Webmaster

    ARDAYDA GABILEY IYO ARIN XUMADA SIILAANYO

    Taariikhdu waa diiwaan doraad iyo shalay wixii ku dhaafay ayaa laga daalacdaa aadimigaa u sharaf badan allah wuxuu sameeyay ardayduna waa astaanta horumarka bulshada waa ilayaska qaranka iyo qoomiyada . xakuumada madaxweyne siilaanyo waxay cagta saartay dhabadii lagu halaagay nidaamkii daaquudka ahaayee ee AFWEYNE taasi oo adeegsan jiray calaamadaha hada ka muuqday xukunka sii dhacaya…

    Read More

      Gudoomiyaha Xisbiga kulmiye oo Muuse bixi ayaa si kulul u weeraray Madax Dhaqameedka Somaliland ee Daga Burco

      Burco Nov15/12 (SDN)Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse biixi Cabdi oo indhaweydba hadalo cid gaara beegsanaya iska ilaalin jiray ayaa galka seefta ka saarey islamarkaana maanta si kulul u naqdiyey,una weeraray waxgaradka iyo madax-dhaqameedka Beelaha Galbeedka Burco (Habaryoonis,Arab iyo Ciise Muuse) oo cabasho ka muujiyey 43 goob codbixineed oo Komishinka doorashooyinku ka dhimeen degaamaday ku suntan yihiin…

      Read More

        Shiinaha oo yeeshay Madaxweyne Cusub

        Beijing Nov 15,2012(SDN)-Dal weynaha Shiinaha ayaa todobaadkii ina dhaafay waxa xisbiga dalkaa ka rimiyaahi uu ku hawlanaa soo xulida madaxweyne cusub oo xilka haya mudada tobanka sano ee soo socota. Shiinaha oo aaney shicibku dooraan madaxdiisa ayaa kolba xisbiga talada hayaahi shir weyne ku soo xulaa shakhsiga xilka madaxweyne qabanaya. Xi Jinping oo mudo sanado…

        Read More

          Sheekh Aadan Madoobe:Hadii aynaan inagu Dhuxusha dhoofin Shabaabka ayaa dhoofin doona

          Kismayo Nov 15,2012(SDN)-Waxa weli taagan xiisad ka dhalatay Dhuxul ay kooxda Ras kaambooni ka dhoofisay dekedda magaalada Kismaayo oo ay wada jir ula maamulaan ciidamada dawlada Soomaaliya. Dhuxusha ayaa waxa dhoofinteeda hore u mamnuucay Gollaha Amaanka iyo Dawlada Soomaaliya. Madaxa Ras Kaanbooni Sheekh Axmed Madoobe oo saxaafada u sheegay in Ganacsada Kismaayo ka codsadeen in…

          Read More

            Dispute widens over charcoal exports from Kismayo

            Enforcing the ban on charcoal exports from the Somali port of Kismayo continues to be a source of dispute between regional authorities and federal officials who disagree over how to manage the surplus left in the city after al-Shabaab was ousted. Following al-Shabaab’s forced departure from the city in September, the interim administration of Kismayo…

            Read More

              Iran oo Safaarad ka furaneysa Muqdisho iyo Turkiga oo dayactiraya dhismaha Baarlamaanka

              Muqdisho Nov 15,2012(SDN)-Dawladaha dalalka Iran iyo Turkiga oo siyaasada ku herdamaya ayaa Soomaaliya u imanaya asbaabo kala duwan iyaga oo mid waliba ka kale doonayo in uu uga dheereeyo hanashada Soomaalida. Iran ayaa damacsan in ay Safaarad ka furato Muqdisho dhawaan xili aaney dalal fara badan oo caalamka ahi aaney arintaa ku dhiiran. Halka Turkigu…

              Read More

                Marwo muna maxamed dahir oo lakulantay qaar kamida ardayda jaamacadaha Addis Ababa

                Adis Ababa Nov 15,2012(SDN)-Muna maxamed daahir oo kamida qurbajoogta reer Somaliland ee u firfircoon hawlaha samafalka iyo horumarinta bulshada ayaa waxay in muddo ahba hawlaha horumarka kawaday dalka jarmalka halkaas oo ay iyadu degen tahay, waxaanay muna ka tirsantahay urur samofal oo kajira dalka jarmalka magaciisana layidhaahdo (haldoor). Haddaba Muna oo muddo shan sano ah…

                Read More

                  Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Jaaliyada Somaliland ee dalka Ugaandha oo Fahad Yusuf Xariir Suldaan maanta loo doortay

                  Kampala Nov 14,2012(SDN)-Kulan  ay iskugu yimaaden dhaaman xubnaha gudida fulinta  jaliyada Somaliland ee dalka ugandha oo uu hogaaminayo gudomiyaha jaliyada ugandha Md sead  hadabo waxa si gacan taag ah oo laysku raacay loona doortay inuu noqdo guddomiyaha golaha dhexe ee jaliyada Somaliland  fahad yusuf xariir suldan,kulan kan oo ahaa mid aad loo soo agasimay ayaa…

                  Read More

                    Raysal Wasare ku Xigeenka ahna Wasiirka arimaha dibeda Somalia Fowsiyo Yuusuf oo safarkii ugu hooreyey ugu ambabaxday dibeda

                    Muqdisho Nov 14/12 Raisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka arimaha dibeda ee xukuumada cusub ee Somalia Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa maanta ka ambabaxday garoonka dayuuradaha Aadan cadde ee magaalada Muqdisho iyadoo ku sii jeeda magaalada Jabuuti ee dalka Jabuuti. Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ayaa hogaamineysa wafdi lagu wado in dowlada Somalia ay uga qeyb galaan…

                    Read More

                      Jamaal Cali Xuseen:Rag cadaalad waayey Sidii Cowsha kala yaac,waxaan leeyahey may aheyn inaad Xamar u yaacdaan haseyeeshee, waxey aheyd inaad dalkiina ka dhex dagaalantaan

                      Tog-Wajaale Nov 14,2012(SDN)-Musharaxa xilka madaxweynenimo ee xisbiga UCID Md Jamaal Cali Xuseenayaa khudbad xasaasiya ka jeediyay ololihii xisbigiisu ku qabtay magaalada Togwajaale. Jamaal ayaa waxa uu si ba’an u weeraray habdhaqanka xukuumada iyo xisbiga Kulmiye,hadaladii uu Togwajaale uga jeediyay taageereyaasha xisbiga UCIDna waxa ka mid ahaa; “Aqbali mayno Cadaalad daro in nalagu sameeyo Waayo Xisbigii…

                      Read More

                        The Somali Connection

                        To what extent is the CIA still involved in detaining and interrogating terrorist enemy combatants? Yesterday we noted that past Petraeus paramour Paula Broadwell had claimed on Oct. 26 that the agency was holding three Libyan detainees in Benghazi at the time of the 9/11 attacks there. Fox News Channel’s Jennifer Griffin mentioned the three detainees…

                        Read More

                          UN envoy welcomes Somali parliament’s endorsement of new cabinet as an ‘important milestone’

                          The United Nations top political official for Somalia today welcomed the recent endorsement by the East African country’s parliament of a new cabinet, the so-called Council of Ministers. “This is another important milestone in the history of Somalia – the appointment of clean slate of just ten Ministers conclusively demonstrates the will of the Somali…

                          Read More

                            Magacaabida Fawsiya Yusuf Xaaji iyo munaafaqada xukuumada Siilaanyo

                            Toronto Nov 14,2012(SDN)-Magacaabidii loo magacaabay Fawsiya Yuusuf  Xaaji Aadan wasiirka wasaarada arimaha dibedda ee dalka Soomaaliya waxa diidmo ku qaabilay masuuliyiin ka tirsan xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Siyaasiyiinta ka hadlay maacaabida Fawsiya ayaa intooda badan hadaladoodu u badanaayeen qaar isu muujinaya in ay yihiin Wadaniyiin. Halka qaar kale oo saxaafada lagu xusay in ay xilkaa…

                            Read More