Raysul Wasaaraha Israel oo dib loo doortay
Jerusalem Jan 23,2013(SDN)-Xisbiga Xagjirka ah Likud-Beitenu bloc ee uu hogaamiyo raiisul wasaare Benjemin Netenyahu ayaa si lama filaan ah ugu guuleystay doorasho shalay ka dhacaday dalka Israel. Raaisul wasaaraha oo guusha ka dib jeediyay kudbad ayaa sheegay in uu soo dhisi doono metesha guud ahaan dhinacyada siyaasada ee dalkaasi. “Natiijada Doorashadu waxa ay muujineysa isbedelka…
