Gaadiidka Jaadka Oo Bilaabay Inay Hub Qaataan, Dhaawacna u Gaystay Askar ka Tirsan Kastanka Caynabo
Hargeysa (SDN), Jan, 05, 2013- Gaadiidka jaadka qaada ayaa bilaabay inay hub qaataan ka dib markii wasaaradda maaliyadu kordhisay qiimaha sarifka doolarka ee ku salaysan cashuurta laga qaado oo shirkadaha qaarkood si weyn uga biyo diideen. Shirkadaha qaadka ka ganacsada iyo wasaaradda Maaliyadda Somaliland ayaa is marin waa soo kala dhex galay, iyada oo ay…
