Suldan osman abdi guure ayaa waxa noo cadeyey in ilaa hada saadashu tahay xisbiga ucid yahay kaliinta koobad mar aanu khadka mobilka kula xidhiidhnay
(KampalaSDN)Waxaanu khadka telphonka kula xidhiidhnay suldan osman abdi guure oo ku sugan hargaysa caasimada Somaliland ee hargaysa anago wax ka weydinay osman abdi guure oo ka mid ah dadka siyaasada faleeya ayaa nooga waramay habka uu socdaan howlaha tirinta codadka ee ka socda xarunta guud ee komishanka qaranka Somaliland ,ee caasimada Somaliland ,ayaa osman…
