Axmed Xersi Geelle afhayeenka komishanka doorashooyinka Soomaaliland ayaa sidoo kale sheegay inay rajeynayaan in si wanaagsan ay udhacdo doorashada islamarkaana aysan ka dhex dhicin wax musuq maasuq ah.
waxa kale oo gobolada qaar kadood laga shegaya in sanadiqdu anay ku dhamayn , madaxwayne ku xigeenka somaliland oo isna ku sugan deeganka lughaya ayaa shegay inay dorashadu si habsami u socoto waxa aan la sadalin karin cida ku so baxi karta iyada ooo ilaa hada ay nabad galyadu aad u wanagsan tahay
Xafiiska wararka qurbojoog hargaysa
