Kooxda Al Nusra oo Al Qacida ku xiran oo noqotay taugu awooda badan Mucaaridka Syria
London Jan 09,2012(SDN)-Warbixin dhawaan la daabici doono ayaa lagu xusay in kooxda Al Nusra oo Al Qaacida wakiil uga ah dalka Syria ay noqotay ta ugu awooda badan kooxaha dagaalka kula jira xukuumada Syria. Warbixinta oo ay isku duba riday hay’ada Quilliam Foundation oo xarunteedu London tahay ayaa sheegeysa in dalka Syria ay suurto gal…
