Webmaster

Muuqaal Naxdin Badan Iyo Dadkii Ku Dhintay Qaraxii Huteel Pizza House ee Magaaladda Muqdisho DAAWO

Muqdisho 18. June 2017 (SDN/QJ):- Muqdisho Waa Magaalo Wehel la Noqotay Masiibada Qaraxyada ee ay fuliyaan Kooxda Argagixisada ah ee Al Shabaab,Kuwaas oo ay Ku Hoobteen Shacab Tiro badan oo aan Waxba Galabsan. https://www.youtube.com/watch?v=SCJSyli4608&feature=youtu.be https://www.youtube.com/watch?v=wvdvSXKfhEU https://www.youtube.com/watch?v=63RHinPtNVc&pbjreload=10

Read More

Safiir Baashe Cawil oo ka hadlay ujeedada socdaalka Madaxweynaha & Baadhitaano Hay’adaha amaanku ku wadaan Ismaacil Cumar Madar

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Safiir Baashe Cawil Cumar ayaa shaaca ka qaaday in Madaxweynaha JSL socdaal gaar Ku Joogo dalka Imaaradaha Carabta, qaadan doona muddo toban maalmood.   Wareysi shabakada SomalilandSpan.com wax kaga weydiisay Amb Baashe Cawil Cumar, isagoo ku sugan magaalada Dubai,sababta keentay in dalka Imaaraadka laga soo mustaafuriyo nin lagu magaacaabi Ismaaciil…

Read More

Wiil Maraykanku Hargaysa u Soo Mastaafuriyey oo Ka Waramay Saxariirka Tahriibka & Nolosha Xabsiyada

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska Geeska Afrika ayaa waraysi la yeeshay Asad Cabdi Ciise oo ah muwaadin u dhashay dalka Somaliland, islamarkaana ka mid ahaa dad Soomaali iyo Kenyan ah oo dhawaan laga soo masaafuriyay dalka Maraykanka. Mr. Asad oo Maraykanka ku galay tahriib dhib badan, waxa uu Geeska Afrika uga waramay jidkii uu…

Read More

HARGEYSA: Haweenay Sheegtay Inay Xanuun Ka Qaadday Isticmaalka Bariis Caag Ka Samaysan & Xukuumadda Oo Ka Hadashay DAAWO

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Suuqyada Somaliland ayaa lagu arkay Bariis Macmal ah isla-markaana lagu sheegay Caag, kaasi loo soo ekaysiiyey Bariista Saxda isla-markaana khatar Caafimaad weyn ku keenaya Bulshada, haddaan laga hor-tagin. Dhowr bilood ka hor, ayaa Dawladda Nayjeeriya waxay sheegtay inay qabatay Bariis laga sameeyay Caag, kaasi oo suuqyadeeda la soo geliyey, si…

Read More

Dawladda Somaliland iyo Khaatumo Waxay Heshiis Rasmi Ah Oo Ka Kooban Shan Qodob Ku Kala Saxeexdeen Magaalada Hargeysa

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Shanta qodob ee ay shalay magaalada Hargeysa ku wada saxeexdeen Somaliland iyo Khaatumo waxa kamid ah; in la wada qorsheeyo, lagana wada shaqeeyo sidii loo wada heli lahaa Somaliland loo wada siman yahay oo ku dhisan caddaalad, maamul wanaag iyo xaqdhowrista xuquuqul insaanka ku dhisan diinta islaamka oo muwaadiniinteedu midna…

Read More

Dalada Jaaliyadaha Somaliland SSE oo Ka Hadashay Mawqifka Dawladu ka qaadatay Khilaafka Khaliijka

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Dalada SSE ee ay ku bahoobeen qurbejooga Jamhuuriyada Somaliland ee Yurub ayaa baaq ka soo saaray mawqifka ay Somaliland ka qaadatay khilaafka wadamada Khaliijka. Warsaxafadeed ay guddiga fulinta daladu soo saartay oo talooyin muhiim ah loogu jeediyay dawlada ayaa u qornaa sidan   Taageero  iyo  talo soo  jeedin  ku  aaden…

Read More

Xarunta Baarlamanka Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Punt Land oo La Casriyeeyay Iyo Madaxweyne C.weli Gaas oo Xadhiga Ka Jaray SAWIRO

Garowe 18. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa furay kal-fadhiga 39aad ee Baarlamaanka Dawladda Puntland. Furitaanka Kalfadhigani ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha Baarlaanka Puntland Mudane. Axmed Cali Xaashi iyo kuxigeenkiisa koowaad, Masuuliyiin ka tirsan goloyaasha dawladda Puntland, saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Puntland, guddoomiyaha Maxkamada Sare ee Puntland, Wasiirka…

Read More

“Museveni wuxu igu yidhi; ‘Ma Raysal-wasaarihii Farmaajo ayaad tahay?’ Al-Bashiirna.. Anna waxaan ku idhi..” Xasan Cali Khayre – Sheeko Xiiso leh DAAWO

Muqdisho 18. June 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre, ayaa ka sheekeeyey Sheeko dhex-martay Wefti uu isagu hoggaaminayo iyo Madaxweyneyaasha Waddamada Uganda iyo Suudaan Yoweri Museveni iyo Cumar Xasan Al-Bashiir oo ay toddobaadkan ku kulmeen Shirkii Madaxda Urur-goboleedka IGAD ee Addis Ababa ka qabsoomay maalmo ka hor. Raysal-wasaare Khayre oo Xaflad lagu…

Read More

Ciidamada Xasilinta Oo Xoojiyey Xili Xeedho Iyo Fandhaal Kala Dhaceen Howlgalada Ay Ka Wadaan Degmooyinka Muqdisho SAWIRO

Muqdiso 18. June 2017 (SDN/QJ):- Ka dib markii magaalada Muqdisho uu ka dhacay weerar lagu hoobtay ayaa ciidamada xasilinta amniga waxay sii xoojiyeen howlgaladii ay horey uga wadeen magaalada ee amaanka lagu xaqiijinayey. Ciidamada xasilinta ayaa lagu baahiyey dhamaan isgoysyada Muqdisho iyo wadooyinka jidcadeyaasha ah ee ay gaadiidku isticmaalaan, iyagoo baaraya dadka iyo gaadiidka. Inkastoo…

Read More

Wiilka Uu Dhalay Madaxwayne Trump Oo Weeraray Wasiirka Hore Ee Arrimaha Debbada Maraykanka John Kerry

Washington 18. June 2017 (SDN/QJ):- Wiilka uu dhalay Madaxweynaha Dalka Maraykanka ee la yidhaahdo Donald Johnnyo ayaa waxa uu soo dhigay barta uu ku leeyahay Twitter-ka qoraal uu ku dhalleecaynayo Wasiirkii hore ee arrimaha Debbada ee Dalkaasi Maraykanka Mr John Kerry kadib markii uu Kerry kula kulmay Wasiirka arrimaha Debbada ee Dalka Iran Magaalada Oslo…

Read More

Muslimiin Ku Afuray Oo Ku Tukaday Beer Dadka Masiixiyiinta Ah Aad U Qadariyaan !

Spain 18. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda hoose ee magaalada Granada ee Dalkaasi Spain ayaa markii ugu horreysay Dadka Muslimiinta ah ee ku nool magaaladaasi ugu hambalyeeyay bisha barakaysan ee Ramadaan. Dadka muslimiinta ah ee ku nool magaaladaasi ayaa waxay isugu soo baxeen Afur waddareed ay ku qabsadeen Beer aad u weyn oo ku taala goob…

Read More

Al Jazeera oo Dhibaato Kala Kulmaysa Xiisada Ka Aloosan Waddamada Khaliijka

Doha 18. June 2017 (SDN/QJ):- Telefishinka Caalamiga Al Jazeera ayaa dhibaato xoogan kala kulmaya Xiisada siyaasadeed ee ka taagan Wadamada Khaliijka, waxaana daawashada Telefishinkaasi laga mamnuucay Wadamo dhoor ah oo Khaliijka Carabta kuyaala. Al Jazeera ayaa sidoo kale wajahaya weeraro dhinaca Interneka uga imaanaa iyo kuwa kale, waxaana hada hawada laga saaray Barta uu Twiterka…

Read More

Mas’uuliyiin Sare Oo Dalka Canada Ah Oo Ka Qayb Galay Afur Waddareed Ay Samaysteen !

Ontario 18. June 2017 (SDN/QJ):- Haweenayda Madaxda ka ah Gobolka Ontario County ee Dalkaasi Canada Katherine Wayne ayaa waxay Dadka Muslimiinta ah ee ku nool Gobolkaasi kala qayb gashay afur waddareed lagu qabtay Masaajidka Khadiija ee ku yaalla  Magaalada Mssaga ee  gobolkaasi.Afurka oo uu soo abaabulay iskuna soo duba riday Maalqabeenka Magaciisa la yidhaahdo Mohamed…

Read More

Sacuudiga oo Lagu Wareejinayo Labo Jaziirad oo Muran badan Horey U Dhaliyay!!!

Qaahira 18. June 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Masar ayaa ansixiyey qorshe muran badan dhaliyey oo lahaanshaha laba jasiiradood oo aan cidiba ku noolayn lagu wareejinayey Sucuudiga.   Heshiiskan lahaanshaha jasiiradahan ku yaal Badda Cas oo la kala yidhaa Tiiraan iyo Sanaafiir, ayaa la gaadhay mar uu bishii Abriil 2016-kii Boqor Salmaan-ka Sucuudigu booqasho ku tagay Masar. Heshiiskaasi…

Read More

Dowlada Soomaaliya Oo Sheegtay inay Soo Noolaynayso Goobihii Dalxiiskii Uu Dalku Lahaa

Madrid 18. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Dalxiiska Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) iyo La-Taliyaha Dalxiiska Yasir Baffo ayaa gaaray magaalada Madrid ee dalka Spain oo si heer sare ah loogu soo dhoweeyey. Wasiir Eng. Yarisow ayaa kulamo la qaadan doona Xoghayaha Guud ee Hay’ada Dalxiiska Caalamiga ah (Word Tourism Orgnanization) Mr…

Read More

Qaramada Midoobay oo Mar Kale Ganafka ku dhufatay Liiska Argagixisada ee Sucuudigu soo saaray

Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Qaramada Midoobay ayaa waxa ay  mar Kale Ganafka ku dhufatay Liiska Argagixisada ee Sucuudigu soo saaray , liiskaa oo ka koobnaa 59 magac oo shirkado iyo shaqsiyaad isugu jira, kuwaas oo badankoodu ah qaybo xidhiidh la leh Dalka qatar oo ay xitaa ku jiraan ganacsato waaweyn oo wadanka Qatar u…

Read More

Sagootintii Adduun ee Aakhiradda noqotay ee Ifraax iyo Iimaan (Dhacdadii Naxdinta Badnayd ee Huteel Pizza House Muqdisho)

Muqdisho 18. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa ay ahaayeen gabdho agoonimo lagu soo koriyay kuwaas oo hada uun la jaan qaaday carafta aduunka , waa xiligii ay hooyadood sugeysay miriha ubixii ay kalinimada kusoo korisay. Qoyskaan waxaa uu ka koobnaa 4 qofood sadex gabdhood iyo hal wiil waana Iimaan, Ifraax, Iftin iyo Saadaq, hooyada qoyskaan waxaa…

Read More

Golaha Wasiirada Somalia Oo Ka Dooday Qodobo Ay Ka Mid Yihiin Qaraxii Pizza House Iyo Xaalada Muqdisho

Muqdisho 18. June 2017 (SDN/QJ):- Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya oo  uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Xasan Cali Kheyre, iyadoo kulankan looga hadlay qodobo ay ka mid yihiin Amniga dalka iyo weerarkii lagu qaaday maqaayadda Pizza House oo ka mid ah goobaha ay ku caweeyaan shacabka Muqdisho. Ugu horeyn Wasiirka Amniga ayaa golaha…

Read More