Webmaster

    Maxkamad xabsi daaim ku riday nin damacsanaa in uu weeraro aqalka madaxweynihii hore ee Mareykanka Bush

    Amarillo Nov 14,2012(SDN)-Maxkamad ku taal dalka Mareykanka ayaa xabsi daaim ku riday nin u dhashay dalka Sucuudiga ka dib kolkii uu weeraray aqalka madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka George Bush. Khalid Aldawsari oo ahaa ardey Mareykanka wax ka baranayay ayaa lagu qabtay walxaha qarxa iyo qorsheyaal qoran oo muujinayay goobo kale oo uu damacsanaa in…

    Read More

      ‘No civil war in Somalia’: Migration Board

      Somalis seeking a residence permit in Sweden will face tighter restrictions in the near future, after the Swedish Migration Board (Migrationsverket) judged that the country was no longer at war. “The fighting isn’t regular enough to warrant calling it a civil war, but it is still a difficult situation,” Migration Board legal expert Fredrik Beijer…

      Read More

        Faransiiska oo noqday dalkii u horeeyay ee reer Yurub ee mucaaridka Syria aqoonsaday

        Paris Nov 13,2012(SDN)-Dawlada dalka Faransiiska ayaa maanta noqotay dalkii u horeeyay ee reer Yurub u horseeda aqoonsiga mucaaridka Syria innay yihiin dawlada rasmiga ah ee dalkaas. Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa goaankan gaaray maalin ka dib markii Jaamacada Carbtu ay shaacisay in ay ayideen dawlada Isbaheysiga Syria ayay kaga dhawaaqeen magaalada Dooxa. “Waxaan maanta…

        Read More

          Dawlada Sweden:Soomaaliya dagaaladii waa ay ka joogsadeen

          Stackholm Nov 13,2012(SDN)-Dawlada Sweden ayaa hadal ay soo saartay laanteeda socdaalka waxa ay saameyn weyn ku yeelan doontaa Soomaalida mustaqbalka dhaw halkaa u magangelyada doonan doonta. “Dagaaladu ma aha qaar joogtaah oo loogu yiiri karo dagaal sokeeye,balse waa ay jiraan xaalado qalafsan”sidaa waxa saxaafada u sheegay Fredrik Beijer oo ah khabiirka dhanka Sharciga ee guddida…

          Read More

            Hargeysa: Golaha Guurtida oo fasax 45 maalmood ahi u bilaabmay iyo dardaarankii guddoomiyuhu u jeediyay

            Hargeysa 13, November 2012 (SDN)- Mudaneyaasha golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta galay 45 maalmood ah, ka dib markii uu u dhamaaday kal-fadhigii 48aad ee golahaas. Guddoomiyaha Guurtida Xaaji Saleebaan Maxamuud Aaden oo hadal ka jeediyay fadhigaas lagu soo xidhay kal-fadhigaa golaha, waxa uu xildhibaanada kula dardaarmay inay ka qaybqaataan sidii ay doorashada Deegaanka oo lagu…

            Read More

              Somali parliament endorses downsized Cabinet

              MOGADISHU, Somalia – In a sign Somalia’s government may be willing to move away from its corrupt past, the parliament on Tuesday approved a smaller, 10-member Cabinet in a vote that serves as an important victory for the country’s new prime minister. Parliamentary speaker Mohmed Sheik Osman Jawari said 219 parliamentarians endorsed the Cabinet in…

              Read More

                Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay xukuumada Raiisul wasaare Saacid

                Muqdisho Nov 13,2012(SDN)-Baarlamaanka dalka Soomaaliya ayaa fadhi uu maanta yeeshay waxa uu cod ugu qaaday xukuumada uu dhawaanta soo magacaabay Raiisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon(SAACID). Fadhigii maanta oo uu shir guddoomiyay afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya Max’ed Sheekh Cismaan Jawaari waxaa ka soo xaadiray 225ta mudaneyaal. Raaisul wasaare Saacid ayaa fadhiga intaanu bilaaban kulan ilbaabadu u xiran…

                Read More

                  Mayarka Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Faarax waa halyeey Qaran oo aan la ilaawi Karin Guddoomiyaha jaaliyada Ugaandha

                     (KampalaSDN) mara tarikhad magalada cerigabo waxyabaha u ku gulaystayna waxa ka mida waa mayarki hirgeliye   dhismaha iyo dayctirka wadoyinka magalada dhexmara isuna fura wadoyinka magalada oo dhan ila   inti dalka lagu so noqday waa maayarki surageliyey in magalada laga hirgeliyo biyo gelin rasmiya   tarikhada marki ugu horaysay iyado maanta guri walba…

                  Read More

                    Telefishanka Qaranka waaxdiisa qaaradda Yurub oo Agaasime cusub loo magacaabay

                    Hargeysa 13, November 2012 (SDN)- Agaasimaha telefishanka dawladda SLNTV Mr. Khadar Xasan Gaas, ayaa agaasime cusub u magacaabay waaxda telefishankaas ee qaaradda Yurub. Sida lagu sheegay qoraal kooban oo Agaasimuhu Telefishanka Qaranku soosaaray, waxa waaxda SLNTV ee qaaradda Yurub Agaasime looga dhigay Mr. Cabdiraxmaan Maxamed Aaden-Dheri, wuxuuna qoraalkaa magacaabista ahi u dhignaa sidan; “Markaanu aragnay…

                    Read More

                      CADAALAD DARRO SOO IFBAXDIYO XEER QALQALOOCISKU WAA HORSEEDKA BURBURKA QARANIMO

                      Taariikhda marka aad dub u eegto dhamaan daryeelida xuquuqda aadama iyo daboolida baahida muwaadiniinta waxaa ugu horeeyey waa Islaam. Waxa kale oo Islaam xoreeyey xoriyada shaqsiga iyo sinaanta dhamaan mushtamaca maamul qayday masuuliyadooda. Reer galbeedku waxyaalihii ay ka dhaxleen islaam kuna caano maaleen ayaa ahaa maamul wanaag, cadaalad iyo u hogaansanaanta qawaaniinta distoorka dalka…Hadaba inaga…

                      Read More

                        Gudiga Xisbiga Ucid ee Biristol oo Casuumaad Sharafeed Ku Martiqaaday Walalaha Arabsiyo ee Uk oo Dhawan ku Soo Biray Xisbiga UCID Daawo Sawirada

                        BirstolNov (SDN)13/11/2012 waxa Habeenkii xalay lagu qabtay magalada Biristol xaflad aad u heer saray oo lagu soo dhawaynay habalaha walaalaha Arabsiyo ee dhawaan ku soo biray xisbiga Ucid xafladan oo ay soo qaban qabiyeen gudiga xisbiga Ucid laantiisa Biristol  aya waxa ka soo qayb galay dadwayne aad u tiro  badan iyo  tageerayasha xisbiga Ucid ee…

                        Read More

                          CEFACA lauds for Djibouti’s new football Boss

                          The council of east and central Africa football Associations (CECAFA) has welcomed the outcome of football election in Djibouti on Saturday, where long-serving individual Souleiman Hassan Waberi has been elected to lead the Djibouti Football federation for the next four years. CECAFA secretary General Nicholas Musonye said in a press statement today that the regional…

                          Read More

                            Dadweynaha Reer Arabsiyo Oo Casuumaad Sharafeed Ku Martiqaaday Musharaxa Madaxtinimada Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen Iyo Madaxda NEW UCID Daawo Sawirada

                            Hargysa Nov12/12  Hadhimo-sharafeed loogu muujinayey cuddudiisa taageero ee uu ka heysto UCID-da cusub Magaalada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley ayaa maanta Beer-Bustaana loogu sameeyey. Munaasibadan Qado-sharafeeda oo uu u fidiyey Xildhibaan , ayaa waxa ka soo qeybgalay Murrashaxa madaxweynanimada UCID-da cusub Jamaal Cali Xuseen, Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID Axmed Aadan Ismaaciil (Axmed-Kayse), Xoghayaha arrimaha arrimaha…

                            Read More

                              Tallow maxaa uga istafiid ah xukuumada S/Land qalalaasahan ay dalka u hayaamisay???

                              Waxaa layidhi Ninwalba intay taagtii tahay baa qoraxdu ugu tagtaa.Tan iyo intii ay qasriga madaxtooyada iyadoo qamaamaysaa oo qaamaamuurtii tunka kusiday intay dhexda ku soo qubtey qirinqiir qasri ka dhiso ama wasiir noqo mooyee aan hami fog lahayn wadata qoobka soo gelisay. Qas iyo qalalaase, qabyaalad,qoomamo, sixir barar, hanti boob, cadaalad darro, maamul xumo, kala…

                              Read More

                                “Hadii Madaxweynihii Ololihii Ka Qayb-galay, Waxa Meesha Ka Maqan Cududii Saddexaad Ee Inoo Gar-qaadi Lahayd”

                                Hargeysa Nov12/12 (SDN) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay inay adag-tahay sida ay Dalka uga dhacdo Doorasho xor iyo xalaal ah, waxaanu eedo kulul u jeediyey Xukuumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo. Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Xarunta dhexe ee Xisbigaasi, ayaa sheegay…

                                Read More

                                  Ogeysiis Shir Muhiim Ah‏ oo ku Socday Gudida Ururka New UCID ku leeyahay Wadanka Holland.

                                  Ku Dhammaan Gudiyada Fulinta dhexe ee xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka {UCID}Netherland Og Gudoomiyaha Guud ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka{UCID} Jam/Som/land Hargeisa Og Xoghayaha Guud ee Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka{UCID} J/S/land Hargeisa Dhammaan gudiyada fulinta iyo dhexe ee xisbiga caddaalada iyo daryeelka {Ucid} waxa la ogeysiinayaa in maalinta Axada ee ay bisha Novemper tahay{18}shir muhiim ahi…

                                  Read More

                                    Guddoomiyaha ururka Ummada oo Sharaxaad ka bixinaya sharciga Sirdoonka Somaliland(DHEGEYSO)

                                    Hargeysa Nov 12,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Ummadda Dr Maxamed Cabdi Gaboose ayaa shir jaraaid oo uu Hargeysa ku qabtay waxa uu sharaxaad uga bixiyay sharciga Sirdoonka dalka. Gudoomiye Gaboose ayaa sidoo kale talooyin wax ku oola u jeediyay madaxweynaha Somaliland si uu taxadar dheeri ah ugu yeesho sharcigan khatar badan iyo magac xumo ka dhalan karto….

                                    Read More

                                      Guddomiyaha jaliyada Somaliland ugandha oo ka waramay safar uu ku joogay Kenya oo uu guulo waa wayn ka soo hooyey

                                      Guddomiyaha  jaliyada  Somaliland ugandha oo ka waramay safar uu ku joogay Kenya  oo uu guulo waa wayn ka soo hooyey (KampalaSDN)Guddomiyaha jaliyada Somaliland ee  ugandha Md sicid yousuf cisman cawsle  oo baryahan safar uu ku joogay dalka  Kenya oo ku joogay  arimo  shaqo ka war bixiyey kaas oo dhinacyo badan taabanayey,gudomiyuhu waxa uu sheegay inu…

                                      Read More

                                        Raysal-wasaaraha Soomaaliya oo caddeeyay qorshaha dawladoodu ku waajahayso qaddiyadda Somaliland iyo wadahadaladii labada dhinac u furmay

                                        Muqdisho 11, November (SDN)- Raysalwasaaraha dalka Somaliya Mr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), ayaa ka hadlay qorshaha ay dawladoodu ugu tallo gashay inay ku waajaho dawladda Somaliland iyo qaddiyadda madaxbanaanideeda. Mr. Saacid, oo shalay idaacada dawladda ee Radio Muqdisho si toos ah uga jawaabayay su’aalo ay shacabku weydiinayeen, ayaa wuxuu sheegay inay sii wadi doonaan wada…

                                        Read More