Webmaster

    Wasiirka Caafimaadka oo soo gabo gabeeyay Kulan ay Wasaaradiisu dib isugu Qiimaynaysay

    Hargaysa 26.Feb (SDN)      Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog ayaa maanta soo gabo gabeeyay Shir u socday Qaybaha Wasaarada Caafimaadka isla markaana lagu qiimaynayay Hawl qabadkii wasaarada ee Sannadkii dhamaaday,Caqabadaha Jira iyo qorshaha ay ku hawl galayaan Sannadkan Socda. Kulankan oo Socday Mudo laba Maalmood ah,waxay Waaxihii ka qayb qaadanayay ku…

    Read More

      Shirkadaha Korontada ee Hargaysa oo Kordhiyay Qiimaha Laydhka Boqolkiiba 20%.

      Hargaysa 26.Feb (SDN)       Shirkadaha ku bahoobay Iskaashiga Korontada Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay Xaruntooda Magaalada Hargaysa waxay ku soo dhaweeyeen Talaabadii Xukuumadu ay dib ugu celisay Maraakiib siday Shiidaal Dhacay waxaa kale oo ay ka hadleen     Kor u kac ku Yimid Qiimaha Shiidaalka .   Afhayeenka Shirkadaha Korontada Cabdi Cali Barkhad oo halkaasi…

      Read More

        Wasiirada Maaliyada iyo Ciyaaraha oo Dhagax dhigay Dhisme Cusub oo loo samayn doono Wasaarada Ciyaaraha

        Hargaysa 26.Feb (SDN)    Wasiirada wasaaradaha Dhalinyarada iyo cayaaraha md. Cali Siciid Raygal iyo wasiirka maaliyada  mud C/casiis Maxamed samaaleayaa maanta si wada jir ah u dhagaxdhigay dhisme hal dabaq ah oo loo dhisayo wasaarada dhalinyarada iyo cayaaraha kaasoo Laga Dhisayo Xarunta Wasaaradaas. Wasiirka Dhalinyarada Ciyaaraha oo Halkaasi Ka Hadlay,ayaa Sheegay in Wasaaradani ay ahmiyad Balaadhan…

        Read More

          Wasiirka Wasaarada Beeraha oo Xog Waran Siiyay Golaha Guurtida Somaliland

          Hargaysa 26.Feb (SDN) Golaha Guurtida jsl,ayaa Fadhigoodii Maanta oo uu shirgudoominayay Gudoomiye Ku xigeenka Labaad ee Golahaasi, Md.Siciid Jaamac Cali ayaa Mudanayaashu Waxa ay Warbixin Kaga Dhegeysteen,Wasiirka Wasaarada Beeraha Jsl,Prof. Faarax Cilmi Geedoole. Warbixin uu Mudanayaasha u Jeediyay ayaa Wasiirka Wasaarada Beeruhu waxa uu kaga Waramay waxqabadka Wasaaradiisa iyo Qorshayaasha Mustaqbalka,Wasiirku waxa uu sheegey inay…

          Read More

          Dhaawaca Robin Van Persie Wax Ma u Dhimi Doonaa Man United? By Jaahuur.

          London-Feb-25-2013-qurbejoognews.com-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku eegeynaa xagaa iyo Ingiriiska oo horyaalkii si habsami ah uga socdo. Horyaalka Ingiriiska oo galey kulankiisii 27-aad waxaa 12-tan dhibcood si xalad leh ugu hogaaminaya Man United oo leh 68-dhibcood waxaana ku soo xigta Man City oo la soo gurguurneysa 56-dhibcood. Haddaba weereryahanka ay Man United halbowlaha u ah Robin…

          Read More

            John Kerry oo Booqashadiisii u horeysay London ku Tegey

            London Feb 25,2013 (SDN) Wasiirka Arimaha debada ee dalka Mareykanka “Joon Keerii’’ ayaa socdaalkii sii u horeeyey ku gaadhay  Caasimada London ee dalka Ingriiska. Safarka Wasiirka ayaa waxa uu qayb ka yahay booqashooyin uu ku marayo muddo toban maalmood ah wadamada ay ka mid yihiin Faransiiska, Turkiga, Masar, Imaaraadka Carabta, Sucuudi Carabiya iyo magaalada Baarliin…

            Read More

              Musharaxa xisbiga UCID, Mudane Jamal Cali Xuseen iyo Xoghaya guud ee xisbiga Ucid, Mudane Axmed Kayse oo loogu soo dhaweeyay Minnesota, USA si heer qaran ah.

              Minnesota26 Feb13 (qurbejoog) Musharaxa xisbiga UCID, Mudane Jamal Cali Xuseen iyo Xoghaya guud ee xisbiga Ucid, Mudane Axmed Kayse oo loogu soo dhaweeyay Minnesota, USA si heer qaran ah. Waxa maalintii sabtidii ee ay taariikhdu ahayd 23kii February ka dhacay huteelka weyn ee Ramada Plaza Hotel ee kuyaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota xaflad aad…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Syria oo Booqanaya dalka Ruushka

                Moscow Feb 25,2013(SDN)-Wasiirka arimaha debada ee dalka Suuriya ‘’Waliid Al Mucalim’’ ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay caasimada Moosko ee dalka Ruushka, halkaas oo uu wada xaajood kula yeelanayo dhigiisa dalkaas ‘’Seergee Laafaroof’’. Labada Wasiir ayaa la sheegay inay ka wada hadli doonaan mashaqada ka taagan dalka Suuriya sidii loo sugi lahaa ammaanka muwaadiniinta…

                Read More

                  Boko Xaraam oo dad ku laayay Woqooyiga Nigeria

                  Lagos Feb 2013(SDN)-Lix ruux ayaa ku qudhbaxay weerar ka dhacay degmada Najaala oo ku taala waqooyiga  bari ee dalka Nayjeeriya. Weerarkan ayaa la sheegay inay ku kaceen dad hubaysan oo aan haybtooda la aqoonsan, ka dib markii ay tacshiirad ku fureen qaar ka mid ah dadka deegaankaas. Afhayeen u hadlay ciidanka dalka Nayjeeriya ee gobolka…

                  Read More

                    Somali armed robber who claimed asylum sues Government for £50,000 because attempts to deport him gave him ‘nightmares’

                    A criminal asylum seeker is suing the Government for £50,000 claiming their persistent attempts to deport him from Britain has left him unable to sleep and psychologically scarred. Abdirahman Ajab, who has a string of previous convictions, says his treatment has given him ‘mental problems’ and ‘nightmares’ so the Home Office ‘owe’ him. The 30-year-old…

                    Read More

                      Wasaarada Xanaanada Xoolaha oo Dhakhaatiir iyo Kal Kaaliyayaal u kala dirtay Gobolada dalka(DHEGEYSO KHUDBADIHII MASUULIYIIN HALKAA KA HADLAY)

                      Hargaysa 25.Feb (SDN)     Kulan  ay ka soo qayb galeen wasiirada xanaanada xoolaha Dr.Cabdi Aw Daahir, Qorshaynta Dr, Sacad cali shire,Agaasimayaasha guud ee wasaaradaha xanaanada  xoolaha iyo kaluumaysiga  iyo masuuliyiin kale, laguna  ambabixinayey kow iyo konton xubnood oo isugu jira Dhakhaatiir iyo kal-kaaliyayaal ka  tirsan wasaarada xanaanada xoolaha ,oo ka hawlgalaya caafimaadka xoolaha ee gobolada iyo…

                      Read More

                        Ururka Haweenka Qaranka ee NOW oo Shirweynahoodii soo Gabo gabeeyay kuna doortay Mar kale Gudoomiyahoodii Hore iyo Ku xigeenkeedii

                        Hargaysa 25.Feb (SDN)    Shirweynihii Ururka Haweenka Qaranka ee Now ayaa galabta lagu soo gabo gabeeyay Hoolka Hay’ada Shaqaalaha Dawlada ee  Magaalada Hargaysa iyadoo mar kale  dib loogu doortay hogaankii hore ee Ururka Now. Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Marwo Nimco Xuseen Qawdhan ayaa tilmaantay doorka Ururka Now ay kaga Jiraan dhismaha qaranka waxaanay…

                        Read More