Webmaster

Shirkadda Dp World oo Wasiir Cali Mareexaan Ka Hor Istaagtay in uu Dekadda Berbera Ka Soo Saaro Qalab Dhisme oo Loo Waday Wadada Ceerigaabo+ Codsigii Madaxweynaha iyo Fadeexaddii Ka Dhacday

Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda maamusha dekadda magaalada Berbera ee Dp World, ayaa gebi ahaan ba hor istaagay qalab dhismaha ah oo wasaaradda Hawlaha guud iyo Guryeynta Somaliland ay u soo iibisay dhismaha wadada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag. Sida ay noo xaqiijiyeen ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay oo aanu ka helayno dekadda Berbera iyo weli…

Read More

Badhasaabka Togdheer Oo Ka Jawaabay Eedaymo ay Usoo Jeediyeen Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Deegaanka Burco DAAWO

Burco 22. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Togdheer ayaa ka jawaabay eedo uga yimid xildhibaano ka tirsan golaha deegaanka ee magaalada Burco. Gudoomiyaha gobolka Togdheer mudane Saleebaan Cali Ramaax waxaa uu sidan ka sheegay mar uu warbaahinta kula hadlayay gudaha magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Read More

Ganacsade Banaadiri Ah Oo Sanad Ka Hor Sheegay Inay Wada Hadlaan Somaliland Iyo Khaatumo & Nuxurka Dardaaran uu u Jeediyey Taageerayaasha Khaatumo DAAWO

Washington 22. June 2017 (SDN/QJ):- Ganacsade Dhalasho ahaan Ka Soo Jeeda Qoomiyada Banaadariga ee Magaaladda Muqdisho ayaa Sannad Ka hor Lagu Marti qaaday Madal ay soo qaban qaabiyeen Taageerayaasha Kooxda Khaatumo ee dalka Maraykanka. Hasa yeeshee Markii Ninkan Codbaahiyaha lagu soo Dhaweeyay Wuxuu Ka Sheekeeyay Dhibaato Dadkiisa loogu gaysto Muqdisho waxaa Kale oo  uu Xusay…

Read More

Qarax Xoogan oo Maanta Lala Beegsaday Saldhiga Degmada Waaberi ee Magaaladda Muqdisho & Khasaaraha Ka Dhashay SAWIRO

Muqdisho 22. June 2017 (SDN/QJ):- Qarax loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa lagu weeraray saldhiga Degmada Waabari ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan xoogan ka dhashay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wararka soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu ahaa mid ismiidaamin ah uu fuliyay qof naftii hure ah, halka warar kalana…

Read More

Kooxo Ka Soo Hor Jeeda Wada Hadalkii Somaliland Iyo Khaatumo oo Magaaladda Buuhoodle Ku Qabtay Kulan ay Ku diidan Yihiin Qaabka Wada Hadalka DAAWO

Buuhoodle 22. June 2017 (SDN/QJ):- Xubno ka soo Hor jeeda Wada hadalada u Socda Somaliland Iyo Khaatumo Isla markaana ay dabada ka riixayaan Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land ayaa Magaaladda Buuhoodle waxay ku qabteen Kulan ay Ku sheegeen inay gebi ahaanba ka soo hor jeedaan Wada hadalada u Socda labada dhinac. https://www.youtube.com/watch?v=wSjrArJhNPA&t=1s

Read More

Dawada Shubanka Oo La Gaadhsiiyey Deegaanno Awdal ka tirsan & Heerka Xanuunkaasi marayo DAAWO

Boorama 22. June 2017 (SDN/QJ):- Saraakiisha Caafimaadka gobolka Awdal oo ay weheliyaan Masuuliyiin ka tirsan Hay’ad ka taageeray dhinaca Caafimaadka, ayaa Dawooyin loogu tala-galay la tacaalidda iyo ka hor-tagga Xanuunka Shuban-biyoodka gaadhsiiyey deegaanka Qul-ujeed iyo deegaanno kale oo gobolka Awdal ka tirsan. Xaaladda Xanuunka Shuban-biyoodka oo ka dillaacay gobolka Awdal, magaalada Boorama ha ugu badnaatee,…

Read More

Warbixinaha Xiisadda Khaliijka (Xoolihii Noolaa ee Qatar oo Daaqii Loo diiday) DAAWO

Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Kumanaan neef oo geel ah ayaa ka talaabay xuduuda sucuudiga una gudbay dhinaca dalka  Qatar, ka dib markii sucuudigu xidhiidkii diblumaasiyadeed u jaray Wadanka qatar isla markaana soo saareen xoolihii noolaa ee Qatar lahayd ee daaqayey dhulka Boqortooyada Sucuudiga. https://www.youtube.com/watch?v=hBQRPZwCLN4

Read More

Guddida Wanaag Farista Somaliland oo Ka Hadlay Dhar Ciideed ay Qabteen & Cunooyin Sumaysan oo Dalka soo Galay

Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Guddida Wanaag farista iyo xumaan reebista Somaliland Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cabdala, ayaa sheegay in dalka la keenay dawooyin iyo cunooyin aad u badan oo khatar dhibaato caafimaad keenaya, waxaanu si gaar ah uga hadlay Bariiska caaga ka sameeysan ee dalka la keenay, waxa kale oo uu ka hadlay kabihii…

Read More

“Waxaa Yaab Ah Faysal-Ba Maalin Dhawayd Hadlo Wuxuu Yidhi, Dadkayaga Galaya Jabuuti Iyo Dadkayaga Galaya Ethopia Waa La Dhibaaye, Dhibta Ha Laga Daayo,Wax Looga Jawaabay Iyo Wax Laga Yidhi Toona Garan-Mayno ..,” DAAWO

Burco 22. June 2017 (SDN/QJ):- Xog-hayaha Duulista Hawada Ee Xisbiga UCID Bashiir Xasan Xamari oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalda Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa jawaab adag ka bixiyay hadallo ka soo yeedhay Masuul ka tirsan Xisbiga WADDANI oo eedo raqiisa kula dul-dhacay Xisbiga UCID iyo Hogaamiyihiisa Eng Faysal Cali Waraabe . Xoghayaha ayaa…

Read More

Madaxweyne Farmaajo oo Ballan-qaaday Xannaanaynta Agoonta Afgooye iyo Shiinaha oo Gabdhaha Agoonta Muqdisho Deeq Siiyey

Muqdisho 22. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdillaahi Farmaajo, ayaa ballan-qaaday Xanaaneeynta iyo Quudinta Carruurta Agoonta ah ee lagu hayo Xarunta Agaamaha ee magaalada Afgooye oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose ee dalka Soomaaliya, Masaafo 30KM ahna u jirta Caasimadda Muqdisho. Xaruunta Carruurta Agoomaha ah ee degmada Afgooye, waxaa hadda gacanta ku haya…

Read More

Golaha Amaanka oo Baaq Deg-dag ah Ka Soo Saaray Xiisadda Dhanka Xuduuda ee u Dhaxeysa Jabuuti iyo Eritrea

New York 22. June 2017 (SDN/QJ):- Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey, ayaa ku baaqey in si deg-dag ah xala nabaddeed loogga gaadho muranka dhinaca xuduudaha ah ee mudada dheer u dhaxeeyey dawladaha Eriteria iyo Jabuuti oo hada dib u soo cusboonaaday ka dib markii dawladda Qadar ay kala dhex baxday ciidamo nabad Ilaalineed oo u…

Read More

Dawlada Masar oo Dalbatay inay Buuxiso Dhulka ay Ciidamadda Qatar Baneeyeen ee Soohdinta Lagu Muransan Yahay ee Djibouti iyo Ereteria & Dareenada Siyaasadeed ee Ka Dhashay!!

Qaahira 22. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Masar ayaa la sheegay inay qaadatay go’aan ah inay buuxiso kaalintii ay baneeyeen ciidamada dalka Qatar ee xuduuda u dhaxaysa dalalka colka ah ee Djibouti iyo Ereteria. Warar soo baxaya oo dhex wareegaya xidhiidha diblomaasiyiinta, ayaa sheegaya in dawladda Masar Djibouti iyo Ereteriya u soo bandhigtay inay dhulkaas ciidamo…

Read More

Puntland oo Magaalada Boosaaso ku soo bandhigtay koox 8 Nin Ka Kooban oo Sheegay inay Ka Soo Goosteen Kooxda Daacish ee Somalia DAAWO

Boosaaso 22. June 2017 (SDN/QJ):-aamulka Puntland ee gobolka Bari ayaa Magaalada Boosaaso ku soo bandhigay Sideed nin oo ay sheegeen inay ka soo goosteen kooxda Daacish ee ka dagaalanta degaano ka tirsan gobolkaas.   Kooxdan ka soo baxsatay Daacish ayaa sheegay inay u badan yihiin saraakiishii ururka Daacish, ayna ka qaybqaateen dagaalo badan oo lagu…

Read More

Midawga Afrika oo Guddi Xaqiiqo-raadin ah oo uu u Saaray Muranka Xadka Eritrea & Jabuuti Hawlgelinaya

Addis Ababa 22. June 2017 (SDN/QJ):-Ururka Midawga Afrika, ayaa Guddi-xaqiiqo raadis ah oo uu sheegay inuu magacaabay u diraya Xadka u dhaxeeya Jabuuti iyo Eritrea oo ay xiisad dagaal ka dhici karto, ka dib markii ay Ciidammo Dawladda Qadar ka socday oo Nabad-ilaalin u joogay halkaas siddeedii sano ee u dambaysay ay toddobaadkii hore kala…

Read More

Todobo Qodob Oo Uu Ku Fashilmay Shirkii Dib U Heshiisiinta Qaran Ee Muqdisho lagu Qabtay!!

Muqdisho 22. June 2017 (SDN/QJ):-Shirweynahii Wadatashiga Qaranka ee Hanaanka dib u heshiisiinta ee todobaadkii hore ka dhacay Muqdisho waxaa ka soo baxay war murtiyeed, dadka ka qeyb galay oo wasaaradda arrimaha gudaha federaalka ah iyo maamul goboleedka dalka ay soo xuleen waa ka mahadceliyeen wixii dhacay…laakin ha la iska xisaabtamo ma xumee: Dadka shirayey dad…

Read More

Qisadii Muslinimada Mike Tyson,Horyaalkii Feedhka Miisaanka Culus & Jawaabihii uu Ka Bixiyey Fal Kufsi oo Lagu Eedeeyay SAWIRO

Hargaysa 22. June 2017 (SDN/QJ):- Mike Tyson oo ka mid ahaa halyeeyada ugu magaca dheer ee soo maray dunida feedhka, xilligii uu ciyaari jirayna waxaa lagu tilmaami jiray ninka loogu cabsi badnaa ee abid soo mara feedhka, oo macnaheedu yahay in feedhyahanka ay is waajahayaan inta aanu dagaalkoodu bilaabmin in uu sii baqo. Mike Tyson…

Read More