Webmaster

    Guddomiyaha jahliyada Somaliland ee ugandha waxa uu Tacsi U Dirayan)gudomiyaha bank somaliand cabdiraxman duaale

    Guddomiyaha jahliyada Somaliland ee ugandha waxa uu Tacsi U Dirayan)gudomiyaha bank somaliand cabdiraxman duaale waxaanu leyahay qoyska qarabadi uu ka baxay cabdiraxman duaale Alleh Ha u naxariistee inana samir iyo iiman haynaga siiyo Dhamaan anigo ku hadalay magacayga ka qoyskaygaba iyo ka jaliyadda somaliland waxaan halkan tacsi uga diraya dhamaan gudomiyaha banka abdirahaman daulae oo…

    Read More

    Hay’ada Shaqaalaha Dawlada oo Shaqaalaha ku amartay in Goobaha ay ka hawl galaan laga helo

      Hargaysa SDN 25 Dec : Hay’adda shaqaalaha dawladda ee JSL ayaa war qoraal ah oo ay maanta ka soo saareen xaruntooda guud ee  Magaalada Hargaysa waxay ku wargeliyeen dhamaan wasaaradaha iyo hay’adaha madaxa banana ee dalka inay shaqaalahooda gobolada ku diyaariyaan goobaha shaqada iyadoo guddi ka tisan hay’adda shaqaalahu ay kormeer ugu bixi doonto…

    Read More

      Golaha Wakiilada Somaliland oo Meel Mariyay Ajandahooda oo ay ka saareen Xeerkii Saxaafada.

          hargaysa 23 Dec.SND : Golaha Wakiilada JSL ayaa fadhigoodii manta oo uu shir gudoominayey Gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi cod aqlabiyad ah ku ansixiyey ajandaha kalfadhiga 20_aad ee Golaha wakiilada Somaliland. Ajandaha Kalfadhiga Golaha wakiilada ayaa waxaa qayb ka noqon doona arimo ay ka mid yahiin” Warbixinta shir guddoonka, gudida joogtada ah…

      Read More

      golaha Deegaanka ee Bali Gubadle oo doortay Hogaanadoodii

        Hargaysa 25 Dec.(SDN) Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada balligubadle oo manta yeeshay fadhigoodii ugu horeeyey ee rasmi ah ayaa ka dib markii la dhaariyey waxay doorteen Mayor-ka iyo Mayor ku xigeenka cusub ee ay yeelan doonto magaaladaasi . Fadhiga oo ay soo xaadireen xubnaha sadex iyo tobanka ah ee xildhibaanada golaha deegaanka waxaana goobjoog…

      Read More

        Natiijada kulan dhexmaray Ururada Xaqsoor iyo Wadani

        Hargeysa Dec 25 2012(SDN)-Ururada siyaasada ee Wadani iyo Xaqsoor ayaa dhawaan Hargeysa ku yeeshay kulan horu dhaca oo ay uga arinsanayeen xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka jira. Ururadan ayaa ka mid ahaa ururo iyo axsaab dhawaan ku tartamay doorashooyinkii degaanka ee Somaliland. Ururka Wadani ayaana ka mid noqoday sadexda xisbi Qaran ee dalka. Kulanka oo…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Xogta isku shaandheyntiisa la filayo

          Hargeysa Dec 25 2012(SDN)-Madaxweynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa lagu wadaa in horaanta sanadka inagu soo fool leh uu isku shaandheen ku sameeyo Xukuumadiisa. Isku shaandheynta oo xogo ku saabsani ay soo gaadheen shabekada somalidiasporanews.com/qurbejoog.com ayaa tibaaxaya in madaxweyne Axmed Siilaanyo damacsan yahay in xilala wasiirnimo oo muhiima ku taxo xubno hore uga tirsanaa…

          Read More

            Wafti uu hogaaminayo madaxweynaha somaliya oo ay ku weheliyaan wasiirka arimaha dibada ahna raysal wasaare ku xigeenka + wasiirka arimaha gudaha + wasiirka gaashan dhiga iyo madal kulmisay Somali weyn +casho shafaf ay uu samaysay amina xirsi mooge

              KampalaSDN) Wafti balaadhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha somaliya  oo ay ku wehelinayaan wasiirka arimaha dibada fosiya xaji yusuf  iyo wasiirka gashaan dhiga iyo wasiirka arimaha gudaha ,ayaa waxa casho sharaf aad lo soo agaasimay  waxa waftigan uu samayey marwo amina xirsi mooge oo ah muwadinad ka soo jeeda Somaliland ahna ganacsatada somalida ajanibka kuwooda…

            Read More

              Awbwaan Faarax Murtiile oo Dhawac Gaarisiyey Abwaan Siciid Ilka jiir Markii Dagaal ku Dhexmaray Galbeedka London

              London Dec25/12(SDN)waxa habeenki xalay dagaal gacan ka  hadali dhexmaray Abwaanka Qarniga Siciid Ilko jiir oo dhawaan soo saray hees u ku cananayo Madaxwaynaha somaliland , abwaanka ayaa intii uu soo saray heesta uu la kulmay cago juglayn beesha uu ka soo jeedo madaxwaynaha oo goob kasta ka radinayey waxa u suurto gashay Abwaan Faarax Murtiile…

              Read More

              Gudoomiyaha Guurtida oo ka hadlay cabashooyinka Ururada Siyaasada iyo Safar Caafimaad oo u baxayo

                  Hargaysa 24.Dec (SDN) Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida isla markaana ku wargaliyay inuu socdaal caafimaad ku tagayo Wadanka Dibadiisa. Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan oo kulankaas kadib Saxaafada kula hadlayay Xarunta Golaha Guurtida ayaa iftiimiyay…

              Read More

                XUKUUMADA UU SILAANYO HORKACAAYO OO SI BADHEEDH AH USOO CELISAY QABIILAYSIGII IYO BOOBKII IYO CADAALAD DARADA LAGU HAYO SHACABKA SOMALILAND

                Waxaan doonayaa in aan ka hadlo fawaaxishka iyo qabyaaladda ay xukuumadda siilaanyo wanaaga ay moodayso ee ay ku burburinayso  qaranimaddii iyo dimoqraadiyaddii Somaliland ka hana qaaday 20kii  sano ee aynu soo dhaafnayd. Shacabka Somaliland wuxuu ku caano maalay oo ku faani jiray dalal badan oo jaarkeeda ahi aanay haysani waa nabad galyada miyaanay shalay ahayn…

                Read More

                  Casha Sharaf lagu sii Sagootinayay Abwaan Cali Banfas oo lagu Qabtey Magalda London

                  LondonDec24/12(SDN) Waxaa habeenkii xalay ee ay bishuna ahayd 22/12/12,xaflad casho sharaf loogu sameeyey magaalada london ee cariga ingariiska Abwaan Cali Hasan Adan(Banfas) oo dhawaanahanba ku sugnaa dalkan Boqortoyada Ingiriska ,martina u ahaa jaalliyada reer Somaliland. Kulankan casho sharafta ahaa ee xalay loo sameyey Abwaan cali banfas oo ah kii labad ee jahliyada reer Somaliland ee…

                  Read More

                    Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo kulanilbaabadu u xiraayeen la yeeshay xubnaha gollaahaas

                    Hargaysa 24.Dec (SDN) Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan ayaa maanta kulan albaabadu u xidhnaayeen la yeeshay Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida isla markaana ku wargaliyay inuu socdaal caafimaad ku tagayo Wadanka Dibadiisa. Gudoomiye Saleebaan Maxamud Aadan oo kulankaas kadib Saxaafada kula hadlayay Xarunta Golaha Guurtida ayaa iftiimiyay Xaalada dalku…

                    Read More

                      Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland oo bahda Cadaalada maanta u furay Siminaar ku saabsan xeerka Anshax Garsoorka

                      Hargaysa 24 Dec.(SDN) Gudoomiyaha Maxkamadda sare ee JSL Md Yuusuf Ismaaciil cali ayaa maanta kulan ku saabsan dhamaystirka xeerka nidaamka anshaxa garsoorka dalka uga furay xeer Gudoomiyayaahsha Maxkamadaha dalka xeer ilaaliyayasha iyo hawlwadeeno kale oo ka socday bahda caddaaladda.. Wuxuu Gudoomiyuhu sheegay  in uu xeerkani wax wayn katari doono cabashooyinka badan ee kajira dhinaca cadaalada…

                      Read More

                        Madaxwaynu ku-xigeenka Somaliland oo la Filayo in uu Xilka iska Casilo Waqtiyada soo socda Maxase Kalifay

                        Hargaysa Dec24/12 (SDN) shabakada wararka ee qurbojoog war ay ka heshay ilo ku dhaw  xarunta madaxtooyada aya waxa la shegay in madaxwayne ku xigeenka soomaliland  cabdiraxmaan saylaci inu uu jagadii madaxwayne ku xigeen ka dagayo, mar uu khilaaf soo kala dhax galay madaxwaynaha somaliland taas oo ku salaysnayd magacabista gudoomiyaha Gobolka Maroodi jeex oo uu…

                        Read More

                          Taageereyasha Xisbiga UCID ee Woqooyiga America oo Hambalyeeyay Maayarka iyo Ku-xigeenka cusub ee Hargeysa

                          Edmonton Dec 24,20129SDN)-Qoraal ayna soo gaarsiiyeen taageerayaasha xisbiga mucaaridka ah ee UCID ku leeyahay woqooyiga America ayaa lagu hambalyeeyay doorashadii shalay ee Maayarka iyo ku-xigeenka caasimada Somaliland ee Hargeysa. Qoraalka ayaa lagu sheegay in masuuliyiinta cusub ee Eng. Yuusuf Warsame Siciid oo loo doortay duqa magaalada Hargeysa iyo Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Ina Cagaweyne) oo isna…

                          Read More

                            Kuuriyada Woqooyi oo sameysatay Gantaal ridadiisu Mareykanka gaaraya

                            Seoul Dec 24,2012(SDN)-Dawlada Kuuriya ayaa la shaaciyay tijaabo ay dhawaan sameysay dabadeed inay haatan awoodo in ay gantaal gaarsiiso cariga Mareykanka. Dawlada Kuuriyada Koonfureed oo sameysay baaritaanka ayaa todobaadyo ka dib xaqiijisay awoodan. Kuuriyada Woqooyi ayaa horaantii bishan mid ka mida gantaalada ku sameysay tijaabo ka cadheysiisay dalalka reer galbeedka. Qeybo ka mida gantaalkan ayaa…

                            Read More