Sen John Kerry oo loo magacaabay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Dalka Mareykanka
Washington Dec 22,2012(SDN)-Madaxweynaha dalka Mareykanka Mr Barack Obama ayaa u magacaabay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee dalkaas Senator John Kerry oo hore mar madaxweyne isugu soo sharaxay xilka Madaxweynenimada ee dalkaasi. Magacaabida ayaa timi ka dib kolkii ay safiirka Mareykanka u fadhida Qaramada Midoobey Susan Rice shaacisay in aaney dooneyn xilka ay ka tegeyso Hillery Clinton….
