Maydhista Gacmahaagu Waxay Faa’iido u leedahay Caafimaadka Maskaxdaada
Hargaysa 18. June 2017 (SDN/QJ):- Daraasado cusub oo lagu sameeyey Dalka Kanada ayaa sheegaya in maydhista gacmahu aanay ahayn oo keliya mid nadaafadda u roon laakiin ay suurogal tahay inay ka caawiso maskaxdu inay iska masaxdo fikradihii gaboobay, dabeetana ay isku habayso fikradaha cusub. Baadhayaashu waxay daah qaadeen in gacmaha oo laga maydho wasakhdu waxay…
