Webmaster

    Somalidiasporanews Editor Dies of Gun Shot Wound

    Mogadisho- Somalidisporanews’s Somalia news editor died of Gun shot wound after a week of treatment in a Mogadisho Hospital. Mohamed Mohamud Tuuryare was one of  two Somali Journalist shot last week by unknown assailants. Mohamed received about five gun shots on his upper body and was left for dead by group of unknown thugs. Mohamed…

    Read More

    Xisbiga Ucid Laantisa uk oo Hambalyo iyo Taagero u Diraya shirki golaha dhaxe iyo goamadii ka soo baxay

    london Oct29/12 Xisbiga Ucid laantisa uk aya waxay hambalyo iyo taagero u dirayaan hogaanka cusub ee la doortay xisbiga ucid iyo guusha uu ku dhamaday shirwaynahii golaha dhaxe ee maanta ku qabsoomay caasimada wadanka somaliland ee Hargaysa iyaga oo hamalyo u diraya murashaxa madaxwaynaha Aqon yahan Jamaal Cali Xuseen iyo ku xigeenkisa Cabdirasid Xasan Mataan…

    Read More

      Golaha Wasiiradda Cusub oo 24 saac gudahood lagu dhawaaqi doono xubno ka soo jeeda somaliland oo ka muuqda

      Muqdisho Oct 28/12 Wararka laga helayo xafiiska Madaxweynaha iyo kan Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegaya in saacadaha soo socda  lagu dhawaaqi doono liiska Golaha Wasiiradda ee xukuumadda Ra’iisul Wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid .warku waxa intaa ku darayaa in Ra’iisul Wasaaraha ay ka soo dhamaatay wadatashiyo iyo soo xulistii xubnaha ka mid noqonaya Golaha Wasiiradda cusub. waxa caawa…

      Read More

        Wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo Caawa u geeriyoodiyay dhawacyadii uu qabay

        Muqdisho Oct 28,2012(SDN)-Waxa Caawa magaalada Muqdisho ku geeriyooday tafatirihii wararka Soomaaliya ee somalidiasporanews.com/qurbejoog.com iyo Iddaacada Shabeel Marxuum Maxame Maxamuud Tuuryare(Shulunge). Tuuryare ayaa todobaad ka hor koox afka soo duubatay ay ku dhaawacday Muqdisho,waxaanu intii ku jiray cisbitaalka Madiina. Marxuumka ayaa intii uu yiilay cisbitaalka waxa uu galay dhar qaliina,mudana waxa ay u muuqatay in uu…

        Read More

          Habeenka Murtida iyo Madadalada ee london iyo Abwaanada Xuseen Qawdhan ,Basbaas , Muuse cali faruur ,Iyo Faniinta London

          Dhamaan Waxa la ogaysinayaa Ummada ku hadasha afka soomaliga inay ka soo qayb galaan Munasabad soo dhawayno Abwanada Muse cali faruur ,basbaas iyo Xasan qodhan waxa ku wahelinaya fanaaniinta Uk intii loogu jeclaa Maryan Mursal ,Saynab Cige ,cabdirasaaq gadaco ,Aj,Yusuf Dhere, Sir Maxmuud cumar Fadxiya Fiska,Faysal Yare waxay habeenkaa idiin soo bandhigayaan majaajilo gabayo iyo…

          Read More

          Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbiga UCID Oo La Soo Gabo-gabeeyey lana doortay Musharaxa Madaxwaynaha iyo, Musharax Ku Xigeenkiisa

          Hargeysa Oct28/12  (SND) – Shirkii Golaha dhexe ee Xisbiga UCID ayaa la soo gabo-gabeeyey, waxaana Musharaxa Madaxweynaha loo doortay Jamaal Cali Xuseen, halka Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka-na loo doortay Cabdirashiid Xasan Mataan. Shirkan ayaa waxa laga soo jeediyey khudbado kala duwan, waxaana madashaasi lagu ansixiyey in uu noqdo musharaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen,…

          Read More

            Nashville’s Somalis embrace election

            Nashville’s Somalis don’t want to hear how inconvenient it is to stand in long lines at the polls. They don’t like conversations about how watching TV is ruined by all the political attack ads, how Facebook friends turn on one another during election time, how life will be so much nicer once election season ends….

            Read More

              SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 5aad‏

              Waa qormadii 5aad ee taxanaha SAMO-TALIS: Talo-nabadeedka iyo Taariikhda Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), waxaynu ku eegaynaa saamixii iyo kulankii dhex maray Xaaji CABDI iyo ninkii aabbihii dilay, inaga oo ka qaadayna halkii ay sheekadu shalay inoo joogtay. Xaaji Cabdi iyo wiilashii la socday waxa ay markiiba qoryaha ka saareen xabbadihii ku jiray ee ay…

              Read More

                Maayar Ka Gaws Adaygay In Wasiirro Taageero Doon ahi Kaga Ololeeyaan magaaladiisa Hantida Umadda

                Boorama Oct 28,2012(SDN/Hubaal)- Wasiirka Wasaaradda Wershadaha Cabdirisaaq Cismaan, Wasiir ku xigeenka Waxbarashada Cali Xaamud Jibriil, Guddoomiye ku xigeenka hay’adda Ka hortaga Masiibooyinka Qaranka (NERAD) iyo Guddoomiyaha ururka Haweenka Qaranka ee NOW, ayaa madal kaliya kaga wada qayb-galay Munasibad hor-dhac u ah ololaha xisbiga KULMIYE. Masuuliyiintan oo isku bahaystay Munaasibadan ololaha KULMIYE bilowga u ah, ayaa…

                Read More

                  Wasiirka Macdanta Somaliland“Waxa aanu marti-qaad ka helnay dawlada Koonfur Afrika, waliba waxaanu ka mid nahay wadamada ka hadlaya, arrintaasina…”

                  Hargeysa Oct 28,2012(SDN/Hubaal)– Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta Somaliland Md. Xuseen Cabdi Ducaalle, ayaa shalay socdaal ugu ambo-baxay magaaladda Cape Town ee waddanka Koonfur Afrika, halkaas oo la sheegay inuu kaga qaybgelayo shir lagaga hadlayo wax-soo-saarka iyo khayraadka ku dihin qaaradda Afrika. Shirkan oo la sheegay in Somaliland si heer caalami ah loogu marti-qaaday,…

                  Read More

                    Faransiiska Iyo Jarmalka Oo Canshuur Ku Soo Rogaya Wargeysyadda Dalalkooda Ee Wararka Internetka Ku Baahiya Iyo Google Oo U Hanjabtay

                    Paris Oct 28,2012(SDN/Hubaal)-  Dalalka Faransiiska Iyo Jarmalka ayaa khilaaf soo kala dhex galay shirkadda Caalamiga ah ee GOOGLE, ka dib markii dawladaha ay sheegeen in ay cashuur ku soo rogayaan Wargeysyadda dalalkooda ka soo baxa ee haddana Wararkooda ku baahiyey GOOGLE si ay u iibiyaan. Shirkadda GOOGLE, ayaa iyadduna markii uu soo baxay warkaasi, waxay…

                    Read More

                      Shan Qof ayaa ku dhaawacmay Shil Babaabuur oo ka dhacay deeganka Xamaas ee Gobolka Saaxil

                      Hargeysa Oct 28/12(SDN/Hubaal)- Shan Qof ayaa dhaawacmay kadib markii shalay fiidkii baabuur ay saarnaayeen shil kula galay deegaanka Xamaas ee gobolka Saaxil, xilligaas oo ay ku gudo jireen safar dalxiis ah oo ay a tamashle kaga yimaadeen magaalada Berbera iyaga oo ku soo jeeday magaalada Hargeysa. Shantan qof oo laba kamid ahi ahaayeen haween ayaa…

                      Read More

                        Xukumada Somaliland oo Warqad Cabasho u Gudbisay Dawlada Fedralka Soomaliya

                        Muqdisho  Oct 28/12 (SDN) Warar  hoose oo ay Heshay qurbojoog.com ayaa wasarada Arimaha Dibada ee Somaliland ay  warqad u  gudbisay Dawlada Federaalka Soomaaliya ku sheegtay in ay ka walaacsan tahay sii ambaqaadida wadahadaladii u dhaxeeyay labada dhinac ee ku saabsanaa Mustaqbal Soomaaliland iy Somalia.Wadaxaajoodka labada dhinac oo ka dhashay Shirkii Magaalada London 23 kii Feberuary…

                        Read More

                          Mudane ka tirsan Aqalka Odayaasha Ingiriiska oo fadhigii golahooda ka sheegay inaanay Shacabka Somaliland doonayn Midnimo dhexmarta Soomaaliya

                          Hargeysa 27 October (SDN)- Xildhibaano ka tirsan Aqalka Odeyaasha Ingiriiska ayaa cadeeyey in furitaanka xafiiska UK ee Hargeysa muujinayso talaabo loo qaaday sidii Somaliland madaxbanaani u heli lahayd. Aqalka Odeyaasha Ingiriiska oo shalay dood ka yeeshay  talaabooyinka xukuumadda Ingiriisku u qaaday sidii loo yareyn budhcad badeedka, isla markaana loo xasilin lahaa dalalka jaarka ee Geeska…

                          Read More

                            Madaxwayne ku xigeenkii somaliland oo anan ka muqan Gobahii Salada Ciida iyo Xaguu ku Sugan Yahay aan la garanayn

                            Hargaysa Oct27/12 (SDN) Bulshada ku dhaqan Magalada Hargaysa ayaa salaadii ciida ku bararurugay in madaxwayne ku xigeenkii somaliland laga wayey gobahii lagu tukanayo taas oo suaalo badan layska waydiyey , waxa kale oo aan lagu soo qadin warsaxafadeedkii iyo tahniyadihii uu gudubin jiray madaxwayne ku xigeenka ee loo marin jiray saxafada dadka falaqaya ayaa waxa…

                            Read More