Ha’yadda Wadooyinka Somaliland Oo Si Kulul Uga Jawaabtay Warar Laga Faafiyay, Sidoo Kalena Sheegay Inay Sharciga La Tiigsanayaan
Hargaysa 16. June 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta haa’yadda wadooyinka Somaliland ayaa war aan sal iyo raad-toona laheyn ku tilmaamey warar laga faafiyay oo sheegaya in Haya’ddaha Caalamiga Ah ay madaxweynaha Somaliland Ka Dalbadeen In Wasaarada Hawlaha Guud Laga Hoos Saaro Haay’adda Waddooyinka. Mareeyaha Haa’yadda wadooyinka Somaliland Ibraahim Siciid Cilmi Iyo Yaasiin Cali Aadan oo warbaahinta kula…
