Webmaster

    Shaqalaha Tvga Qaranka Somaliland Xaafiskiisa London oo Cabasho u Gudbiyey Madaxwaynaha Somaliland Shegayna in Anay Wax Mushahara Arag Mudadii Xafiisku Furnaa

    London Oct 31/12 Shaqalo hore uga tirsanaan jiray xafiiska tvga somaliland xafiiskisa  london oo la soo xiriiray qurbojoog.com ayaa waxa ay  shegeen in anay mudadii uu furnaa xafiiskani anuu wax mushahra anay ka qadan wasarada warfafinta iyo wacyigalinta  oo ay si mutadacwima ku shaqayn jireen warjiye ka tirsanaa oo shegay in aan magacisa la shegin…

    Read More

      Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland oo Khudbad dhinacyo badan taabanaysa maanta shacabka u jeediyay

      Hargeysa Oct 31,2012(SDN)- Bismilaahi raxmaani raxiim   Asalaamu-caleykum, wa-raxmatullaahi Wa-barakaatu     Mudanayaal iyo Marwooyin.   Ugu horeyn, waxan salaan iyo mahadnaq u dirayaa dhamman shacbiga Somaliland gudo iyo dibedba meelkasta oo ay joogaan. Aniga oo og mar kalena uga mahad celinaya taageerada buuxda ee ay xukuumadda la garab taagan yihiin taageerayaasha iyo bahweynta xisbiga…

      Read More

        Xisbiyada Dimuqraadiga iyo Jamhuuriga ee ku hardamaya Doorashooyinka Aqalka Cad ee Mareykanka iyo Soomaalida Ohio

        Columbus Oct 31,2012(SDN)-Xisbiyada Dimuqraadiga iyo ka Jamhuuriga ee bisha inagu soo fool leh ku hardemi doona xilka madaxtinimada Mareykanka ayaa si weyn ugu loolamaya taageerada Soomaalida Gobolka Ohio. Ohio ayaa ah mid ka mida gobolada faro ku tiriska ah ee aan ilaa hada kala raacin labada musharax ee Barack Obama iyo Mitt Romney. Xisbiyada ayaa…

        Read More

          Sir Laga Soo Xigtay Villa Somalia oo Lagu Sheegay In Wasiirka Khaarijiga Somaliland Xil Wasiirnimo ka Codsaday Madaxweyne Xasan Sh. Maxamuud

          Addis-ababa Oct 31,2012(SDN/Hubaal-W/wararla)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibedda JSL Dr Maxamed  Cabdilaahi  Cumar ayaa la sheegay inuu Quudaraynayo Xil wasiirnimo oo looga magacaabo Xukuumadda Cusub ee Soomaaliya loo dhisay, isaga oo ka codsaday Madaxweynaha dalkaasna Xasan Sheekh Maxamuud in loo magacaabo wasiirka arrimaha dibedda ee Soomaaliya. Sida lagu daabacay bogga wararka ee shabakada Togaherer.com oo warkan…

          Read More

            Kulankii lagu falanqaynayey ka wada hadalka iyo saxeexa Xeerka Hab-dhaqanka Saxaafadda ee Doorashooyinka oo isu bedelay Shirqool iyo wariye lagu soo weeraray

            Hargeysa Oct 31,2012(SDN/Hubaal)-Kulan laba maalmood ah oo ay Hay’ada Akaadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland ku marti qaaday Suxufiyiinta Hay’adaha Warbaahinta Madaxbanaan iyo ta Dawladda, oo  Hudheelka Maansoor ka furmay  29-kii Oktoobar ayaa shalay ku dhammaaday natiijo la’aan iyo is-afgaran waa ka dhex dhashay Warbaahinta Madaxbanaan iyo Hay’adihii soo qaban-qaabiyay. Kulankan oo lagaga wada hadlayay Xeerka…

            Read More

              Duufaannada ku Dhuftay Maraykanka oo Bad iyo Berriba Qarqiyey

              New-york Oct 31,2012(Hubaal-W/wararka)- Duufaano waaweyn ayaa hafiyay Dalka mareykanka, kadib markii ay  dabaylaha xawaaraha ku soconayaa maalmo ka hor waxyeelo ka geysteen dalalka Cuba iyo Haiti.Duufaanka oo subaxnimadii Isniinta  ku dhuftay wadankaas ayaa illaa xalay saqdii dhexe  socday iyagoo sababay cabsi weyn oo dadku ka qabaan noloshooda  in ka badan 7 boqol oo kun oo…

              Read More

                Wasiirka Macdanta Somaliland:Shidaal qodista dalkeena waxa ay ka bilaabaneysaa 2014ka

                Cape Town Oct 31,2012(SDN)-Wasiirka wasaarada Macdanta Somaliland Md Xuseen Cabdi Ducaalle oo saxaafada kula hadlay Shir Koonfur Africa uga Socda wadamada Africa ee Shidaalku dhulkoodu ceegaago ayaa sheegay in dhawaan shidaal qodis laga bilaabi doono Somaliland. Wasiirka ayaa sheegay in ay sadex shirkadood haatan heystaaan heshiisyo ay horena ugu baareen Shidaal iminkana ay tahay in…

                Read More

                  Dawlada Jarmalka oo joojineysa taakulo ay siin jirtay xarumaha caafimaad ee Dhadhaab

                  Nairobi Oct 31,2012(SDN)-Qoraal ay saxaafdu heshay oo ay soo saartay safaarada Jarmalku ku leeyahay Kiinya ayaa ay ku soo baxday in dawlada jarmalku goaansatay in la jaray caawimo ay dawladaasi la garab taagneyd xerada Qaxootiga ee Dhadhaab. Jarmalka ayaa bixin jiray kharashka ku baxa dhawr goobood oo caafimaad oo ay gacanta ku heyso Haya’da Qaxootiga…

                  Read More

                    Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo inta afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed xaashi Dhamac Gaariye

                     Waxaa Dad Weynaha reer Somaliland iyo inta afka Soomaaliga Ku Hadlaba la Ogeysinayaa in ay ka soo Qayb Galaan Xaflad Baroor Diiq ah oo loogu Ducaynayo Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye Ilahay u Naxariistee, Taariikhdu Tahay 04/11/2012 Maalinta Axada Sacada: 3-11pm GOOBTA :Selby Centre .Selby Road London N17 8JL Wixii Faahfahin ah kala soo Xidhiidh…

                    Read More

                      Mucaaridaw wax toosi ee ha noqon mid wax dumiya

                      Waxay Somaliland u qaadatay nadaamka Demuqraadiga ee xisbiyada badan in ay xisbiyada mucaaridku dawlada ka toosiyan wixii qaloocan.  Dalkeenu imika wuxu ahaa Demuqraadi in aad u fura badan.  Inkastoo uu ku amaanan yahay dadkiisu isu tanasalbadan ay sameeyen markii u khilaaf siyaseedood soo kala dhex galay beryihi hore.   Run ahaantiina shacbigu arrintasi iyada ah aad…

                      Read More

                        Booliiska Somaliland oo Hub ku qabtay Boorama

                        Hargeysa Oct 30,2012(SDN)-Taliyaha ciidamada Booliska Somaliland ayaa maanta saxaafada uga waramay hawgalo mudo socday oo ay ku soo qabqabteeen hub kala duwan. Taliye Cabdilaahi Fadal Iiman ayaa sidoo kale soo ban dhigay hubkan ay ka soo qabteen Boorama. “Waxay Ciidammada Booliska Somaliland xog ku soo heleen in Hub tiro badani yaallo guri ku yaal magaalada…

                        Read More

                          Murugada taal Somaliland Doorashada Horteed & Mawqifka Difaacayaasha Xuquuqda Aadamiga Somaliland

                          Mudane Madaxwayne,   Difaacayaasha Dhexdhexaadka ah ee Xuquuqda Aadamiga Somaliland iyo dhaqdhaqaaqyada dimuqraadiyad doonka ah oo ixtiraam farobadan kuugu haya xilka qaran ee ay shacabka Somaliland kuu doorteen, waxanu si xushmad leh kuula socodsiinaynaa werwerka aanu ka qabno xaaladaha uurku taalada leh ee haatan dalkeenu maraayo gaar ahaan dhinacyada nabadgalyada iyo amaanka muwaadiniinta, xadhiga sharcidarada…

                          Read More

                            Gudomiyaha urur siyaasadeedka NDB ee Somaliland oo soo gartay Muqdisho lana Shaciyey in loo magacabaayo Raysal Wasare Ku Xigeen

                            Muqdisho Oct 30/12 Guddoomiyihii Urur Siyaasadeedkii NDP ee ku hadhay Tartankii kala reebista ee ugu horeeyay ee Axsaabta iyo Ururadda Siyaasadda Somaliland Marwo Fowsiya Yusuf Xaaji Aden ayaa shalay soo gaartay magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Soomaliya. Foosiya X Aadan wararka laga helayo ayaa sheegaya inay Muqdisho ku sugan Tahay Una Raadsatay   Xil siyaasadeed oo Miisaan…

                            Read More

                              Xisbiga Ucid oo soo bandhigay cudiidisi tageero ee Gobolada Somaliland

                                Hargaysa Oct 30/12 waxa maanta Taageerayaasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka ee UCID ay soo bandhigeen  Cududooda Taageero iyagoo isku soo baxoodii balaarna isku yimid   Fagaaraha Beerta Xoriyadda ee Magaalada Hargeysa. Ugu horayn waxaa madashaasi hadal kooban ka soo jeediyay Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex ee Xisbiga UCID isaga oo mahad naq balaadhan u soo jeediyay dhamaan…

                              Read More

                                UK groups to coordinate monitoring in Somaliland elections

                                International development agency Progressio, the Development Planning Unit at University College London (UCL) and Somaliland Focus (UK) are once again contributing to attempts to build a stable system of democracy in the Horn of Africa. The three organisations have been invited by Somaliland’s National Electoral Commission (NEC) to act as coordinators of the international observation…

                                Read More

                                  Terminaalada Madaarka Berbera oo Daad galay iyo Mishiinadii baadhitaanka dadka ee Wasiirku Lacagta ku urursanayay oo ciladdi gashay

                                  Berbera 30, October (SDN)- Roobkii ku da’ay magaalo Xeebeeda Berbera oo ahaa mid quwad lahaa ayaa galay labada Terminal ee Madaarka berbera ee midna laga baxo midna laga soo galo, waxaanu gaadhsiiyay khasaare balaadhan oo ay ilaa hada wasaaradda Duulista iyo Hawadu af-ka ka xidhatay inay sheegto. Daadka Galay Terminaaladda ayaa la sheegayaa inay sababtay…

                                  Read More

                                    Madaxweyne Siilaanyo oo tacsi u diray qoyska iyo ehelada marxuum Cumar Nuur Axmed oo ku geeriyooday Burco

                                    Hargeysa October 30, 2012 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi u dirayaa Ehelkii, Qaraabadii, Qoyskii, Asxaabtii, iyo dhamaan shacbiga reer somaliland, oo uu ka tacsiyadaynaayo Geerida ku timid MARXUUM, CUMAR NUUR AXMED  oo ka mid ahaa Odayaashii ka soo qayb-qaatay halgankii nabadaynta iyo dawladnimada Jamhuuriyada Somaliland oo 29/10/2012 bishan ku…

                                    Read More