Webmaster

    Wasiirka Xanaanada Xoolaha oo Beeniyay in Ganacsade Al Jaabiri uu Maxjarkiisii Berbera u rarayo Magaalada Muqdisho

    Hargaysa 23.Feb (SDN)   Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dr Cabdi Aw Daahir ayaa maanta beeniyay Warar Sheegaya  in Maxjarka Xoolaha ee Magaalada Berbera in loo Wareejiyay Meelo Kale. Wasiirka  xanaanada xoolaha Somaliland Dr Cabdi Aw-daahir  Cali wuxuu Sheegay in Magaalada Berbera ay ku yaalaan laba Maxjar oo ah kuwa lagu baadho caafimaadka Xoolaha ka dhoofaya dekeda…

    Read More

      Wasiirka Caafimaadka oo furay Kulan lagaga hadlayay Qorshaha horumarinta Caafimaadka

      Hargaysa 23.Feb (SDN)  Kulan hawleed lagu qiimaynayey qorshahii horumarinta caafimaadka Somalialand ee sadex biloodka ahaa ayna ka qayb galeen mas’uuliyiin ka kala socday hawlwadeenada wasaaradda caafimaadka ayaa maanta ku qabsoomay Hotel Maansoor ee Magaalada hargaysa. Kulankan oo sidoo kale ay goobjoog ka ahaayeen hay’adaha wada shaqaynta la leh wasaaradda caafimaadka Sida hay’ada caafimaadka adduunka ee…

      Read More

        Gudoomiyaha Gobolka Awdal oo Xadhiga ka jaray Dhismayaal Cusub

        Boorama 23.Feb (SDN)  Badhasaabka  Gobolka awdal Cabdoo Axmed Aayir ayaa maanta xadhiga ka jiray dhismaha xarunta cusub ee maamulka Gobolkaasi oo dhowaan dhismaheeda la dhamaystiray. Munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta Gobolka oo ay ka soo qayb galeen Mayorka iyo Xoghayaha Dawlada Hoose  iyo isuduwayaasha wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa banana ee Gobolkaasi ayaa waxaa hadalo…

        Read More

          Qiimee Qofkaaga Qalloocan, Si’ Aad U Qiimo-Tirto Qofkaaga Qumman W/Q: Boobe Yuusuf Ducaale

          “Dheeha muuqa guudkaa,  Nuxur looga dhigayaa,  Haddii ay dhabeel tahay,  Dadka lihi ku dhaataan,  Wuxuun dheef ah laga helo,  Dhag-dhag iyo durbaan iyo,  Dharba loo ma baahdeen,  Ninka dhacanta jiitow,  Dharka ceebta qariyaa,  Hadal iyo dheh maahee,  Dhaqan suubban weeyaan,” Maansadii, Jiitama, Maxamed Ibraahin Warsame, Hadraawi  Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale, cankaabo@hotmail.comThis e-mail address is being…

          Read More

            Natiijooyinkii Dorashooyinkii Baarlamaanka Jabuuti oo si horudhaca loogu dhawaaqay iyo Mucaaridka oo qaadacay

            Jabuuti Feb 23,2013(SDN)-Guddida Doorashooyinka ee dalka Jabuuti ayaa maanta saxaafada dalka u soo bandhigay natiijooyin horudhac ay ku sheegeen oo ka soo baxay doorashooyinkii Baarlamaanka ee shalay dalka ka dhacaday. Guddoomiyha Guddida Doorashooyinka ee dalka Jabuuti isla markaana ah wasiirka Arrimaha Guddaha ee dalaka Md Xasan Dharaar Hufane ayaa shegay in xusbiga talada dalka haya…

            Read More

              Maxkamada Gobolka Hargeysa oo Xukun Jilicsan ku riday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya

              Hargeysa Feb 23,2013(SDN)-Maxkamada gobolka Hargeysa oo dhegeysatay dacwad lagu soo oogay Xildhibaan Jaamac Axmed Maxamed oo ka tirsan Baarlamaanka Somaliya balse ka soo jeeda Somaliland ayaa xukun ay ku riday waxa uu noqdey mid debacsan. Xildhibaan Jaamac oo mudo iminka maxkamada sugayay ayaa laga soo qabtay degmeda Gebiley oo uu ka soo jeedo. Maxkamada ayaa…

              Read More

                4 men convicted in Somali terror case

                SAN DIEGO — A San Diego federal jury on Friday convicted four men, all immigrants from Somalia, of conspiring to raise money and send it back to their war-torn country to fund the terrorist group al-Shabaab. The verdict ended a three-week long trial and came after 2½ days of deliberations by the panel. Charged in…

                Read More

                  Gudoomiyihii hore ee Ururka Samafalka HAL-DOOR oo nooga waramay waxqabadkii ururka sanadkii uu xilka hayay(DHEGEYSO)

                  Alaska Feb 23,2013(SDN)-Guddoomiyihii hore ee ururka samafalka ee Hal-door Md Asad Yusuf Ismaciil ayaa nooga xog waramay waxqabadkii ururka xiligii uu hayay xilka iyo waxyaabaha uu tiigsanayo. Hal-door waa urur samofala oo ay ku bahoobeen dhalinyaro reer Hargeysa ah oo dibedda iyo gudaha kala jooga. Md Asad waxa uu sidoo kale ka waramayaa doorka dhalinta…

                  Read More

                    Eng Maxamed Xaashi:KULMIYE isagu xisbiba maahe dee waadiga arkaya inay qabyaalad isku bahaysteen,WADANI-na Ciro mucaarid iyo muxaafid mid uu yahay la kala garan maayo isagiiba sharci darro ku jooga,Seddexda xisbi ee hadda jirana ka ugu fayoobi waa UCID

                    Hargeysa Feb 23,2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland Md Maxamed Xaashi Cilmi ayaa wareeysi uu siiyay TVga Horn Cable waxa uu uga waramay xaalado ay ka mid yihiin Habkii xilka looga qaaday,iyo sedexda xisbi ee Qaran ee dalka ka jira. Eng Xaashi waxa kale oo uu ka waramay aqoonta uu u leeyahay Madaxweyne Axmed Siilaanyo,Talo uu…

                    Read More

                      NAXARIISTA

                      Magaca cinwaanka maqaalka waxaan ka soo qaatay ereyada الرَّحْمَنِ  iyo  الرَّحِيمِ oo ka mId ah magacyada Alle iskuna asal ah kana soo wada jeeda ereyga الرَّحْمَةَ oo macnaheedu yahay naxariista. Haddii aan idiin hor mariyo tafsiirka ay culumadu saareen waxay isku raaceen in الرَّحْمَنِ  tahay naxariista guud ee gaal iyo muslim, xoolo iyo dhir ay…

                      Read More

                        Xukuumada Somaliland iyo Hay’adaha Amaanka oo ka hadlay Hawlgaladii ay Ciidamadu Sameeyeen Habeenadii u danbeeyay(DHEGEYSO)

                        Hargaysa 22.Feb (SDN)  Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur  oo ay Weheliyaan Taliyaha Ciidamada Booliska Sareeye Guuto C.laahi Fadal Iimaan iyo Saraakiisha Amaanka ee Somaliland  ayaa galabta ka Warbixiyay hawlgaladii u danbeeyay ee ay qaadeen Ciidamada Amaanku,kuwaas oo lagu qabqabtay dad tiro badan . Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo ugu horayn halkaasi ka…

                        Read More

                          Xuska Maalinta Afka Hooyo oo Hargaysa Lagu Qabtay.

                          Hargaysa 22.Feb (SDN) Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada Somaliland ayaa ka qayb galay Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayay Maalinta Afka  hooyo ee Soomaaliga,taas oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Caasimada Hargaysa . Xuskan Waxaa ka qayb galay masuuliyiin, fannaaniin, jileyaal, qoraayo, abwaanno, Xubnaha Ururka PEN, macallimiin, saxafiyiin, arday iyo boqollaal dadweyne ahi. Xuskan oo sannad…

                          Read More

                            Qiimee Qofkaaga:Faysal Cali Waraabe Axyaa Wadani

                            Hargeysa Feb 22,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa ka mid noqday 100 oo ku guuleystay in ay yihiin Haldoorka Somaliland ka dib codeyn ay shicibku sameeyeen. Qiimeyntan oo ay soo bandhigtay Hay’ada qiimeynta Somaliland ee SONEC ayaa guddoomiyaha Ucid u gararatay in uu yahay ruux Muwaadin dhaba. Guddoomiye Faysal Cali…

                            Read More

                              Jabuuti oo saaka looga dareeray Doorashooyinkii Baarlamaanka iyo Mucaaridka oo Awood isbidaya

                              Jabuuti Feb 22,2013(SDN)-Waxa saaka oo Jimce ah dhamaan dalkanJamhuuriyada Jabuuti looga dareeray Doorashooyinkii aqalka baarlamaanka oo ay ku tartamaayaan musharaxiin ka sharax sadex xisbi. Xisbiga UNP ee haatan ka arimiya dalka Jabuuti oo uu madaxweyne Ismaciil Cumar  hogaamiyo ayaa waxa la tartamaya xisbiyada USN oo uu hogaaminayo Daahir Axmed Faraax DAAF iyo xisbiga CDU oo…

                              Read More

                                Ururka Suxuufiyiinta Somaliland SOLJA oo soo saaray warbixin ka warameysa Tacadiyadii saxaafada lagula kacay sanadkii tegay,ka maageyse ka hadalka khaladaadka Saxaafadu geysato

                                Hargeysa Feb 22 2013(SDN)-Ururka Suxuufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa soo saaray warbixin uu ku soo bandhigay dhiilooyiinkii soo wejahay Suxuufiyiinta sanadkii tegay. Warbixinta oo uu ku sexeexan yahay Xoghayaha Ururka Maxamed-Rashiid Muxumed Farah ayaa mid mid loogu soo bandhigay Xarig ay xukuumada Somaliland u geysatay Suxuufiyiin ka hawlgala dalka. Warbixinta SOLJA waxa lagu sheegay in…

                                Read More

                                  Masuuliyiintii Xisbiga UCID Ee Maal-mahan Seattle Joogay Oo U Ambabaxay Gobolka Minnesota(SAWIRO)

                                  Seattle Feb 22,2013(SDN)-Waxa maanta Gegida diyaaradaha ee Sea-tac International Airport ee magaalada Seattle ka ambabaxay Masuuliyiintii Xisbiga Cadaallada Iyo Daryeelka (UCID) ee maal-mahan socdaalka ku joogay magaalada Seattle ee gobolka Washington. Masuuliyiintan oo kala ah Musharaxa Jagada Madaxweynenimo Ee Xisbiga Aqoon-yahan Jamaal Cali Xusseen Iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Mudane Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed Kayse) ayaa…

                                  Read More