka hadashay nin wadanka keenay kabo magaca Illaahey ku qoran yahay.   Badhasaabka gobolka Maroodijeex Cabdillaahi Gaanuux Buraale ayaa arrintaasi ka hadlay waxaanu yidhi “Way jirtay arrintaasi waxaanu ahaa nin ganacsade ah oo isaga laf ahaantiisu aanu ogeyn oo si khaldan ay uga dhacday wasaarada diinta iyo…

Read More

Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo Soo Bandhigay Fadeexado Dul-hoganaaya Shirkadda Dp World ee Maamusha Dekeda Magaaladda Berbera!!

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu waaweyn dalka, ayaa soo bandhigay fadeexdo dul hoganaya shirkadda Dp World ee maamusha dekadda Berbera, waxaana uu toosh ku qabtay arrimo badna oo xasaasi ah oo ku saabsan qaabka ay u shaqeyso dekaddaasi. Akhri, qoraal kooban oo aanu ka soo…

Read More

Qaar Ka Mid ah Siyaasiyiinta Kooxda la baxday Badbaado Khaatumo Oo Qaadacay Wada Hadalkii Somaliland Iyo Khaatumo Una Sacabo Tumay Go’aankii Garaadka Guud ee Beesha Dhul bahante DAAWO

Buuhoodle 21. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Yuusuf Shirtag Oo Sheegay inuu Ka Mid Yahay Garabka Badbaado Khaatumo ayaa  Walaac Ka Muujiyay Go’amadii Shirkii Wada Hadalaadda Somaliland Iyo Khaatumo ee Ka qabsoomay Magaaladda Hargaysa Waxaanu soo Dhaweeyay Go’aankii Garaadka Guud ee Beesha Dhul bahante ka qaatay Wada hadalkaas.

Read More

Diyaarado aan La Aqoonsan oo Kuwa Dagaalka ah oo Duqaymo ka Gaystay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Salal ee Somaliland

Caashacado 21. June 2017 (SDN/QJ):-  Diyaarado aan haybtooda la garanayn oo ah kuwa dagaalka ayaa waxay shalay duqaymo kala duwan ka gaysteen deegaano ka tirsan magaalada Saylac ee gobolka Selal . Diyaaradahan oo ilaa hadda aan la garanayn cidda leh ayaa duqeeyeen deegaanada Duryaal iyo Caashacado oo ka tirsan degmada Saylac ee gobolka Selal, waxaana…

Read More

Suldaankii Ugu Horeeyay ee ka soo Jeeda Somaliland oo Ka Hadlay Xaalada Cusub ee ka soo Korodhay wadamada Jabuuti iyo Eretria ,Xukuumadda Somaliland Ugu Baaqay inay Ciidan u Dirto Jabuuti DAAWO

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Mudooyinkii u danbeeyay Xiisad Siyaasadeed oo dagaal ay u dhaxaysay Dalalka Jabuuti Iyo Eretria Taas oo Salka Ku haysa Muran dhinaca Xudduudka ah, Ciidamo Nabad Ilaalin ah oo ka Socday Dalka Qatar ayaa isaga Baxay Soohdinta ay Labada dal Isku hayaan iyagoo taas kaga Jawaabaya Cuna qabataynta ay Xulufada…

Read More

Boqorka Sucuudiga oo Wiilkiisa u Magacaabay Dhaxal-Sugaha Xilkiisa, Beddelayna Nidaamkii Boqortooyada

Riyadh 21. June 2017 (SDN/QJ):- Boqorka Sucuudiga Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka Boqortooyada, isagoo Wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay Ninka dhaxli doona Boqornimada. Ninkii dhaxalka Boqortooyada lahaa Amiir Maxamed Bin Nayef, ayaa Derajadaas laga xayuubiyey, waxaana laga eryey Wasiirnimadii Wasaaradda arrimaha gudaha. Maxamed Bin Salmaan oo 31 jir ah,…

Read More

“Maadaama uu Sucuudigu yahay Xaruntii Islaamka Waxay Ahayd Inuu Mideeyo Muslimiinta [Waayo] Halka La Doonayo In La Burburiyaa Waa Xaramka” Xil. Abubakar Good

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Abubakar Cabdiraxmaan Good, oo ka tirsan Golaha Wakiilada, kana mid ah Xisbiga taladda dalka haya ee Kulmiye, ayaa nasiib daro ku tilmaamay in Xukuumaddu ka noqoto go’aankeedii hore ee ay dhex-dhexaadka kaga noqotay khilaafka ka dhex aloosan xulafada uu Sucuudigu hoggaaminayo iyo Wadanka Qatar. Waxaanu  ayaan daro ku tilmaamay…

Read More