Webmaster

    Ambassador Awil:US Recognition of Mogadishu nothing new

    HARGEISA (Somalilandsun) – The country has been urged to embark on full preparations for talks with Somalia rather than concentrate on the USA recognition of the government in Mogadishu. The urgings were made by former finance minister Ambassador Hussein Ali Duale ‘Awil’ during an exclusive Hornnewspaper interview in which he also termed the recognition as…

    Read More

      Somali Defence Minister Attends Group Meeting in Ankara

      Somalia’s Defence Minister, Abdikarin Hajji Mohamud Fiqi, returned to Mogadishu on Sunday (January 20th) after attending a meeting of the Somalia Core Group in the Turkish capital of Ankara. The meeting, on Friday last week, discussed the rebuilding of the Somali army and the needs of the Somali government. It was attended by representatives of…

      Read More

        Wasiirka Madaxtooyada iyo Maareeyaha Dekeda Berbera oo dalka ku soo laabtay,kana hadlay Safarkoodii.

        Hargaysa 21.Jan (SDN) Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada oo uu Weheliyo Maareeyaha Dekeda Berbera ayaa maanta ku soo laabtay dalka kadib markii ay soo dhamayteen Safar shaqo oo ay ugu maqnaayeen wadanka Isu taga Imaaraadka Carabta,iyagoo ka soo degay Madaarka Magaalada Berbera. Wasiirka Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo Warbaahinta ugu waramayay Qolka Nasashada ee Madaarka…

        Read More

          Kulan lagaga hadlayo la dagaalanka Musuq maasuqa oo hargaysa lagu qabtay

          Hargaysa 21.Jan(SDN) Gudoomiyaha Hay’adda maamul wanaagga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa Md Axmed Muxumud Madar ayaa maanta  tababar ku saabsan la dagaalanka musuqmaasuqa, socona doona muddo labo cisho ah u furay shaqaale ka hawlgla wasaaradaha iyo hay’adaha dawladda. Gudoomiaye Madar oo kulankaasi ka hadlay waxuu sharaxaad ka bixiyey tababarkan oo ay hay’ad ahaan ugu talo galeen…

          Read More

            Golaha Wakiilada Somaliland oo ansixiyay Xeerka Tirakoobka.

            Hargaysa 21.Jan(SDN) Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Xeerka Tira koobka Somaliland .   Fadhigan oo uu Shir Guddoominayay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro) ayaa waxaa Cod loo qaaday ansixinta Xeerkan Waxaanu ku meel maray oo ogolaaday  in la ansixiyo 30 mudane,halka ay ka diideen 5 Xildhibaan isla markaana…

            Read More

              Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland oo ka hadlay Bilowga Wejigii labaad ee Mashruuca JPLG ee Horumarinta Dawladaha Hoose.

              Hargaysa 21.Jan.(SDN) Madaxweyne ku xigeenka JSL md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta magaalada Hargaysa kaga qayb galay bilowga wejiga labaad ee mashruuca horumarinta Dawladaha Hoose ee JPLG. Kulankan  ayaa waxaa  ka soo qayb galay wasiirada wasaaradaha, Maaliyadda, Qorsheynta, Macdanta iyo Biyaha iyo wasiir ku xigeenka maamulka gobolada iyo Degmooyinka ee wasaaradda arimaha gudaha, halka…

              Read More

                Madaxweyne Obama oo mar labaad loo dhaariyay xilka Madaxweynenimo

                Washington Jan 21,2013(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa shalay mar labaad loo dhaaryay xilka uu hayay shantii sanadood ee ina dhaafay. Dastuurka dalka Mareykanka ayaa qeexaya inmadaxweynaha la dhaariyo bisha January 20 keeda shantii sanoba mar. Maanta ayaa lagu wadaa in Washington looga dabaaldego dib u dhaarinta madaxweynaha Mareykanka Barack Obama. Dhaarintii iyo khudbadahii madaxweynaha…

                Read More

                  Xogahayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka oo ka Muquuratay Suaal laga weydiiyay in Mareykanku Maacaamil la sii yeelanayo Somaliland iyo Puntland

                  Washington Jan 21,2013(SDN)-Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Hillary Rodham Clinton ayaa ku dhawaaqday in Mareykanku aqoonsaday dawlada Soomaaliya mudo 19 sanadood ka dib ah. Goaanka Mareykanka ayaa la shaaciyay xili uu madaxweynaha Soomaaliya Md Xasan Sheekh Maxamuud uu booqasho rasmi ah ku joogo dalka Mareykanka. Hadaba ku dhawaaqida siyaasada cusub ee Mareykanka ka dib ayaa…

                  Read More

                    Somalia: Somali Interior Minister Vows Solid Investigation Into the Killings of Somali Journalists

                    Mogadishu — Abdikarin Hussien Guled, Somali interior and security minister has said that the government demanded the security to find those who are responsible for the targeted killings against Somali journalists in the capital. Mr. Guled stated that there would government led investigation why journalists working for Shabelle media network are particularly targeted while there…

                    Read More

                      Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland oo u jawaabay wasiir Duur(DHEGEYSO)

                      Zeylac Jan 20,2013(SDN)-Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Somaliland Md Cabdi Siciid Faahiye ayaa jawaab ka bixiyay hadal shalay ka soo yeeray wasiirka arrimaha guddaha ee Somaliland oo uu uga hadlay xaalada siyaasadeed ee degmeda Zeylac oo ay mudaba ka jirtay dood ku saabsan duqa cusub ee magaaladaas. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Faahiye.mp3″]

                      Read More

                        Xildhibaan Cali Aareeye iyo Wasiirkii hore ee Ciyaaraha Cabdi Siciid Faahiye oo si adag uga jawaabay hadalkii Wasiirka Arrimaha Gudaha

                        Hargaysa 20.Jan.(SDN) Xildhibaan Cali Sheekh Ibaraahim Aareye Iyo Wasiirkii Hore Dhalinyarada Ciyaaraha Somaliland Mudane Cabdi Siciid Faahiye ayaa si adag u daadifeeyay hadalkii Shalay ka soo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo Sheegay in beesha Ciise ay dhinac iska dhigeen  Go’aamo ay ka gaadheen Xiisada ka dhex taagan Golaha Deegaanka ee…

                        Read More

                          Golaha Deegaanka Oodweyne oo ansixiyay Miisaaniyada ay ku shaqaynayaan iyo qodobo kale.

                          Hargaysa 20.Jan.(SDN) Golaha Deegaanka ee Magaalada Oodweyne ayaa Maanta guda galay Kalfadhigoodi Labaad iyagoo ku ansixiyay Qodobo ay ka mid yihiin Miisaaniyad Sannadeedka Dawlada Hoose,ee Magaaladaas. Kalfadhigan oo ka qabsoomay Hoolka Shirarka ee Dawlada hoose ee Oodweyne waxaa ka qayb galay Todoba iyo Tobanka Xildhibaan ee Golahaasi ka kooban yahay. Gudoomiyaha Golaha Deegaanka ee Degmada…

                          Read More

                            Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Somaliland oo ka Qayb galay Munaasibad Shahaadooyin lagu Gudoonsiinayay Arday dhamaystay Xirfadaha Aasaasiga ah

                            Hargaysa 20.Jan.(SDN) Wasiirada Wasaaradaha Dhalinyarada ,iyo Kalluumaysiga iyo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada  ayaa maanta ka qayb galay munaasibad loo sameeyay arday ka baxday qaybta tababarka Xirfadaha ee hay’ada Wadaniga ah ee Havayoko. Madaxa Mashruuca tababarada ee Havayoko Jimcaale Yuusuf ayaa Sheegay in Mashruucan ay ka faa’iidaystaan dhalinyarada ku nool Gobolada Awdal iyo Maroodi jeex,Kuwaas…

                            Read More

                              Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Sheegay in Aqoonsiga la Siiyay Soomaaliya uu yahay mid dhabarjab ku noqonaysa Somaliland

                                London 20Jan13 (SDN) Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in aqoonsiga dowladda Mareykanka ay siisay Soomaaliya uu yahay mid dhabar jab ku ah gooni-isu-taagga Soomaaliland, isagoona sheegay in arintaasi ay dhibaato u keeni karto wadahadalladii u dhexeeyay Soomaaliya iyo Somaliland. Masuulkani oo wareysi gaar ah siiyay laanta Af-soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay…

                              Read More

                                Golaha Wakiilada oo loo qaybiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada .

                                Hargaysa 20.Jan.(SDN) Fadhigii Maanta  ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland oo uu  Gudoominayay Gudoomiyaha ku xigeenka kowaad ee Golaha Wakiiladu mudane Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxaa xildhibaanada loogu qaybiyay Xeerka Takaaliifta Amniga Madaarada Jamhuuriyada Somaliland. Xoghayaha Guud ee Golaha Wakiilada C.risaaq Siciid Ayaanle ayaa Mudanayaasha u akhriyay  dikreetadii Madaxweynaha ee Xeerkan Takaaliifta Amniga Madaarada . Gudoomiye…

                                Read More

                                  Golaha Guurtida Somaliland oo Warbixin ka dhagaystay Gudida Wanaag Farista iyo Xumaan reebista,iyo Dood Goluhu ka yeeshay arrimaha bulshada.

                                  Hargaysa 20.Jan.(SDN) fadhigii maanta ee Golaha Guurtida Somaliland oo uu shir gudoominayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Guurtida Md Siciid Jaamac Cilmi  ayaa mudanayaashu waxay warbixin ka dhegaysteen  gudida wanaag farista iyo xumaan reebista ee dalka JSL. halka sidoo kalena ay dood ka yeesheen qodobka shanaad ee dhaqanka iyo arimaha bulshada oo ka mid…

                                  Read More