Uncategorized

Hanbalyo iyo Bogaadin, Gacal iyo Sokeeyaba, Guurkiina Lagu Farax.|Cabdi Salaan Muse Seed iyo Saamiya Cabdiraxman Lulunbe

Waxa aan hanbalyo iyo bogaadin u Dirayaa, Boqor, Cabdi Salaan Muse Seed( Cabdi Salaan Garaasiida.) Iyo Marwo, Saamiya Cabdi Lulunbe oo Caawa Maherkoodu ka Dhacay Magaalada Burco ee Gobaolka Togdheer Hotelka weyn ee Hotel Dero.| Waxa aan Ku hanbalyaynayaa maqaamka u sareeya ee lagu Hanbalyeeyo qof bil aadami ah, waxaanan u rajyanyaa in Guurkoodu ahaado kii keena Bashbash iyo barwaaqo iyo farxad weyne oo ay ku waaraan abidkoodba Lamaanaha is Doortay
Cabdi Qadir Jama Ismail Dacar USA Ca.
Political Science Educator.
Gobanimodoon@Sbcglobal.net