Webmaster

    Muwaadinad Wasiirka Maaliyadda iyo Qoyskiisa Ku Eedaysay In ay ku Hayaan Dagaal Dhaqaale

    Hargeysa Nov 17,2012(SDN/Hubaal)- Marwo Caasha-Weris Aw Cumar Yuusuf, oo ah Muwaadiniinta Baayac-mushtarka ah ee reer Somaliland ayaa Wasiirka Maaliyadda iyo Qoyskiisa ku eedeysay inay ku hayaan dagaal ka dhan ah ganacsigeeda, iyadoo cabasho ka muujisay in nolosheedii la cabsi geliyey. Marwo Caasha-Weris  waxa ay dukaan ganacsi ku haystaa degmadda Allaybadday ee gobolka Gabiley oo ay…

    Read More

      Cali Sandule “ Qaabka Komishanku Wax u Wadaa Waa Dir Waqooyi, Waxaananu Leenahay Mahigoow Soo Gal Arrintayada Horeba waad u gashee”

      Hargeysa Nov 17,2012 (SDN/Hubaal)- Guddoomiye ku xigeenka urur siyaasadeedka Xaqsoor Cali Maxamuud Xasan (Cali-Sandulle) ayaa beesha caalamka ugu baaqay inay farogelin ku sameeyaan doorashada labada todobaad innaga xigaan ee dhawaan ka qabsoomi doonta dalka, waxaanu eedayn kulul u soo jeediyey Komishanka Doorashooyinka qaranka oo uu sheegay in ay ku fadhiyaan sharci darro. Cali Sandule oo…

      Read More

        Aadan Siiro“ Doorashada Annagu Dadka Taageera ayaanu Nahay ee Kuwa Gadhka ula Baxay ee Dawlad La’ aanta ka Faa’iidaysanaya waxaan Leeyahay…”

        Hargeysa Nov 17,2012(SDN/Hubaal)- Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan-Siiro)  oo  kamid ah Culimaa’udiinka waaweyn ee reer Somaliland ayaa naqdiyey qaar kamid ah culimadda diinta ee dalka. Sheekha  ayaa shalay  khudbadii jimcaha  ee  Masaajidka  Quba ee Magaalada Hargeysa,  kusoo qaaday  in Culimada qaarkood ay ka soo horjeedaan doorashooyinka,kuwaasoo aan  ka talinayn nabada iyo xasiloonida wadanka. “Bahashaa doorasho…

        Read More

          Saraakiil Baadhista Dilkii Weriyihii Laascaanood oo Dad ay Soo Xidh-xidheen La Sii Daayay Iyagiina Xabsiga La Dhigay

          Laascaanood Nov 17,2012(SDN/Hubaal/)- Badhasaabka Gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali (Jeeniyare) ayaa la sheegay inuu xabsiga u taxaabay  saraakiil ka socda Laanta dembi baadhista ee C.I.D-da oo magaalada Laascaanood u jooga baadhitaanka falkii lagu khaarijiyey Weriyihii dhawaan lagu dhilay magaaladdaas. Baadhasaabka aya ala sheegay in uu Hor istaagay Kiiska baadhistaa oo ay wadaan laba sarkaal oo…

          Read More

            Ciidanka Booliska oo gaadiid u kala diray gobollada iyo degmooyinka ka fog caasimadda Hargeysa

            Hargeysa 17, November 2012 (SDN)- Taliska Ciidanka Booliska Somaliland ayaa maanta soo bandhigay 9 baabuur oo cusub oo ay ugu talogaleen inay ka hawlgalaan gobollada iyo degmooyinka dalka qaarkood. Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland Cabdullaahi Fadal Iimaan oo ka hadlay munaasibad lagu qabtay xarunta qaybta Birmadka ee ciidanka Booliska, waxa uu sheegay in baabuurtan cusub ay…

            Read More

              Ardaydii abid u badnayd oo maanta ka qalin jabisay kampala international university tirade ardayda oo ahayd 5,300 oo ay ku jiran arday badan oo reer Somaliland +sawiro cajiiba

              (KampalaSDN) Waxa maanta lagu qabtay xafladii qalin jabinta ardayda jamacada kampala international university  oo ay qalinka ka jabiyeen arday lagu qiyaasay 5,300 iskugu jira wadamada kala ah ugandha,Kenya,sudan,Somaliland ,Somalia,ethopia ,gonga,Rwanda ,tansania, iyo dhamaan wadamada layku yidha east Africa . Hadabo xafladan oo ahayd mid loo soo agaasimay si aad heer saraysa oo ay ka soo…

              Read More

                Urur-siyaasadeedka Wadani oo maanta ololahiisa doorashada uga faa’iidaystay deeqo uu bulshada danyarta ah ugu samofalay

                Hargeysa 17, November 2012 (SDN)-Ururka Siyaasadeedka WADDANI, ayaa maanta ololahiisii Doorashada Golayaasha Deegaanka u bedeley arrimo samofal oo ay ka faa’iidaysteen dad tiro badan oo ka mid ah danyarta ku dhaqan magaaloyinka waa wayn iyo waliba degmooyinka. Waxaana arrimahaasi samofal ee lagu cawinayey dadka muwaadiinta ah ee danyarta ah hormood ka ahaa Masuuliyiinta ugu saraysa…

                Read More

                  Mareykanka oo Turkiga iyo Masar kala shaqeynaya sidii loo dejin lahaa Xiisada Gaza

                  Washington Nov 17,2012(SDN)-Madaxweynaha Mareykanka ayaa khadka telephoneka kula hadlay Raiisul wasaaraha dalka Turkiga Rejip Dayip Erdogan,labada masuul ayaa u arka Gantaaladu in ay yihiin qaar khatar ku ah shicibka iyo nabad waarta oo barige dhexe sal dhigata. Xoghayaha arrimaha dibedda ee dalka Mareykanka Hillary Clinton ayaa iyana xiriir dhanka isgaarsiinta ah la sameysay boqorka dalka…

                  Read More

                    Musharrax Khadar – Bohosha oo Magaaladda Hargeysa Hal Mar Ka Wada Furtay Afar Xafiis

                    Hargeysa Nov 17,2012(SDN)- Musharrax Khadar Xuseen Cali-Illis oo loo yaqaan Khadar-Bohosha ayaa shalay afar Xafiis  oo cusub ka furtay Xaafaddaha 150-ka, Daruuraha iyo Sheekh Nuur ee Degmooyinka 26-ka June iyo Gacan Libaax ee magaaladda Hargeysa. Taageerayaasha Musharrax Bohosha  ee urur siyaasadeedka RAYS oo Wareegoodii Saddexaad ee Ololaha Doorashada isu soo bax ka sameeyey degmooyinka kala…

                    Read More

                      The world’s most improbable property booms

                      In 2010, reports of Somali piratespouring into Nairobi’s middle- and upper-end property market began to emerge from the Horn of Africa. Laden with sacks of cash, these rogue investors were said to be converting illegally-acquired ransom bounty into commercial and residential real estate in Nairobi’s bustling Eastleigh district. Property prices in Eastleigh – the long-time…

                      Read More

                        Safiirka Somaliland ee Uk oo shahado sharaf gudoonsiiyey gudoomiyaha ururka isku xidhka bulshada iyo la dagalanka qabyalada somaliland ee uk

                        LondonNov 17/11/12 xaflad balaran oo sanadkiiba  ay qabato jaaliyada somaliland ee uk ayaa shahado sharaf la gudonsiyey gudoomiyaha ururka ee la dagaalanka qabyalada ee somaliland ururkan oo dhawaan ku bahoobin dhalinyaro Somaliland oo qurbo jooga oo ku kala sugan dhamaan wadamada Yurub iyo Maraykanka iyo AUSTRALIA waxana la gudoonsiyey Mudane Awale Birinbir .gudoomiyha urukan ayaa ugu…

                        Read More

                          SAMO-TALIS: Dareen-celinta Aqoonyahan Maxamed Siciid Gees ee Shakhsiyadda Xaaji Cabdi-Waraabe, Qaybta 13aad

                          Professor Maxamed Siciid Gees, Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland waxa uu ka mid yahay hal-doorka aan wax ka weydiiyay shakhsiyadda, aqoonta iyo xidhiidhka ka dhexeeya Xaaji C/Kariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe). Isaga oo Aqoonyahanku ii qaabilay si maamuus leh waxa uu dareenkiisa ku cabbiray sidan:   Xaaji C/Kariin Xuseen oo Xaaji Cabdi-Waraabe…

                          Read More

                            Gudoomiyaha Ururka la Dagalanka Qabyalada Somaliland oo ka Ka Hadlaya Waa maxay QABYAALADDU….? Se Maxay yihiin QABIIL,iyo QARANKU…….?????

                            AUSTRALIA Nov17/12(SDN) waraxmatulaahi Wabarakat,Dhamaan: Ururka Isku Xidhka Bulshada Somaliland iyo Ladagaalanka QABYAALADDA,damaantiin waad salaamantii,mar labaadna waad ku mahadsantiin isku duubnaanta aad wax u wada qabanaysaan ee aad u wada diyaar tihiin QABYAALADDA inaad aastaan oo aydin xabaal ku hubsataan,Taasi waa mid. Waxaa kaloo salaan qaaliya oo khaas ah iga muda gudoomiyaha SATO ee UK Mr: Cawaale…

                            Read More