Webmaster

    Hambalyo Aroos:Mudane Maxamuud Maxamed Xasan “farabadane” iyo Marwo Iimaan Ismacil X. Yaasim

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo Waxaan halkan hambalyo iyo duco aan la soo koobi Karin u marinaynaa Arooska iyo Aroosada Mudane Maxamuud Maxamed Xasan “farabadane” iyo Marwo Iimaan Ismacil X. Yaasim oo Arooskoodu ka dhacay Magaalada Burco Somaliland. Dhamaan ehelada, qaraabada iyo Asxaabta Boqorka iyo Boqorada Saeed Hassan Sheekye Faadumo Aadan Ismacil Raage Mahamed Suleiman Nasiim Mahamed…

    Read More

      SSUK:HAMBALYO IYO BOGAADIN XILDHIBAANADA CUSUB EE GOBALKA SANAAG DEGMADA CEERIGAABO

      London Dec 18,2012(SDN)-Gudida Somaliland society UK waxa ay hambalyo iyo taageero buuxda u dirayaan golaha degaanka cusub ee gobalka sanaag degmada Ceerigaabo. Gudida SSUk oo ku hadlaya magaca jaaliyada Somaliland ee dagan UK waxay soo dhaweynayaan xildhibaanada golaha deegaamada ee ceerigaabo sida ay u soo afjareen hawshii mudada lagu jiray laguna soo doortay xildhibaanada cusub…

      Read More

        Anti-election protest escalates and spreads in Somaliland

        Hargeisa-FURY over changes to the disputed Municipal Council election results spread across the Somaliland capital on Monday, raising concerns that disputes could drag on, creating a dangerous political vacuum. Angry crowds mainly youth took to the streets in Hargeisa’s central district of June 26th burning tires and blockading main roads with stones. Transport came to…

        Read More

          Qaraxyo badan ka dib Dawlada Kenya oo Soomaalida dalkeeda ku nool ku amartay in ay galaan xeryaha Qaxootiga

          Nairobi Dec 18,2012(SDN)-Dawlada dalka Kenya ayaa ka dalbatay Soomaalida buux dhaafisay magaalooyinka dalkaas in ay iska xaadiriyaan xeryaha qaxootiga loogu talo galay. Amarkan ayaa yimi ka dib kolkii ay dalkaasi ka dheceen tiro qaraxyo ah oo ay sheegatay kooxda Al Shabaab ee dagaalka kula jirta ciidamada Kenya ee faro gelinta ku ameyay Soomaaliya. Dawlada Kenya…

          Read More

            War Degdeg Ah; Kacdoono Rabshado Wata Oo Markale Caawa Waxyar Ka Hor Ka Bilaabmay Degmadda 26-Ka June, Dhalinyaro Taayiro Ku Gubay Jidadka Iyo Bilayska Oo Rasaas Badan U Adeegsanaya

            Hagaysa Dec17/12(SDN) Waxa Goor Dhawayd ka Bilaabmay Casimada Somaliland Mudaraado Rabshado wata ayaa markale Caawa ka bilaabmay Xaafaddaha Waqooyiga Hargeysa ee degmadda 26-ka June, kuwaas oo daba-socda Kacdoonadii shalay gilgiley Caasimadda ee ka dhashay Natiijadii ku meelgaadhka ahayd ee Komishanak doorashooyinku soo saareen oo isla shalay ay ansixisay Maxkamadda gobolka Maroodi Jeex. Mudaharaadadan oo aan…

            Read More

              Guddoomiye ku-xigeenka Komishanka: “Aniga Iyo Ciise Xamari Maanu Dagaalamin, Feedhna Islamaanu Dhicin Mana Jirto Sabab Aan ku Dagaalanaa”

              Hargeysa 17, December 2012 (SDN)- Guddoomiye-xigeenka guddiga doorashooyinka qaranka Md. Cali-Khadar Xasan Cismaan (Cali-Kubad), ayaa beeniyay inuu dagaal gacan ka hadal ahi dhex maray isaga iyo guddoomiyaha guddiga doorashada Md. Ciise Yuusuf Xamari. Maalmihii u dambeeyay waxa si weyn suuqyada u soo galay inuu gacan ka hadal dhex maray labadan masuul oo ay qaar warbaahinta…

              Read More

                Urur-siyaasaddeedka Waddani oo bogaadiyay Ismaaciil Xaaji Nuur oo sii xejistay xilkiisa Maayornimada Ceerigaabo

                Hargeysa December 17, 2012 (SDN)- Urur-siyaasaddeedka Waddani oo ka mid ah saddexda loo badinayo inay noqdaan xisbiyada Somaliland ee 10-ka sannadood ee soo socda, ayaa bogaadiyay golaha cusub ee Deegaanka degmada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag. Golaha Deegaanka magaalada Ceerigaabo oo ka kooban 21 xubnood, waxa uu shalay doortay hoggaankooda, iyadoo Maayarkii magaaladaas Xildhibaan Ismaaciil…

                Read More

                  Shir Dhinaca Ishgaadhsiinta Ah Oo Lagu Hanbalyeeyay Maayarka Dib Loo Doortay Ee Magaalada Ceerigaabo.

                  London Dec17/12(SDN)- Kulan ay maanta khadka wada sheekaysiga Taleefoonka ku yeesheen xubno qurbo joog ah iyo qaar kale oo ku nool dalka Somaliland oo ka soo jeeda magaalada Ceerigaabo, ayaa hambalyo iyo bogaadin u gudbiyay Maayarka dib loo doortay ee Magaaladaasi Ismaaciil X. Nuur Faarax.xubanaha shirkaasi wada galay waxa ka mid ah, Maareeye-ku xigeenkii hore…

                  Read More

                  Xiddigii reer Zambiya Godfrey Chitalu oo Dhaliyey107-Gool Kala Khaarijiyeyna Messi Iyo Muller.(SAWIRO)

                  Zambia-Dec-16-2012-qurbejoognews.com- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxynu maanta ku xiddigii reer Zambia Godfrey Chitalu oo hakiyey mucjisada kubadda cagta ee qarnigan MESSI markii ay soo baxdey inuu dhaliyey 86-Gool,laakiin waxaa hsdhuudhlaha ku darey Chitalu oo uruursdey 107-Gool sannadihii 70-nadii. Haddaba Godfrey Chitalu muxuu ahaa,wuxuu dhashay sannadkii 1947 Bishii Oktoobar 22-dii,kuna dhashey Luanshya oo waqooyiga Rodhiishya,wuxuuna dhintey April-27-1993(Age…

                  Read More

                    GUDDOMIYAHA MACHADKA CILMI BADHISTA SOMALILAND OO HANBALYEY GUUSHA UU XISBIGA UCID MAR LABAAD XISBINIMADA UGU HANTAY + GUUSHA UU KA GAADHAY DORASHADA GOLAHA DEEGANKA

                     GUDDOMIYAHA MACHADKA CILMI BADHISTA SOMALILAND OO HANBALYEY GUUSHA UU XISBIGA UCID  MAR LABAAD XISBINIMADA UGU HANTAY  + GUUSHA UU KA GAADHAY DORASHADA GOLAHA DEEGANKA (KampalaSDN) Guddomiyaha machadka cilmi badhista dimuqradiyada  Horumarka Somaliland hanbalyo balaadhan uu diray xisbinimada ucid mar labaad ku soo baxday waxaan idin leyahay hanbalyo mudanayaal  hanbalyo idinka anaga iyo inta ka danbaysay…

                    Read More

                      Dhamaan Jaaliyada Ciidagale ee ku dhaqan dalka Norway waxey hanbalyo iyo bogaadin u dirayaan Meherka Eng. Ahmed Hasan Caweys iyo Sahra Mohamed Gaas

                      Abdi Nabadiid Warsame (Odyega Reerka) Eng. Rashiid Muse Dheere gudoomiyaha jaaliyada Norway ee Somaliland Eng. Cabdi Xakiin Ismaciil Ahmed Gudoomiyaha Xisbiga UCID ee dalka Norway Al-Xaaji– Ganacsade Osman Omar Dool Suldan Shukri Abi Askar Abdi Ali Hussein Dhoore Muhumed Hawadle Shabcaan Muhumed Hawaadle Xussein Osman Hirsi (Ina Cisman Dhuux) Odey Abdi Matan Rooble Abdillahi Dahir…

                      Read More

                        XISBIGA UCID OO CASUUMAD BALAADHAN OO CASHO SHARAF AH HOGAANKA LAMAHA QURBAHA EE XISBIGA UCID EE KA SOO QAYB GALAY DORASHADII DEEGAANKA KU ANBABIXINAYEY

                          XISBIGA UCID OO CASUUMAD BALAADHAN OO CASHO SHARAF AH HOGAANKA LAMAHA  QURBAHA EE XISBIGA UCID EE KA SOO QAYB GALAY DORASHADII DEEGAANKA  KU ANBABIXINAYEY (KampalaSDN) Xisbiga mucaridka ah ucid oo kulan hadhiimo casuumad casho sharafeed ah uu sameyey lamaha xisbiga ucid ee ka soo qayb galay dalkana uu yimi sidii ay uga shaqayn lahyeen…

                        Read More

                          Madaxweyneyaasha Somaliland iyo Soomaaliya oo shir kaga wada qaybgalaya Jabuuti, muxuuse shirkaasi daarran yahay?

                          Hargeysa 16, December 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa goor dhawayd oo galabta ah ka dhoofay madaarka caasimadda Hargeysa. Weftiga Madaxweynaha oo u dhoofay dalka Jabuuti, waxa uu magaalada Jabuuti kaga qaybgalayaa sannad-guurada 40aad ee qorista afka Soomaaliga iyo shirka horumarinta afka Soomaaliga, kaasoo uu soo qabanqaabiyay ururka…

                          Read More

                            Hargeysa: Maxkamadda gobolka oo meelmarisay natiijadii doorashada ee degmooyinka Maroodi-jeex

                            Hargeysa 16, December 2012 (SDN)- Maxkamadda gobolka Hargeysa, ayaa maanta qaraarisay meelmarinta natiijooyinkii doorashada degaanka ee degmooyinka gobolka, taasoo ka dambaysay murankii natiijada ee degmada caasimadda Hargeysa. Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Mr. Cabdirashiid Maxamed Duraan oo warbaahinta la hadlay, waxa uu shaaciyay liiska magacyada xubnaha cusub ee goleyaasha degaanka degmooyinka Hargeysa, Sallaxley, Gabiley iyo Baligubadle, ka…

                            Read More

                              Wasiirka Madaxtooyadda oo ka badbaday Afduub Dhalinyaro ku sugnayd Dhaqtarka Adna Hospital oo uu kenay Xaskiisa

                              Hargeysa Dec17/12(SDN)  Dhalinyaro ayaa caawa fiidkii ku soo xoomay Cisbitaalka Adna Maternity ee magaaladda Hargeysa oo uu ku sugnaa Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi  X Cali  Xasan, kaasoo keenay xaaskiisa.Dhalinta oo ogatay in wasiirku u ku sugan yahay dhaqtarka Adna Hosbital aya waxa ay ku soo xomeen isbitaalka iyaga oo koxo ah taas ay ka dallbadeen Shaqalaha…

                              Read More

                                An Open Letter to the Kenyan Authorities

                                Kenya has much as a country to be proud of and its friends regionally and internationally are happy to salute its achievements. Equally true friends are those that have the courage to be candid about serious short comings, and it is in this spirit that our non-political organisation feels impelled to raise the following concerns….

                                Read More

                                  TARIIKHDA JAMHUURIYADA SOMALILAND HALKAN KA MILICSO OO BAL ILA EEGA DALKEENU TARIIKHDU LEEYAHAY

                                  Somaliland waa magac aad ucusub marka la eego taariikhda uu wadankani leeyahay jamhuuriyada Somaliland waxaa horay loogu magacaabijiray dhulkii uduga iyo cadarka iyo bukhuurka ama uduga waa sida ay u yaqaaneen masaaridii horee. Halka giriigii hore ay u yaqaaneen dhulkii berbera waa halka uu kasoo jeedo magaca berbera xiligii muslimka amaba qarniyadii uu muslimku soo…

                                  Read More