Taliyaha Ciidanka Qaranka oo Deeq Timir ah ka Gudoomay Maayarka Magaalada Gebilay
Hargaysa 25.Feb (SDN) Taliyaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Saareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Shaqale ayaa maanta ka gudoomay Maayarka Magaalada Gebilay Shucayb Maxamed Muuse Deeq Timir ah oo loogu talo galay Ciidamada Qaranka. Deeqdan oo dhamayd Shan Boqol oo Tanakadood waxaa Munaasibada Gudoonsiinteeda ka hadlay Suldaan Ismaaciil Suldaan C.raxmaan Suldaan C.laahi oo Bulshada ka dalbaday inay…
