Webmaster

Tirada Dad Ku Geeriyooday Shil Baabuur Oo Shalay Galab Ka Dhacay Duleedka Galbeed Ee Hargeysa + Sawirro

Hargaysa 21. June 2017 (SDN/QJ):-Saddex Qof oo Rag ah ayaa ku Geeriyooday Shil Baabuur oo Shalay Galab  ka dhacay Duleedka Galbeed ee Magaalada Hargeysa, gaar ahaan inta u dhaxaysa Hargeysa iyo Degmada Abaarso. Saddexda Qof ayaa Geeriyooday, ka dib markii ay isku dhaceen Laba Gaadhi oo midkood ahaa Gaadiidka Xamuulka qaada ee loo yaqaanno Shaambooga…

Read More

‘’Waar Ninka Leh Punt Land ayaan Madaxweyne Ka ahay Gaalkacayo oo uu u Dhashay ayaan Gacanta Ugu Jirin,Markaas haduu Cid la Talinayo Isaga Iyo Maamulkiisu ha Tashadeen,Anagu Xabaal Bilaash Ma Qodayno, Wada Hadalkuna Waxaan Filayaa inuu Midho Dhalo…’’ Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa Sheegay in Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt Land aanay Wax Shaqo ah ku lahayn Deegaanada Sool,Sanaag Iyo Buuhoodle Waxaanu Xusay in Madaxweyne C.weli Gaas aanu gacanta ku hayn Magaaladda Gaalkacayo ee uu u dhashay. Prof Cali Khaliif Galaydh Waxaa Kale oo uu Ka…

Read More

Maxaad kala Socotaa Dayaca,Diifta & Daranyada ay Qabaan Dadka Dhimirka Ka Xannuunsanaya ee Suuqyada Hagaysa Gaar ahaan Bishan Ramadaan? Maalintu Dheeraa Noloshu Dhadhan Xumaa!!! DAAWO

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Qofka Dhimirka la’a (Waalan amase Xisku Ka Maqan Yahay) alle kuma Waajibin inuu Soomo,Hadana ma Helaan Goob ay ka Cunteeyaan,ma haystaan Daryeel nololeed sidoo kale Dadka ay ku dhex nool yihiin way adag tahay Sida ay ugu Gargaaraan. Bishan barakeysan ee Rabadaan, duruufo adag oo dhinaca nolosha ah ayaa la…

Read More

Diyaaradda Caanka ah ee Air Arabia Oo Markii Kowaad Shaacisay Duulimaadyo ay Horaanta Bisha July Ka Bilaabi doonto Somaliland & Fursadani waxay Ka Dhigan Tahay!! DAAWO

Dubai 20. June 2017 (SDN/QJ):- Air Arabia Airways ee Laga Leeyahay Dalka Isu Taga Imaaraadka Carabta ayaa 4-ta Bisha Soo Socota ee July waxay Duulimaadkeedii u Horeeyay ka Bilaabi doontaa Magaaladda Hargaysa,Sidaasna Waxaa baahiyey Wargayska Al Shariqa. https://www.youtube.com/watch?v=I11VtHUJS9M&feature=share

Read More

Somaliland Calls For Talks With Somalia

Somaliland wants to reopen talks with the newly elected government of Somalia on security, economic cooperation and development, according to the autonomous region’s foreign minister. Speaking at a conference in London to mark the 26th anniversary of Somaliland’s contested declaration of independence, Saad Ali Shire said that his government intends to capitalise on the February…

Read More

Warbixin & Sawirro : Khasaaraha Weerarkii Ismiidaaminta Ahaa Ee Maanta Ka Dhacay Degmada Wadajir ee Muqdisho & Raysal Wasaaraha Somalia oo Ka Hadlay

Muqdisho 20. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ah duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Weerarkan ayaa loo adeegsaday gaari nooca CAASIGA ah oo laga soo buuxiyay walxaha qaraxa kaa oo siweyn loogu ekeysiiyay  gadiidka khudaarta iyo caanaha keena kuwaa oo inta badan lagu canshuuro…

Read More

‘’Dawlada Federaalku Way Ka Go’an Tahay Inay Somaliland Tagto Laakiin Waa Hadii Somaliland laga Helo Hasa Yeeshee Wax kasta Waan Ogol nahay aan ahayn Kala Go’a Somalia Taas Ma Ogolin’’ Wasiirka Arrimaha Dibada Somalia DAAWO

Oslo 20. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia Yuusuf Garaad Cumar ayaa ka hadlay Madaxweyneyaasha Tirada badan ee Somalia inay Qiimo rideen Haybadii Madaxweyne uu lahaa,Waxaa kale oo uu ka Hadlay Wax aka hor taagan inuu Somaliland tago Maadaama Markii aanu Xilka hayn uu Tegi Jiray Somaliland. https://www.youtube.com/watch?v=BQ7T5HXUhlQ Sidoo kale Hooyooyin ka mid…

Read More

Indho Sarcaadka Somalia Iyo Warbaahin Caalami ah oo Soo Bandhigtay Ciidamo Cusub oo Muqdisho Nabad ka Dhigay!! DAAWO

Muqdisho 20. June 2017 (SDN/QJ):- Warbaahinta Caalamka ayaa maalmahaan dambe waxa ay si aad ah u hadal hayaan ciidamo tababaran oo Nabad sugid ,Booliis iyo Milatari iskugu jira oo soo celiyay amniga caasimada dalka Somalia ee Muqdisho . Tv-ga loogu daawashada badan yahay qaarada Yurub ee EURO-NEWS ayaa soo bandhigay Muuqaal uu kaga hadlayo baaritaano…

Read More

Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo Si Adag uga Soo Horjeestay in La Bedalo Magaca Somaliland

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu waaweyn dalka, ayaa si adag uga soo horjeestay dhawaaq ka soo yeedhay qaar ka mid ah siyaasiyiinta Somaliland oo sheegayey aragtiyo ku aadan in la bedelo magaca Somaliland, waxaana uu sheegay in aan la bedeli karin magacaasi isaga oo ku…

Read More

Qaybtii Labaad: Goosha Libaaxa Iyo Qaabka ay u Difaacdo Caga Baruuryadeeda, Iyada Oo Dhibaato La Maraysa & Xiisaha Ku Lamaan DAAWO

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Hadiiba uu ka baqtiyay Aarkii, Gooshii iyo cagabaruuryadiina waxaa soo wajahday dhibaato hor leh oo noloshooda ku aadan, waxay ogtahay, in dhasheeda laga dilayo, hadii ay isla goobtii ku sii sugnaato, waxayna u carartay dhanka Jaziiradda Duba, laakiin iyadda iyo dhasheedii waxay hadana mar kale la kulmeen dhibaato kale oo…

Read More

Dhibane Mahad Abiib oo ka hadlay wixii uu Kala Kulmay Kulan uu La Qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Yusuf Garaad oo Shaki Geliyey inuu Yahay Muwaadin Somali ah & Dhibanaha oo Soo Bandhigay Cadaymihiisii DAAWO

Oslo 20. June 2017 (SDN/QJ):- Mahad Abiib Maxamud ayaa Sheegay inuu Dhibaato Ka Haysato Sidii uu Dalkiisa Somaliya ugu Laaban Lahaa Isagoo Xusay In Dalka Norway oo uu Tegay isagoo Jira 14 Sanno ay Diideen Dhamaanba Waraaqihii aqoonsi ee Somalia oo ay Sheegeen in aanay aqoonsanayn dawlada Haatan ka Jirta Dalkaasi. Waxa Kale oo Mahad…

Read More

‘’Subaxii uu Farmaajo Yidhi Dhex Dhexaad ayaan ka ahay Cuna qabataynta Qatar ayaan Wasiirada Somaliland Waar Mawqifkaas ka Ka Duwan Qabsada’’ Xildhibaan Maxamed Maxamud Yaasiin (Dheeg) DAAWO

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha guurtida Somaliland ayaa Sheegay inuu ahaa Shakhsigii Lahaa Mawqifka ay Somaliland qaadatay ee ay ku Taageertay Xulufada Sucuudigu hogaamiyo ee Go’doomiyey Dalka Qadar. https://www.youtube.com/watch?v=3WXPWEI9u3w

Read More

“Mar Haddii Golaha Deegaanku Cod Aqbaliyad Ah Isku Raaceen Xadhigoodu Waa Xad-Ggudub, Mana Taageersani” Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ayaa ka hadlay Siyaasada Arrimaha Dibadda iyo khilaafka ka taagan Khaliijka, ee keenay inay Xukuumadda Somaliland ay taageerto xulafada Sucuudiga, waxaanu kula taliyey Xukuumadda in aanay Siyaasada Arrimaha Dibadda ee dalka aanay curdin ka dhadhin. Xildhibaan Cabdiqaadir Jibriil Tukaale,   …

Read More

Maxaad Ka Og Tahay Faa’iidooyinka uu Leeyahay Cunitaanka Midhaha Cinabku? DAAWO

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Midhaha cinabka oo ah midhaha xiliga diraacda waxa loo aqoonsan yahay inay yihiin kuwo faa’iido weyn u leh caafimaadka aadamaha, waana khudrad dhadhankeeda la jecel yahay, jidhkana waxa ay ku kordhisaa xaddi badan oo dheecaan ah inta lagu jiro xiliga kulaylaha. https://www.youtube.com/watch?v=2FX_Z95N35Q

Read More

Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodijeex oo Cisbitaalka Guud ee Hargaysa Ku Wareejiyey Maandooriyaha Isbiirtada Mar Kalena Ka Hadlay Xadhigii Weriye Coldoon DAAWO

Hargaysa 20. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Axmed Ismaaciil Dalmar ayaa Ku wareejiyey Cisbitaalka Guud ee Hargaysa Maandooriyaha Isbiirtada oo Ciidamada amaanku soo qabteen isla Markaana ay Maxkamadu Xukun ku riday Kooxdii Lagu soo Qabtay iyo Kuwo kale oo Cabayay. Waxa uu Gudoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi Jeex Mar kale ka hadlay Xukunkii…

Read More

Sheekha Jin La Dirrirka ah ee Sheekh Cabdul Xaq oo Isagoo Jooga Kabcada Barakaysan Ku Misaalay Sheekh Barbaraawi Beenaale Daalin ah DAAWO

Makkaha 20. June 2017 (SDN/QJ):- Sheikh Cabdul Xaq oo aad loogu yaqaan inuu Dadka ka dabiibo Xannuunadda ka Yimaada amase dhasha Jinka,Sixirka Iyo Isha Isla markaana ay Dood adagi baraha bulshada ku dhex martay isaga iyo Sheekh Barbaraawi ayaa Xiligan oo uu ku sugan Yahay dhulka barakaysan ee Xaramka waxa uu sheikh Barbaraawi Ku misaalay…

Read More