Webmaster

Guddoomiyaha Togdheer Oo Ka Hadlay Tallaabooyin Ay Kaga Hor Tegayaan Deegaamaynta Cusub

Burco 21. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan(Ramaax),  ayaa digniin u diray cid kasta oo isku dayda in ay dhul daaqsimeedka deegaamayn ku sameeyaan ama ay sheegtaan dhulka bannaan oo ay isku dayaan in ay cid kale ka iibiyaan. Waxaa kaloo  uu intaa raaciyay in ay Xukuumadda ka go’an tahay in ay…

Read More

Siyaasi Heshiiska Ay Kala Saxeexdeen Xukuumadda & Kooxda Cali Khaliif Ku Maseeyey Hal-Ku-Dheg Laga Guntay Jaajaale Reer Koonfureed Ahaa

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Cabdiqaadir Cali Obsiiye, oo ah siyaasi madax  bannaan oo reer Somaliland ah ayaa niyad sami kamuujiyey natiijada heshiis ay Hargeysa ku kala saxeexdeen dawladda Somaliland iyo Kooxda uu hoggaamiyo siyaasi Cali Khaliif gallaydh ee Khaatumo kaasi oo kakoobnaa shan qoddob.  Cabdiqaadir Obsiiyeo oo shalay warbaahinta qaarkeed Hargeysa kula hadlay ayaa  …

Read More

Xiisad Ka Taagan Buuhoodle+Ciidamo Maleeshiyaad Ah Oo Ay Maamulka Puntland Soo Dhoobeen Duleedka Buuhoodle

Buuhoodle 21. June 2017 (SDN/QJ):- Wararka naga soo gaadhaya magaalada Buuhoodle ee xarunta gobolka Cayn ayaa waxay sheegayaan in xisaad sansaan dagaal leh ay ka taagan tahay magaalada Buuhoodle. Waxaana wararka nasoo  gaadhayaa ay sheegayaan in ciidamado Maleeshiyaad ah oo ay hubaysay maamulka Puntland ay isku urursanayaan duleedka magaalada Buuhoodle gaar ahaana deegaan lagu magacaabo…

Read More

Maxaad Ka Og Tahay 10-Ka Magaalo Ee Ugu Fal Dembiyeedka Badan Qaarada Afrika?

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Hay’adda la talinta amniga dunida oo ku taalla dalka Maraykanka OSAC ayaa soo saartay dhowaan qiimeyn ay ku sameysay tobanka magaalo ee afrika ugu halista badan iyadoo ka eegeysa dhinaca fal-danbiyeedyada. Halkan waxaan ku soo bandhigaynaa 10-ka magaalo ee ugu halista badan, amni ahaan qaaradda Afrika waxayna kala yihiin:- 1-Rustenburg,…

Read More

Madaxweyne Gaas-ka Punt Land Oo Laga Gudoomay Jeeg ay Ku Qornayd Malaayiin Dollar Iyo Halka Loogu Talo Galay

Garoowe 21. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku wareejiyey Saddex Milyan iyo Shan Boqol oo kun oo Dollar labada Guddi ee mashaariicda Airport ka Garoowe iyo waddada Ceeldaahir-Ceerigaabo, lacagtaasi oo loogu talagalay dhamaystirka ladaasi Mashruuc. Munaasibada uu Madaxweynu ku wareejinayey lacag taasi ayaa waxaa goob joog ka ahaa Masuuliyiin…

Read More

Xukuumadda Federaalka Somalia oo Daboolka Ka Qaaday Inay Gacanta Ku soo Dhigtay Madaxii Amniyaadka ee Kooxda Al Shabaab DAAWO

Muqdisho 21. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in ciidamada amniga ay howlgal ay ka sameeyeeen suuqa bakaaraha ee Muqidsho ay ku qabteen madaxii Amniyaadka Kooxda Al-Shabaab ee gobolka Banaadir C/Wahaab Khaliif Axmed oo loo yaqaan (Ciise Tarabuun). Bayaan kasoo baxay wasiirka Amniga Soomaaliya Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayuu ku sheegay in…

Read More

Wiil Ku dhex Dhashay Diyaarada Laga Leeyahay Hindiya oo Loo Balanqaaday inuu Noloshiisa Bilaash Ku raaci doono Diyaaradaas Maadaama uu Yahay Ilmihii Kowaad ee Diyaaradaasi Ku dhex dhasha DAAWO

Delhi 21. June 2017 (SDN/QJ):- Shirkad diyaaradeed oo Hindiya laga leeyahay ayaa ballanqaaday in uu bilaash ku raaci doono diyaaradaheeda inta uu nool yahay wiil ku dhex dhashay diyaaraddooda. Ilmahan ayaa ku dhashay diyaarad ay leedahay shirkadda Jet Airways oo ka soo duushay Sacuudi Carabiya kuna sii jeeday dalka Hindiya. Shaqaalaha diyaaradda iyo qof rakaab…

Read More

Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Wakiiladda Somaliland oo Baaq Nabadeed U Diray Beelo Dagaal Ku Dhex-Maray Sanaag

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jaamac Xaamud oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa baaq nabadeed u diray labo beelood oo walaalo ah oo shaqaaqo ku dhex martay degmada Biyoguduud oo ka tirsan gobolka Sanaag. Cabdiqaadir Xaamud oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa waxa uu sheegay in ay…

Read More

Muqdisho: Dowladda Britian oo 60 Milyan ugu Deeqday Somalia Iyo Itoobiya oo 30 Milyan ugu Yaboohday

Muqdisho 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xoghayaha Horumarinta Caalamiga ah Priti Patel ayaa ku baaqday dadaal cusub oo dheeri oo wadajir ah si looga hortago in malaayiin qof u dhintaan gaaji iyo cudur. Wasiiradda oo ahayd qofkii ugu horreeyay ee booqda Afrika doorshadi guud kadib ayaa ammaantay sida hoggaanka UK u badbaadiyo nolosha dad badan oo…

Read More

Booliiska dalka Kenya Oo Xabsiga Dhigay 80 Qof oo Ku Eedaysan Xidhiidh ay la Leeyihiin Kooxaha Argagixisada

Nairobi 21. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidanka la dagaalanka argagixisada dalka Kenya ee the Anti-Terrorism Unit (ATPU), ayaa howlgallo tan iyo shalay ay ka sameeynayeen magaallooyin kamid ah dalka Kenya waxaa ay kusoo qab-qabteen dad badan oo looga shakiyay in ay xiriir la leeyihiin kooxaha argagixisada. Booliska magaallo xeebeedka Mombaso ee dalka Kenya ayaa gacanta ku…

Read More

Markab Boqol Sano ka Hor ka Qaraqmay Ciidamada Bada ee Maraykanka oo Iminka Warkiisa la helay

Washington 21. June 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadhayaal muddo raadinayey Markab la waayey boqol sano ka hor oo ay lahaan jireen ciidamada badda ee Maraykanka ayaa ugu dambayntii burburkiisa helay. Masuuliyiin ka tirsan gaashaandhigga Maraykanka ayaa sheegay in markabkan dagaal uu shiraacday xilligii uu socday dagaalkii dhex maray Isbayn iyo Maraykanka, laakiin uu ku qarqoomay meel ku…

Read More

Ruushka oo Bartilmaameedsanaya Diyaaradaha ay Leeyihiin Isbahaysiga uu Horkacayo Maraykanku ee Duqaymaha Ku haya Suuriya

Moscow 21. June 2017 (SDN/QJ):- Ruushka ayaa ku hanjabay in ay bartilmaameedsan doonaan diyaaradaha ay leeyihiin is-bahaysiga uu Maraykanku horkacayo ee Suuriya ka dagaalamaya, ka dib markii ay diyaaradaha Maraykanku dhulka soo dhigeen diyaarad dagaal oo ay leeyihiin ciidanka cirka Suuriya. Ruushka ayaa hanjabaadan kaga jawaabaya weerarkii ay diyaaradaha Maraykanku ku soo rideen diyaaradii dagaal…

Read More

Paris: Nin Gaadhi Jiidhsiiyey Baabuur ay Leeyihiin Ciidanka Booliska ee Faransiiska

Paris 21. June 2017 (SDN/QJ):- Dalka Faransiiska magaalada Paris nin ayaa gaadhi jiidhsiiyey gaadhi ay leeyihiin Booliska Faransiisku, booliska ayaa shegay inuu ahaa isku-day weerar. Ciidanka Amaanka Faransiiska ayaa sheegay inuu keliya ku dhintay ninkii baabuurka jiidhsiiyey gaadhiga Booliska. Waxa ay ka mid tahay dhacdooyinkii lagu beegsanayey ciidanka Amaanka Faransiis ee beryahan ka dhacayey dalkaasi….

Read More

Sidee Ayey “Singapore” Uga Soo Samatobaxday Boholihii Faqriga ee Mudada Dheer Deriska la ahaa?

Singapore 21. June 2017 (SDN/QJ):- Xiligii gumeysiga,  “ Singapore” waxa ay ahayd wadan  “Maleeshiya” katirsan, laakiin madaxbanaanidii kadib, waxa ay noqotay wadan iskii u taagan; sababtuna waxa ay ahayd, markii dadka malayga oo asal ahaan dhulkaas ka soo jeeday aqoonyahankoodii ay ka biyo diideen sida xawliga ah ee ay u badanayaan dadka jayniiska ah oo…

Read More