Martiqaad: Nagala soo qaybgal shirka Telephone-ka Qurbajooga Somaliland oo uu qabanayo Wasiir Osman Sahardiid Cadaani
Xafiiska Somaliland ee Maraykanka wuxu ku martiqaadayaa dhamaan qurbajooga Somaliland ee degan USA, Canada, Italy, UK, Germany, Natherland, UAE iyo France, inaad nagala soo qayb gashaan shirka telephoneka oo uu marti noogu yahay Wasiir Osman Sahardiid Cadaani. Wasiir Osman wuxu inooga waramayaa xaalada maanta Somaliland marayso guud ahaan, iyo gaar ahaan xaalada wasaaradiisa Maaliyada. Waxa…
