Webmaster

    Doorashadii Golaha Deegaanka oo si Nabad galyo ah ku Gaba-gabawday iyo Goobaha qaarkood oo saacadihii danbe ay ka dhamaadeen Waraaqaha Codayntu

    Hargeysa Nov 28/12 (SDN)  Goobihii Cod-bixinta ee ay ka socotay Doorashada Deegaanadu ayaa si rasmi ah loo xidhay iyadoo Doorashadu guud ahaan si Nabadgelyo ah uga dhacday Goboladda Dalka oo dhan. Marka laga reebo Xudun oo Hal Askari ku dhintay iyo dhaawacyo kooban oo soo gaadhay Askari kale iyo qof Haween ah oo Lawyacado ku…

    Read More

      Dagaalka Ciidamadda Qaranka Somaliland Iyo Maleeshiyaadka Khaatumo Ku Dhex Maray Xuddun, Tiradda Askarta Dhaawacantay Iyo Khasaaraha Kale oo la sheegin

      Hargaysa  Nov 28,2012  (SDN)– Wararka ka imanaya Magaaladda Xuddun ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in dagaai maanta dhex maray  Ciidaamada  Somaliland  iyo Khaatumo Satete oo  uu keenay khasaare dhimasho iyo dhaawac ah. Dagaalkan oo qarxay ka dib markii Xuddun laga bilaabay cod-bixinta doorashadda deegaanka oo maanta Somaliland ka dhacaysa, ayaa la sheegay inay ku dhinteen…

      Read More

        Doorashooyinka Golaha Deegaanka Somaliland Oo saaka ka bilaabmay dhamaan gobolada oo dhan

        Hargaysa Nv 28/12(SDN) Waxa saaka ka bilaamay Magaalooyinka Somaliland doorashadii  Golaha deegaanka ee ay u tartamayeen ururada iyo xisbiyada somaliland ,axmed Xersi Geelle afhayeenka doorashooyinka golaha deegaanka ee soomaaliland oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in doorashada  ay tahay mid wanaagsan islamarkaana ay rajeynayaan inay wanaag ku dhamaato.waxa kale uu  sheegay inay adeegsanayaan Warbaahinta kala…

        Read More

          Gudoomiyaha garabka Haweenka Ururka Xaqsoor ee London oo u baqday Tagerayashoda inay si dacada codkoda u siyaan Ururka Xaqsoor

          London Nov 28/12 gudoomiyaha garabka haweenka ee london marwo Rooda Osman Mustawi ayaa ugu baqaday shacabka somaliland ee au dorashada si nabad galya uga qayb galaan waxa kale oo ay ku baqday inay codkooda siyaan tageerayasha xaqsoor waxa kale oo ku tilmaamtay dhacdadii loo gestay gudoomiye ku xigeenka xaqsoor cali sandule wax laga xumaday iyada…

          Read More

            Guddoomiyaha xigeenka Xisbiga UCID bariga iyo badhtamaha africa ayaa waxa uu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Siyaasada dhaqaale, arrimaha bulshada, Siyaasada arrimaha dibada, tayeynta ciidanka qaranka iyo waxyaabo kale oo badan

            Guddoomiyaha xigeenka  Xisbiga UCID bariga iyo badhtamaha africa  ayaa waxa uu ka hadlay arrimo badan oo ay ka mid yihiin Siyaasada dhaqaale, arrimaha bulshada, Siyaasada arrimaha dibada, tayeynta ciidanka qaranka iyo waxyaabo kale oo badan   (Kampala SDN)Guddoomiye machadka cilmi badhista iyo dimmoqradiyada iyo Horumarka Somaliland ahna G xigeenka xisbiga ucid ee bariga iyo badhtamah…

            Read More

              UCID:Dhamaan shacabka reer Somaliland meel ay kala joogaan, waxa aan ugu hanbalyeynayaa nabad gelyada ay inoogu dhamaatay

              Hargeysa Nov 27,2012(SDN)-Dhamaan shacabka reer Somaliland meel ay kala joogaan, waxa aan ugu hanbalyeynayaa nabad gelyada ay inoogu dhamaatay ololohii doorashada xildhibaanada dawladaha hoose ee dalka, run ahaantii waxa ay taasi markhaati ka tahay sida shacabka Somaliland u bislaaday. Haddaba waxa aan ka codsanayaa in xukuumada Somaliland  ay aduunka tusto guulaha shacabka, doorshadan oo ah…

              Read More

                Ururka u dooda Xuquuqda Suxuufiyiinta ee CPJ oo dalbaday in dawlada Soomaaliya ay siideyso wariyaha BBCda ee Muqdisho

                Nairobi Nov 27,2012(SDN)-Ururka u dooda xuquuqda saxaafada ee CPJ ayaa war ay soo saaartay waxa ay ku dalbadeen in xabsiga laga sii daayo wariye u shaqeeya Iddaacada BBCda laanteeda afka Soomaaliga. CPJ ayaa dalbatay in xabsiga laga siidaayo wariye Ibrahim Maxamed Aadan oo ay qabteen ciidamad adawlada Soomaaliya todobaad ka hor. Wariyaha ayaa loo hayaa…

                Read More

                  Kenya: Ethnic and Economic Grievances Underlie Violence in Eastleigh

                  Nairobi, Kenya:Last Sunday, a bomb blast on a public minibus left seven dead and scores wounded in Nairobi’s Eastleigh neighbourhood. The attack, blamed on the Islamist Somali terrorist group al-Shabaab, triggered conflict between Eastleigh’s Somali immigrants and their Kenyan neighbours. For two days, rioting youths from nearby slums targeted ethnic Somalis, looting homes and fighting…

                  Read More

                    Muqaalka dhaqaale ee xaafadaha Mathare iyo Eastleigh oo sabab u noqday Dagaalka Nairobi ee Soomaalida iyo Kiinyaatiga

                    Nairobi Nov 27,2012(SDN)-Axadii kal hore ayey aheyd kolkii gaari kuwa dadweynaha gura lala beegsaday qarax kiyoo maraya xaafada Soomaalidu ka ganacsato ee Eastleigh,qaraxa ayaa waxa ku dhaawacmay todobo ruux. Qaraxa ayaa waxa fursad uu u siiyay caro iyo xasad ay Kiinyaanka ku nool xaafadaha jaarka la ah Eastleigh ay uurka ku heysteyn dibada u soo…

                    Read More

                      Baaq ku wajahan doorashada Mudanayaasha Golayaasha Deegaanada Soomaaliland iyo weliba soo saaritaanka saddexda xisbi qaran ee tobanka sanno ee soo socda

                      London Nov 27,2012(SDN)-Dallada SSE oo ay ka bahoobeen jaaliyadaha ama ururada Somaliland ee Yurub waxay halkan ku muujinayaan kuna bogaadinayaan dhammaan dhinacyada ay khuseyso ee sida sharaftu ku jirto ku soo gabogabeeyay ololayaashii tartanka doorashada oo run ahaantii si xasilan ku bilaabantay isla markaana si degan lagu soo afjaray maalintii Axada ee 25ka November. Ururka…

                      Read More

                        SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qeybtii 8aad)

                        Tibaax iyo tilmaan: “Sheekadani waxay kaalinta kowaad ka gashay tartankii Sheeko iyo Shaahid 2012, waxana halkan dib loogu dabacay oggolaansho rasmi ah oo waafaqsan sharciga xuquuqda faafinta iyo xeerka barnaamijka Sheeko iyo Shaahid, oggolaanshahaas oo laga helay maamulka barmaamijka. Xuquuqda hal-abuurku waxay u dhowran tahay qoraaga oo lagala xidhiidhi karo: mbiixi@googlemail.com.” Ku soo dhawaada qisada…

                        Read More

                          war Degdega : Guddoomiye Ku Xigeenkii Iyo Afhayeenkii Ururka Xaqsoor iyo wafdi Qurbojoog ka Oo Lagu Afduubay Deegaanka Xuddun Ee Gobolka Sool

                          Hargaysa  Nov27/12 (SDN)Warar laga helayo deegaanka Xuddun ee gobolka Sool ayaa sheegaya in halkaasi lagu afduubay Guddoomiye ku xigeenkii urur siyaasadeedka Xaqsoor Cali Maxamed Axmed (Cali Sandule), Afhayeenkii ururkaasi Rashiid Jaamac Dhari iyo Wariye Ibraahim Qaasim oo la socday wefiga Cali Sandulle. Guddoomiye ku xigeenka Xaqsoor iyo labadan xubnood ee kale ayaa la sheegay in…

                          Read More

                            Wasiirka Daakhiliga iyo xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo kulan la yeeshay Cuqaasha gobolka Hargeysa

                            Hargeysa 26, November 2012 (SDN)- Wasiirka Daakhiliga Somaliland Maxamed Nuur Carraale (Duur) oo ay weheliyaan maamulka gobolka Hargeysa iyo xubno ka tirsan Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa kulan la yeeshay qaar ka mid ah cuqaasha gobolka Hargeysa. Kulankan oo lagu qabtay hoolka shirarka ee wasaaradda Arrimaha Gudaha ee caasimadda Hargeysa, waxa lagaga hadlayay adkaynta nabadgelyada inta…

                            Read More

                              Xildhibanadiii Uga Sharaxnaa Gobalka Hawd ee Ururka Wadani oo Ku Soo Biray Xisbiga Ucid

                              HargaysaNov26/12(SDN)Xildhaabano ka sharaxnaa Gobolka Hawd ee ururka wadani oo maantga shir jaraid ku qabtay degmada baligubadle ayaa waxay  shegeen inay ka tanasuleen ururka wadani ayna kalsonidii siyey xisbiga Ucid iiyaga oo shegay inay arinkani mad iyaga u gara ay tahay waxayna ku baqeen in ay dhamaan tagerayasha Degmada Baligubadle ay codkooda siyaan Xisbiga Ucid oo…

                              Read More

                                Somalia’s “Iron Lady” faces tough foreign policy challenges

                                MOGADISHU, Abdurrahman Warsameh (IPS) – As little-known politician Fauzia Yusuf Haji Adan was sworn in as Somalia’s first female foreign minister and deputy prime minister on Monday Nov. 19, the stateswoman who hails from the unrecognised, self-proclaimed republic of Somaliland is tipped to become the country’s “Iron Lady”. This is according to Adan´s political ally Mohamed Daahir…

                                Read More

                                  Hargeysa: Wadaad ay ciidanka Amnigu xabsiga u taxaabeen iyo sababta loo xidhay

                                  Hargeysa 26, November 2012 (SDN)- Ciidanka amniga ee caasimadda Hargeysa, ayaa xabsiga dhigay Sheekh Maxamuud Cabdillaahi Geelle oo horaantii oo dabayaaqadii sannadkii hore ku dhawaaqay urur-diimeedkii Xisbulah. Sida la sheegay waxa uu xadhiga hoggaamiyaha urur-diimeedkaas la mamnuucay ka dambeeyay uu ku tiraabay hadalo ku lid ah doorashada golayaasha deegaanka oo laba maalmood oo keliyi ka…

                                  Read More