Webmaster

    Polls in breakaway Somaliland ‘transparent’: observers

    NAIROBI — Local elections in the self-declared nation of Somaliland were “largely peaceful and transparent”, international observers said Monday, but noted concern at “weaknesses in safeguards against multiple voting.” Council elections across the northern Somali region, a rare area of relative stability compared to war-torn southern Somalia, took place on November 28, with over 2,300…

    Read More

      Guddoomiye ku-xigeenka Gollaha Wakiilada oo Baaq u jeediyay Axsaabta iyo ururadii ku tartamay Golleyaasha Degaanka

      Hargeysa Dec 03,2012(SDN)-Guddoomiye ku-xigeenka Gollaha Wakiilada Md Cali Yusuf Axmed ayaa shir hjaraaid oo uu ku qabtay xafiiskiisa waxa uu baaq ugu jeediyay dhamaan dhinacyadii ka qeybgalay tartankii doorashooyinka gollaha degaanka ee Somaliland. Guddoomiye ku-xigeenku waxa uu ugu baaqay axsaabta,ururada iyo Dhamaan musharixiintii ka qeybgashay tartanka iyo ay aqbalaan natiijooyinka Doorashada. Hadalada Guddoomiye ku-xigeenka Gollaha…

      Read More

        Qurbejooga Somaliland iyo hadal heynta natiijadii doorashooyinka golleyaasha degaanka

        London Dec 03,2012(SDN)-Qurbejooga reer Somaliland ayaa intii ka danbeysay doorashooyinkii golleyaasha degaanka ee qabsoomay 28kii November ka dib waxa ay si weyn ga dhursugayeen natiijooyinka doorashooyinka iyo sadexda xisbi ee u gudbay axsaabta qaranka in ay noqdaan. Taageereyaasha axsaabta iyo ururada ayaa isweydaarsanayay natiijooyin isburinaya oo u badan kolba sida ay jecelyihiin in ay wax…

        Read More

          GUDOMIYAHA MACHADKA CILMI BADHISTA AHNA GUDO XIGEENKA XISBIGA UCID EE BARIGA AFRICA OO HANBALYEY TAGEERAYASHA XISBIGA UCID IYO GUUSHA XISBIGU KA GAADHAY DORASHADA DEEGAANKA

          GUDOMIYAHA MACHADKA CILMI BADHISTA  AHNA GUDO  XIGEENKA XISBIGA UCID EE BARIGA AFRICA  OO HANBALYEY TAGEERAYASHA XISBIGA UCID IYO GUUSHA XISBIGU KA GAADHAY DORASHADA DEEGAANKA (KAMPALASDN)Guddomiyaha xigenka  xisbiga  ucid ee bariga iyo badhtanka  Africa ahna guddomiyaha   machadka cilmi badhista dimuqradiyada iyo Horumarka  Somaliland   khaddar bitijoor ayaa waxa u hanbalyo uu diraya taagerayasha xisbiga ucid  meel kasta…

          Read More

            26 killed in Somali clan battles

            MOGADISHU: Fierce fighting between heavily armed rival clans in war-torn Somalia has killed at least 26 people in a dispute over grazing land and water, officials said on Sunday. “There are many casualties, the initial reports are of 26 people killed,” said Mohamed Abdi Shire, a senior commander of the Ahlu Sunna militia in central…

            Read More

              Gudomiyaha dalada guud ee jaliyadaha Somaliland ee bariga iyo badhmaha Africa ahna xoghayaha xisbiga ucid ee bariga Africa oo hanbalyo uu diraya xisbiga ucid

              Gudomiyaha dalada guud ee jaliyadaha Somaliland ee bariga iyo badhmaha Africa ahna xoghayaha xisbiga ee bariga Africa oo hanbalyo uu diraya xisbiga ucid (kampalaSDN)Guddomiyaha dalada guud jaliyadaha bariga iyo badhtamah Africa ahna xoghayaha xisbiga ucid ee bariga Africa abdi risaaq Mohamed dauud cigaal ayaa cawa waxa na soo gadhsiiyey dhanbaal hanbalyo ah oo uu diraayo…

              Read More

                Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga Africa hanbalyey guusha uu xisbiga ucid ka gaadhay dorashada golaha deegaanka tahniyadna uu diray tageerayasha xisbiga ucid

                Guddomiyaha xisbiga ucid ee bariga Africa hanbalyey guusha uu xisbiga ucid  ka gaadhay dorashada golaha deegaanka tahniyadna uu diray tageerayasha xisbiga ucid (KampalaSDN)Guddomiyah xisbiga ucid ee  dalka ugandha kampala  ahmed abdi Ibrahim oo mar uu  waramay shabakada somalidiasporanews ayaa waxa uu ka hadlay arimaha dorashada  golaha deeganka ee arbacadii ka dhacday Somaliland ,ayaa waxa uu…

                Read More

                Xulka Tansaaniya oo 7-0 Ku Sagootisey Xulka Soomaaliya Muxuuse Galabsadey?

                OTTAWA-Dec-2nd-qurbejoognews.com-Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku lafagureynaa xulka Soomaaliya oo laga dhigtey halaq mareen ee muxuu galabsadey? Akhyaartay sida eynu la wada socono waxaa si habsami ah ugua socda Kambaala koobkii kubadda cagta ee bariga iyo bartamha Afrika (CECAFA),haddaba Soomaaliya waxaa uga qebgaley xul ku sheeq oo la soo lugooyey. Lama arag lamana maqal xul…

                Read More

                  Madaxweyne Kuxigeenka Somaliland iyo Maayarka caasimadda Hargeysa oo u dhoofay dalka Senegal iyo nuxurka shir Caalami ah oo ay ka qaybgalayaan

                  Hargeysa December 02, 2012 (SDN)- Madaxweyne kuxigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Maayarka caasimadda Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa maanta u dhoofay dalka Senegal ee galbeedka qaaradda Afrika. Madaxweyne kuxigeenka iyo Maayar Jiciir oo ka dhoofay madaarka Berbera, waxa sii sagootiyay masuuliyiin xukuumadda ka tirsan, waxayna dalka Senegal kaga qaybgalayaan shir Caalami ah…

                  Read More

                    Fananka Sir Maxamuud Cumar Yare Ayaa Soo Saray Hees cusub oo ugu talagalay Natijada Dorashada Musigii C/rashiid Cali Xamari

                    London Dec 2/12 (SDN) Fanaanka  Sir Maxamuud Cumar Yare ayaa soo gaarsiyey xafiiska qurbojoog hees cusub o uga digayo gudoomiyada xisbiyada iyo ururada inay ku qancaan natijada ka soo baxda taas oo ugu tala galay markuu dareemay in ay jirto ururuo wadaqas Musigii C/rashiid Cali Xamar. Isku Dubaradkii Subeer Maxamed Cabdilaahi iyo Eng:Nasir Mohamed Cali. dawasho…

                    Read More

                      War Degdega :Xubno ka mida Gudiga Doorashooyinka oo shegay in Xisbiyada kulmiye ,Ucid ,Wadani AY ku Hogaminayaan Tirada Kursida Dhamaan Gobolada oo Dhan

                      Hargaysa Dec2/12 (SDN) Xubno ka mida gudiga dorashooyinka somaliland oo an magacooda shegin ayaa waxay noo shegeen in xisbiyada kulmiye , ucid ,wadani ay ku hogaminayaan kurasda dalka oo dhan marka laysku geyey taas oo noqonaysa in sadexda xisbi qaran ay noqon donaan sadexdaa xisbi oo ugu tirida badan .Natijadan ayaa manta waxa ka saluugay…

                      Read More

                        Xaqsoor oo noqday ururkii u horeeyay ee soo bandhiga cabasho ku wejahan Doorashooyinkii degaanka

                        Hargeysa Dec 02,2012(SDN)-Urur siyaasadeedka Xaqsoor ayaa noqday ururkii u horeeyay oo soo bandhiga dhaleeceen loo jedinayo gudida Doorashooyinka Somaliland iyo xukuumada Somaliland. Xaqsoor ayaa xukuumada iyo Guddida Doorashooyinka ku eedeeyay in ay boobtay goobo si weyn uu u rurku taageero ku lahaa. Sidoo kalena Xaqsoor ayaa ka digtay ujooyin guracan oo ay xukuumada madaxweyne Axmed…

                        Read More

                          SHEEKADA ‘QURBEJOOG’ – qiso qof, qoys iyo qaran(Qaybtii 11aad)

                          Fariin gaaban:- (Salaan iga gudooma akhristayaasha sheekadan Qurbejoog. Sidoo kale, raali-galin ku saabsan inuu taxanihii sheekadani laba maalmood joogsaday iga gudooma. Waxan is idhi akhristayaasha qaybo badan oo ka mid ahi doorashadii Somaliland bay si xoog leh mashquul ugu yihiin oo maba haleelayaan! Al-muhim, raali-galin qaata. Si gaar ah waxan raali galinta iyo salaantaba ugu…

                          Read More

                            Faallo Ku Saabsan Jirrada Macaanka (Diabetes), Qalinka Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

                            Waxa jira maalmo ay asteeyeen waxa loogu yeedho bulshada caalamku oo lagu xuso dhacdooyin gaar ah.14/Nofember waa dharaarta ku suntan Xuska Xanuunka Macaanka (Diabetes).Sonkortu waa jirro timaadda Haddii uu ganacu (pancrease) soodayn ama wax ka qaldamaan shaqada hoormoonka Insulin oo ah ka beerka ku amra inuu dhiigga ka saaro sonkorta dheeraadka ah, keydiyo, dheeraadka dux…

                            Read More