Webmaster

    Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland oo maanta Furay Kulan sadex bilood soco doona oo lagu qiimeynayo waxqabadkawasaaradaas

    Hargaysa 23.Dec (SDN) Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Xuseen Maxamud Maxamed Xuseen Xoog ayaa maanta furay kulan ku saabsan in lagu lafo guro waxqabadkii sannadkan dhamaadka ah u hirgalay Wasaarada Caafimaadka isla markaana lagu dejinayo qorshaha ku talo gal ee Sannadka Cusub ee 2013-ka. Shirkan oo ay ka soo qayb galeen hay’adaha caalamiga ah,kuwa…

    Read More

      Wasiirka Arrmaha Gudaha iyo Xubno kale oo Wasiiro ah oo booqday Magaalada Berbera DHEGEYSO Khudbad uu u jeediyay Mudanayaasha Golaha Deegaanka Berbera

      Hargaysa 23.Dec (SDN) Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,Qorshaynta Qaranka,Wasiir ku Xigeenka Arrimaha Gudaha ee dhinaca Amniga,ayaa maanta kulan la yeeshay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Magaalada berbera ee dhawaan la soo doortay iyo Qaar ka mid ah Madaxda laamaha dawlada . Ujeedada Socdaalka Xubnahan ka tirsan Golaha Wasiirada oo uu Weheliyo badhasaabkii hore ee Gobolka Saaxil ee…

      Read More

        War degdeg ah: Hargeysa oo yeelatay Maayar iyo kuxigeen cusub iyo tirada xubnaha qaadacay ka qaybgalka dhaarta

        Hargeysa 23, Dec.2012 (SDN)- Golaha cusub ee deegaanka caasimadda Hargeysa, ayaa si rasmi ah u doortay Maayar iyo kuxigeen cusub, ka dib markii Maxkamadda gobolku goor dhawayd dhaarisay. Dhaarinta iyo fadhiga u horeeyay ee golaha Deegaanka cusub ee lagu soo doortay doorashadii Deegaanka ee Nov.28, waxa ka maqnaa ilaa 10 xubnood oo ka soo baxay…

        Read More

          Gudida Somaliland Society Uk SSUK:Saxaafadu waa in ay ogaataa Cadawga Somaliland ayaa ka faaiideysanaya khilaafka siyaasadeed

          London Dec 23,2012(SDN)-Waxaa mudadan danbe soo badanaya qoraalo loo diro websidyada, qoraaladaas oo ay soo diraan xubno iska dhigaya in ay yihiin bulshada reer Somaliland se ah cadawga dalka iyo dadka Somaliland. Qoraaladaas oo xanbaarsan isku dir iyo xaalad abuur. Sidaas darteed waxaanu dhamaan websidyada ka soo jeeda Somaliland aanu u soo jeedinaynaa in ayna…

          Read More

            Amnesty:Goaanka Kenya ee Soomaalida Xeryaha loogu celinayo waa xadgudub

            Nairobi Dec 22, 2012(SDN)-Dawlada Kenya oo ku andacooneysa in qaxootiga Soomalidu ka danbeyso qaraxyada ka dhacayay xaafadooda ayaa amartay in Soomaalida dib loogu celiyo xeryaha qaxootiga ee Woqooyi Bari. Goaankaas oo ay hore u dhaleeceeyeen Hay’adaha u adeega qaxootiga ayaa haatana waxa dhaleeceeyay hay’ada Amnisty oo xuquuqda Aadanahau ololesa. “Goaanka dawlada Kenya waxa uu xadgudub…

            Read More

              Somalis in Kenya hounded by security forces, refugee policy

              Exiled Somali journalists living in Nairobi were struck with disbelief this week when daily newspapers published a statement by the Department of Refugee Affairs ordering all Somali refugees to move to refugee camps. “The refugees, particularly those living in urban centers, are contributing to insecurity in the country,” the statement read. The acting commissioner for…

              Read More

                Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Hadhiimo Sharafeed u sameeyay Xildhibaanada Cusub ee Golaha Deegaanka Hargaysa‏

                Hargaysa 22.Dec.2012 (SDN) Wasiirka Wasarada Arimaha Gudaha JSL Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa Maanta Kulan hadhiimi Sharfeed ah u sameeyay   Xildhibaanda  Cusub ee Golaha Deegaanka Degmada Hargaysa. Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha oo kulankaas ka hadlay ayaa sheegay inay waajib tahay sidii ay isugu iman lahaayeen Xildhibaanada Cusub ee ku soo baxay doorashadii Golaha Deegaanka…

                Read More

                  Dhamaan jahliyada iyo ardayad reer Somaliland ugandha waxay Tacsi U Dirayan)gudomiyaha bank somaliand Dhamaan Reer Somaliland iyo qoyska qarabadi uu ka baxay cabdiraxman duaale Geerida ku timid Alleh Ha u naxariistee

                  Dhamaan jahliyada iyo ardayad reer Somaliland ugandha waxay Tacsi U Dirayan)gudomiyaha bank somaliand  Dhamaan Reer Somaliland iyo qoyska  qarabadi uu ka baxay  cabdiraxman duaale Geerida ku timid Alleh Ha u naxariistee Cabdi risaaq cismaan askar Khadar bitijoor guddomiye machadka cilmi badhista Ahmed abdi Ibrahim gudomiyaha ucid bariga africa MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE) § ABDI RISAAQ…

                  Read More

                    “Xukuumaddu Yaanay Faraha La Soo Gelin Doorashada Maayirka Caasimadda Hargeysa” Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi qadir

                    HargeysaDec22/12  (SDN) – Suldaanka Guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa shaaca ka qaaday heshiis Sadex beelood oo deegaanka Hargeysa ahi ku shuraakoobeen, kaas oo uu sheegay Suldaanku inay dhigteen sadexdaasi beelood wakhtigii Jagada Maayirnimada Hargeysa loo doortay Xuseen Maxamuud Jiciir heshiis ay ku wada shaqaynayaan marka ay timaado cidda Maayar ka noqonaysa…

                    Read More

                      Miisaaniyad-sannadeedka Somaliland ee 2013 oo Golaha Wasiiradu ansixiyay iyo xaddiga Miisaaniyadda sanadka cusub ee Xukuumadda Dhexe iyo dawladdaha Hoose

                      Hargaysa 22.Dec, 2012 (SDN)- Fadhi ay maanta yeesheen golaha Wasiirada Somaliland, ayaa lagu ansixiyay Miisaaniyad-sannadeedka 2013 ee dawladdu ku shaqayn doonto. Fadhigan oo uu Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo gudoominayay, waxay golaha Wasiiradu ku ansixiyeen odoroska Miisaaniyadda 2013 oo dhan boqol iyo shan iyo labaatan milyan oo doolar, sidoo kale waxa lagu ansixiyay Miisaaniyadda Dawladdaha Hoose…

                      Read More

                        Taliyaha ciidanka Asluubta oo kormeer ku sameeyay Xabsiga Dhexe ee Boorama

                        Boorama December 20, 2012 (SDN)- Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Mr. Maxamed Xuseen Xiirane oo socdaal shaqo u jooga gobolka Awdal ayaa manta kormeer ku sameeyay Xabsiga dhexe ee magaalada Boorame Taliyaha Asluubta oo u kuurgalay xaaladda maxaabiista ku jirta xabsigaasi ayaa sheegay in uu indhihiisa ku soo arkay maxaabiista isla markaana ay xaaladoodu hagaagsan tahay….

                        Read More

                          Guddoomiyihii xalay la eryay ee gobolka Saaxil oo ka hadlay xil-ka-qaadistiisa iyo shaqaaqooyin maanta ka dhacay Berbera

                          Hargaysa 22.Dec (SDN)- Guddoomiyahii hore ee gobolka Saaxil Mr Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo ku sugan caasimadda Hargeysa ayaa ugu baaqay shacbiga ku dhaqan gobolka Saaxil inay ilaaliyaan nabadgelyada iyo xasiloonida gobolka, xil weyna iska saaraan midnimada Qaranka. Mr. Ramaax oo ka hadlayey xil-ka-qaadistii uu Madaxweynaha Somaliland xalay ku sameeyay, ayaa sheegay in xilka Qaranku…

                          Read More

                            Wasaaradda Daakhiliga Somaliland oo ka hadashay waxyaabaha u qabsoomay, xaddiga Madax-dhaqameedka Diiwaangashan iyo dedaalada ay wado

                            Hargaysa 22.Dec (SDN)– Wasaaaradda Arrimaha Gudaha ayaa maanta ka warbixisay arrimo khuseeya xaaladda arimaha gudaha gaar ahaan waxyaabaha wasaaradda u qabsoomay, arimaha golyaasha dhaqanka iyo qorshayaasha mustaqbal ee wasaaradda. Agaasimaha Guud ee wasaaradda Arimaha Gudaha Cabdisemed Cumar Mahdi oo u waramay wakaaladda wararka Somaliland ee Solna ayaa sheegay in wasaaraddu ka mid tahay wasaaradaha ugu…

                            Read More

                              Hargeysa: Kal-fadhigii 20aad ee Golaha Wakiilada oo furmay iyo nuxurka ajandahooda

                              Hargaysa 22.Dec (SDN)– Kal-fadhigii 20aad ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta si rasmiya u furmay, kaasoo Mudanayaashana loogu qaybiyay ajandaha Kalfadhigan si ay uga soo baaraan degaan. Fadhiga maanta ee golaha Wakiilada oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi ayaa mudanayaashii ka soo xaaddiray fadhigaas waxa loogu qaybiyey ajandaha uu ka…

                              Read More

                                Maxaad ka ogtahay Waqtiga la dhaarinayo xildhibaanada Deegaanka Hargeysa iyo xubnaha lagu wado inay qabtaan xilka Maayarnimo iyo kuxigeenkiisa, muxuuse daarran yahay kulankooda maantu?

                                Hargeysa 22, December 2012 (SDN)- 25-ka xubnood ee dhowaan ku guulaystay golaha Deegaanka caasimadda Hargeysa, ayaa lagu wadaa in 48-ka saacadood ee soo socda si rasmi ah loo dhaariyo, ka dib doorashadii November 28 ka dhacday Somaliland. Siday ilo-wareedyo xogogaal ahi u sheegeen shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, Sabtida maanta waxa lagu wadaa in xildhibaanada cusubi ku kulmaan…

                                Read More