Webmaster

    Warbixintii Wasiirka Maaliyada Somaliland halkan ka dhagayso

    Hargeysa Jan 07,2012(SDN)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Md Cabdicasiis Samaale oo ka warbixyay miisaaniyada dalka ee Sanada 2013 ayaa waxa uu si qoto dheer uga waramay heerka dhaqaale ee danlka iyo isbedelka la filayo mudada cayiman ee miisaaniyadu cayintay. halkan hoose ka dhegeyso   [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Wasiirka Maaliyada.mp3″]

    Read More

      Telefishanka Somali channel ayaa wuxuu weraysi dhinacyo badan leh la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka xog waramay socdaal uu ku jooga magaalada London Daawasho wacan:

      London 07Jan13 (SDN)– Telefishanka Somali channel ayaa wuxuu weraysi dhinacyo badan leh la yeeshay wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar oo ka xog waramay socdaal uu ku jooga magaalada London Daawasho wacan:  

      Read More

        Golaha Dhaqanka ee Beesha Ciise oo Daboolka ka qaaday inay ka soo hor jeedaan Maayarada Degmooyinka Saylac iyo Lug haya

        Hargaysa 06.Jan.(SDN) Golaha dhaqanka ee Beesha Ciise ayaa magaaladda Diri-dhaba ee dalka Itoobiya waxay maanta ka soo saareen Warsaxaafadeed ay kaga soo horjeedaan doorashadii Maayarka iyo Maayar ku xigeenka  Magaalooyinka Saylac iyo Lughaya. Afhayeenka Beesha Ciise ee dalka Itoobiya Maxamed Jibriil Waabari ayaa sharaxaad ka bixiyay arrimaha ay ku salaynayaan qaadacaada labada Gole deegaan ee…

        Read More

          Maayarka Cusub ee Caasimada oo si rasmi ah Maayarkii hore ugala wareegay hawlihii Maamul ee Caasimada

          Hargaysa 06 Jan.(SDN) Maayarka Cusub ee Caasimada Hargaysa Eng Yuusuf Warsame Siciid ayaa maanta si dhamaystiran ugala wareegay duqii hore ee Caasimada Eng Xuseen Maxamud Jiciir hawlihii Maamulka Caasimada. Munaasibad lagu qabtay Xafiiska Maayarka Caasimada oo ay goob joog ka ahaayeen Maayar Xigeenka Cusub ee Caasimada Hargaysa C.casiis Maxamed Xaashi ,Maayar ku xigeenkii hore ee…

          Read More

            Hambalyo DhaLasho, Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr

            Hooyo Aamina Axmed Weris, Hooyo Hodan Cabdi Cilmi, Siciid Maxamuud Gahayr,, Mahad Maxamuud Gahayr, Eng C.Qani Maxamuud Gahayr, Eng Khadar Maxamuud Gahayr, C.Shakuur Maxamuud Gahayr, Abuubakar Maxamuud Gahayr, Eng Rashiid Diiriye Faarax, Yuusuf Soofe Xirsi, Xasan Soofe Xirsi, Ibraahin Aw Muxumed Gahayr, Cumar Maxamuud Gahayr, Cismaan Maxamuud Gahayr   Dhammaan dadkaas iyo reer Maxamuud Gahayr…

            Read More

              Dhalasho Farxad Leh Xoghaye Mawliid Weris iyo Sucaad M Gahayr

              Xaaji C.Kariin Xuseen Yuusuf Suldaan Maxamed Suldaan C.Qaadir Boqor Raabbi Yuusuf C.Laahi Suldaan Aadan Faarax C.Kariin MaxamedIid Xaaji Maxamed Ismaaciil, Bidhaan Khadar Maxamed Faarax C.Raxmaan Axmed Xasan Abshir Askar Maxamed Khadar Cabdi Ibraahin C.Raxmaan Guuleed Kaahin Yaxye Biixi Kooshin AxmedYaasiin C.Raxmaan Axmed Dhammaan dadkaasi meel kasta oo ay joogaan waxa ay hambalyo iyo bogaadin u…

              Read More

                Golaha Wakiilada Somaliland oo beri u balamay ansixinta Xeerka Komiishanka Maamul Wanaaga ,Gudi loo saaray Xeerka Booliska , Iyo Mooshin ku wajahan Xeerka Caasimada

                Hargaysa 6 Jan.(SDN) Golaha wakiiladda ee Somaliland   fadhigiisii maanta oo uu shirgudoominaayey gudoomiyaha golahaas md. c/raxman maxamed c/laahi ayaa mudanayaasha  waxaa loogu gudbiyay xeerka komishanka maamul wanaaga iyo la dagaalanka musuqmaasuqa , oo golaha guurtidu   wax ka badal ku soo sa meeyeen . Xeerkan ayaa golahu u balamay  inuu gudo galo ansixintiisa maalinta baria ah….

                Read More

                  Wasaarada Maaliyada ee Somaliland iyo Shirkadaha Qaadka oo is afgarad gaadhay

                  Hargaysa 06 Jan.(SDN) Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane C/casiis Maxamed Samaale ayaa waxa uu maanta faahfaahin ka bixiyay is afgarad dhex maray Wasaaradda Maaliyada iyo Shirkadaha ka ganacsada qaadka . Wasiirka Wasaarada Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale oo warbaahinta kula hadlayay xafiiskiisa ayaa tilmaamay inay kulan wada yeesheen Shirkadaha qaadka waxaanu…

                  Read More

                    Tahniyad Aroos..Cumar Axmed Aw Jaamac iyo Aroosada Najma Maxamed Caabi oo toddobaadkan ku aqal galay magaalada Hargeysa.

                    Waxaanu hambalyo iyo bogaadin u direynaa arooska Cumar Axmed Aw Jaamac iyo aroosada Najma Maxamed Caabi oo toddobaadkan ku aqal galay magaalada Hargeysa. Waxaanun ugu duceyneynaa bashbash, barwaaqo, ubad kheyr qaba , cimir dheer iyo caafimaad. Magacyada tahniyada diraya. 1- Hooyo Sahra Xaaji Cabdillaahi Axmed Joofay 2- Cabdiqani Saciid Adan iyo Xaaskiisa 3- Cabdikariim Saciid…

                    Read More

                      Jaaliyada Somaliyeed ee Uk oo xaflad balaran ku soo dhaweyey R/wasare ku xigeenka Wasiirka Arimaha Dibada Marwo:Foosiya Xaaji Adan

                      London 6Jan12 (SDN) jaaliyada somaliyeed ee uk ayaa xaflad balaran ku soo dhaweyey Raysal wasare ku xigeenka Wasiirka Arimaha Dibada Marwo  Foosiya Xaji Adan xafladan oo mid aad u heer sareysay waa markii u horaysay oo dawlad rasmiya lagu soo dhaweyey xafladan oo mid aad loga soo shaqeyey taas oo ay jaaliyadu si mida u…

                      Read More

                        Maayarka Cusub ee Degmada Sallaxley oo Xilkii kala Wareegay Maayarkii hore ee degmadas

                        Hargaysa 05.Jan (SDN) Gudoomiyaha Degmada Sallaxley ayaa maanta si rasmi ah Xilkii ugala wareegay Gudoomiyihii hore ee degmadaas. Xil wareejintan waxaa Goob joog ka ahaa Gudoomiye ku xigeenka Gobolka Maroodi Jeex Rashiid Axmed Maxamed. Gudoomiyihii hore ee degmadaasi Ismaaciil Shiine ayaa ka waramay waxqabadkii u suurto galay Mudadii uu hogaaminta degmada hayay waxaanu intaas ku…

                        Read More

                          Hadhiimo sharafeed loo sameeyay Golihii Hore ee Deegaanka,iyo kuwa Cusub ee Caasimada Hargaysa

                            Gudida horumarinta degmooyinka  Maxamud Haybe iyo Sallaxley ayaa hadhiimo  sharafeed ugu sameeyay Huteelka Star Golaha Deegaanka ee Cusub iyo Golihii hore ee deegaanka . Munaasibadan waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Dr Xuseen Maxamed Maxamud Xoog, Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Maayarkii hore ee Caasimada iyo Xubnihii Golaha Deegaanka…

                          Read More

                            Golaha Deegaanka ee Cusub ee Caasimada Hargaysa oo si rasmi ah Xilkii Caasimada ula Wareegay

                            Hargaysa 5Jan (SDN) Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha ee JSl Md Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo uu wehelinayo gudoomiyaha Gobolka Maroodijeex Md Axmed X Cabdilaahi Xamarji ayaa maanta xilkii si rasmi ah ugu kala wareejiyey Mayor-kii hore ee Caasimadda Eng Xuseen Maxamuud Jiciir iyo Mayorka Cusub Eng: Yuusuf Warsame Siciid. Mayor-kii hore ee Caasimadda Eng Jiciir…

                            Read More

                              Madaxweyne Siilaanyo oo Xadhiga ka Jaray Shirkad nooceedu ku cusub yahay Somaliland

                              Hargaysa 05.Jan (SDN) Madaxweynaha JSL Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xadhiga ka jaray warshadda cusub oo soo saari doonta Buugaagta iyo waraaqaha taas oo laga hirgaliyay Magaalada Hargaysa. Munaasabada uu madaxweynuhu xadhiga kaga jaray wershadaasi oo ka dhacday xarunta wershadda oo ku taalla xaafada  New Hargaysa  ayaa waxaa ugu horayn faahfaahin ku saabsan…

                              Read More