Webmaster

    Guddiga Difaaca Qaranka Waqooyiga Kuuriya oo ka hadlay ujeedada tijaabinta saddexaad ee Nukliyeerka iyo Qaraarkii Golaha Amaanka QM

    Pyongyang January 24, 2013 (SDN)- Dawladda Waqooyiga Kuuriya ayaa ku dhawaaqday inay qorshaysay fulinta tijaabintii saddexaad ee hubkeeda Nukliyeerka, iyadoo loola jeedo dawladda Maraykanka, ka dib qaraarkii uu Salaasadii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay soosaaray. Sida uu ku waramay Wargeyska The Telegraph ee ka soo baxa London, xukuumadda Waqooyiga Kuuriya wuxuu sheegay in tijaabadani qayb…

    Read More

      Gudoonka Waxbarashada ee Gobolka Sanaag oo kulan la qaatay Maamulada iyo Macalimiinta Gobolkaas

        Hargaysa 24.Jan.(SDN) Gudoomiyaha Wasaarada Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Aniis Saalax Xaaji Xasan iyo Madax kale oo Wehelisa ayaa kulan balaadhan la yeeshay Xarunta Waxbarashada ee Gobolkaasi Maamulada Dugsiyada Waxbarashada ee Ceerigaabo. Kulankan oo salka ku hayay dardar gelinta hawlaha waxbarasho ee Gobolka Sanaag Waxaa ugu horayn ka hadlay Gudoomiyaha Waxbarashada ee Gobolka Sanaag Aniis…

      Read More

        Xuska Dhalashada Nebigeenii Muxamed oo si weyn looga xusay dalka Somaliland

        Hargaysa 24.Jan (SDN) Madaxweyne Ku-xigeenka Jsland Mud,C/raxmaan C/laahi Saylici ayaa manta  ka qayb galay  Munaasibad  lagu waynaynayey   Xuska dhalashada Nabigeenii Suubanaa ee Muxamed NNKH oo ku beegan maanta oo bisha Rabiicul- awal ay tahay 12,1434 Hij, oo  Ka dhacday huteel maansoor ee magaalada Hargeysa.  Munaasibadan oo si weyn loo soo agaasimay waxa ka soo qayb…

        Read More

          Cabdillaahi Siciid Ismaaciil (Dheere): Bare iyo Siyaasi Hufnaan Looga Marag-furay. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

          Waa qormooyin duco, xus, maamuus iyo iftiimin u ah ALLE ha u naxariistee Guddoomiye ku-xigeenkii Saddexaad ee Xisbiga Waddani Cabdillaahi Siciid Dheere oo shil baabuur ku geeriyooday 16/Oktoober/2012-ka oo ahaa siyaasi mug leh oo qaranka ka galbaday, guurti wanaag-tare ah, aqoonyahan suubban iyo bare tacliinta ku anqariyay dar ka mid ah aqoonyahanno kaalin halbawle ugu…

          Read More

          South Afrika oo 2-0 Kaga Ciil Baxdey Angola(Cup Of Nation) By Jaahuur)

          Moses Mabhida Stadium-S-Africa-Jan-23-2013-qurbejoognews.com-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha wali waxaynu ku qadaadhigeyna horyaalka kubadda cagta ee qaaradda Afrika (Cup Of Nation) oo si habsami ah u socda. Ciyaar ka mid ahyd koobka horyaalka Afrika ayaa maanta waxaa isku nafbaxay Bafana-Bafana (The Boys) ee South Africa iyo Angola. Xulka S-Afrika oo ka soo waaqsanlaa ciyaartii hore ee aay la…

          Read More

            Agaasimaha Tv-ga Qaranka Somaliland oo Aflagadeeey Dawlada Talada haysa ee Kulmiye oo Sheegey in uu Daaha ka Faydey Musuqmasuq Hadheyey Wasaradda Warfafinta Labadii Sanadood ee u Danbeysey.

            Waxaan salaan diiran u dirayaa dhamaan umadda reer Somaliland meel kaste oo ay dunida dacaladeeda ka  joogaan, waxaan kaloon salaamayaa dhamaan bahda saxaafadda meel kasta oo ay joogaan. Waxaan maanta qalinka u qaatay inaan u iftiimiyo shacbiweynaha reer Somaliland Fadeexadaha iyo musuqmaasuqa uu ku sheegey xukuumada talada haysa ee kulmiye mudadii 2 sano iyo badhka…

            Read More

            “Dr Gaboose Kalidii Ayuu Maskaxdiisa La Tashaday, Aniguna Waxan Go’aansaday Inan Xildhibaanadii Iyo Taageerayaashii Ummada Aan Ka War Sugo” By,Xildhibaan Saleebaan Bukhaari

            Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali (Bukhaari) oo ka tirsan golaha Wakiilada Somaliland, isla markaana ahaa xildhibaanka kaliya ee urur siyaasadeedkii Ummada ee ku hadhay doorashadii golayaasha deegaanka ee dalka ka qabsoontay 28 November 2012-kii, isla markaana ahaa hogaamiyayaasha ururkaasi ayaa Dr Maxamed Cabdi Gaboose ku tilmaamay ku biiristiisa xisbiga Wadani in aanu kala tashanin…

            Read More

              UCID:Waanu aqbalay iscasilaadii Xoghayaha Arimaha Dibedda,si dhakhso ahna waa loogu soo buuxin doonaa cid kasta oo danaynaysa jagadaasi

              Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa maanta soo saaray war saxaafada loogu talo galay oo iscasilaadii looga aqbalayo Xoghayihii Arrimaha dibeda Md Maxamed Haruun oo dhawaan dalbaday in xilkaa laga wareejiyo. Lama Garanayo sababaha dhabta ah ee uu Xoghayaha oo aqoon durugsan u leh Siyaasada uu xilkaa isaga casilay,waxaase jirtay in si shakhsiyana…

              Read More

                Jaaliada wadanka Holland ee haweeka qurbajooga ah oo gudoonsiiyay deeq lacageed gudida dib u dhiska wadada cad ee ina guuxa ilaa hargaysa

                Hargeysa Jan 23,2013(SDN)-Munaasibad si fiican loo soo agaasimay oo ka qabsoontay xafiiska gudida dib u dhiska wadada cad ee ina guuxaa iyo hargaysa munaasibadaaso deeq lacageed lagu gudoonsiiyay gudida dib u dhiska wadada cad. Waxaana lacagtaa gudoonsiiyay garabka haweenka ee GAAROODI gaar ahaan jaaliyada ku dhaqaqn Nederland (Holland) deeqdaas oo cadadkeeda lacageed dhamaa kun iyo…

                Read More

                  Kenya Orders Somali Refugees to Go Home

                  NAIROBI — Somali refugees living in Kenya are returning to Somalia by the hundreds after the Kenyan government ordered them to go back home.  The Kenyan government says the presence of Somali refugees has led to the deterioration of security in the country.  The Somalis themselves fear a government crackdown. This week, the Kenyan government…

                  Read More

                    Maayarka cusub ee Hargeysa muxuu ka yidhi qorshaha waxqabadkooda 100-ka maalmood ee u horeeya?

                    Hargeysa 23, January 2013 (SDN)- Maayarka cusub ee magaalada Hargeysa Eng. Yuusuf Warsame Siciid, ayaa ka hadlay qorshahooda waxqabad ee 100-ka maalmood ee muddo-xilleedka golahooda cusub ugu horeeya. Maayarku waxa uu sheegay in xubnaha cusub ee golaha Deegaanka caasimadda Hargeysa loo qaybiyay dhawr guddi-hoosaad oo kala duwan, sida guddiga Dhulka, guddiga arrimaha Bulshada, guddiga Dhaqaalaha…

                    Read More

                      South Wales Police recruitment for Somali community

                      South Wales Police are holding special recruitment evenings to encourage members of the Somali community to join the force. The event will highlight different roles within the police service, and raise awareness of employment opportunities. The vision of South Wales Police is to be the best at understanding and responding to our communities needs. In…

                      Read More

                        Booqashadii Burco iyo Bandhiggii Waddaniyadda (Daljirka) W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

                        Amin barqo dheer ah, welina aan maalin-badh la gaadhin oo noqonaysa dharaartii Axadda (20/Jen/2012) ayaan baabuur ka raacay Hargeysa si aan uga qaybgalo kulan-madaleed wacyigelin ah oo ku saabsanaa sidii kor loogu qaadi wacyiga iyo dareenka waddaniyaeed ee bulshadeenna oo lagu qabanayay magaalo-madaxda Togdheer… Jidku wuxuu ahaa mid suubban waxaana darawal noo ahaa Maxamed Ibraahin…

                        Read More

                          Barnamijkii- Dareenka shacabka iyo Siyaasiga ee Hctv oo todobaadkan lagu falanqeeyey booqashadii madaxweynaha DFS ee dalka Mareykanka iyo mudaharaadkii jaalliyada soomaaliyeed ee Menissota ee dalka mareykanka.

                          London 23jan13( SDN)Barn- Dareenka shacabka iyo Siyaasiga ee Hctv oo todobaadkan lagu falanqeeyey booqashadii madaxweynaha DFS ee dalka Mareykanka iyo mudaharaadkii jaalliyada soomaaliyeed ee Menissota ee dalka mareykanka. Dood iyo falanqeyn kulul oo dhex martey martidii barnaamijka dareenka shacabka ka qayb qaadaneysey.. Durta Em-durta21@hotmail.com London/Uk

                          Read More