Ururka Samafalka ee Garoodi oo Baaq qeylo dhaana u jeediyay Xukuumada iyo Golleyaasha Qaran ee Somaliland
London Feb 28,2013(SDN)-Ururka Samafalka Garoodi ayaa baaq uu na soo gaarsiiyay waxa uu fariin qeylo dhaana ugu diray Xukuumada iyo Golleyaasha Qaran ee Somaliland,Baaqa ayaa ka warbixinaya xaaladaha Nololeed ee ka jira degeenada hoostaga Degmeda Salaxlley,Baaqa ayaa sidan u dhignaa Bismillaahi Arraxmani raxeem Waxaanu ummadda reer Somaliland leenayahyAsalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh. Allaah…
