Webmaster

    Tacsi ku socota qoyska ay ka baxday marxuumad Kowsar Faarax Cilmi

    Eng. Ibraahim Aaden, Dr. Maxamuud Axmed Cagaweyne, Cabdisalaam Yuusuf Faarax, Barkhad Daahir Ismaaciil, Maxamed Cabdi Ibraahim, Maxamuud Jaamac Taarwale, Cabdirixiin Xaaji Bariis, Xil. Jaamac Ismaaciil (Shabeel), Xuseen Jaamac Guulleed, Dhamaan dadkaasi waxay tacsi u dirayaan Prof. Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) oo xaaskiisii marxuumad Kowsar Faarax Cilmi habeenimadii Khamiista ee October 25 2012 ku geeriyootay dalka…

    Read More

      Sucuudiga: Tirada Xujaajta Soomaalida ee sannadkan 2012 Xajka ku dhintay

      Makka 27, October 2012 (SDN)- Tiro ka mid ah Xujaajta Soomaalida ee sannadkan, ayaa ku geeriyooday dalka Sucuudiga, ka dib markii ay gudashadii waajibaadka Xajka dhamaysteen. Sida uu shabakadda Somalidiasporanews.com/Qurbejoog.com, u xaqiijiyay mid ka mid ah Xujaajta sannadkan 2012 gutay waajibaadkaas diiniga ah, ilaa 4 qof oo ka tirsanaa Xujaajta Soomaalida ayaa geeriyooday, kuwaasoo 2…

      Read More

        Faroole:Dawlada Soomaaliya waa in ay Dastuurka u hogaansantaa,dadka Jubooyinkana ay maamulkooda sameystaan

        Garoowe Oct 27,2012(SDN)-Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya Md Cabdiraxmaan Farooleayaa salaadii ciida ee shalay khudbad uu jeediyay ku soo qaaday maamul u sameynta gobolada dhawaanta Shabaabka laga saaray ee Jubbooyinka. Madaxweynaha ayaa hadaladiisii waxaa ka mid ahaa;“dadka Gedo iyo jubooyinka dega waxaan leenahay sameysta maamul aad isla garateen kuna wada qanacsan tihiin,anaga Puntland…

        Read More

          Raiisul Wasaarihii hore DF Gaas oo booqanaya Qardho kuna siijeeda Buuhoodle

          Qardho Oct 27,2012(SDN)-Ra’iisul wasaarihii hore ee Dowladdii KMG federaalka Soomaaliya Prof. C/wali Maxamed Cali Gaas ayaa manta gaaray magaalada Qardho kadib markii uu salaada Ciid-u-Adha kutukaday magaalada Garoowe halkaas oo uu khudbad dhinacyo badan taabanaysa kasoo jeediyey oo dadweynuhu aad u soo dhaweyeen hadalada qiimaha leh. Prof. C/wali Maxamed Cali ayaa salaada ciid kadib ku…

          Read More

            Dhalinyaro weli ka sii qulquleysa Mareykanka oo ku biireysa Al Shabaab

            Minneapolis Oct 27,2012(SDN)-Waxa afar sanadood ka dib weli sii socota dhalinyarada Mareykanka ka tageysa ee ku biireysa kooxda xagjirka ah ee Al Shabaab. Sidaana waxa lagu shaaciyay warbixin ay dawlada Mareykanku dhawaan shaacisay. Sida warbixinta lagu xusayna ilaa laba ka mida dhalinyarada ku nool magaalada Minneapolis ayaa u dhoofay Soomaaliya deetana ku biiray Shabaabka. Soomaalida…

            Read More

              Wasiirka Arimaha Dibada ee Itoobiya Behane Aya kulan la Qatay Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Maxamed Omaar

              Adis AbabaOct 27/12 (SDN )Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda ee Dawladda Itoobiya, Mudane Berhane Gebre-Kristos iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Somaliland, Mudane Maxamed Cabdillahi Cumar, ayaa maanta oo Jimca ah kulan rasmi ah ku qaatay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Itoobiya. Kulankan oo ah kii ugu horeeyay ee si rasmi ah u dhex mara labada…

              Read More

                Gudida Jaaliyada Somaliland UK “SSUK” oo Shacabka ka Hambalyo Ciidul Adxa u diraya

                Gudida Jaaliyada Somaliland UK “SSUK” waxay hambalyada salaanta ciidul adxaa hawada u marinayaan dhamaan shacabka reer Somaliland meelkasta uu dunida guudkeedka ka joogaan, gaar ahaan UK. CIID MUBAARAK     CIIDMUBAARAK     CIID MUBAARAK Gudida Somaliland society SSUK waxaay hambalyo gaar ah udirayaan: Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Mahamed Mahamuud iyo xaaskiisa. Madaxweyne ku xigeyka mudane Abdirahmaan A. Seelici iyo…

                Read More

                  Habeenka Murtida iyo Madadalada ee london iyo Abwaanada Xuseen Qawdhan ,Basbaas , Muuse cali faruur ,

                    Dhamaan Waxa la ogaysinayaa Ummada ku hadsha afka soomaliga inay ka soo qayb galaan Munasabad soo dhawayno Abwanada Muse cali faruur ,basbaas iyo Xasan qodhan waxa ku wahelinaya fanaaniinta Uk intii loogu jeclaa Maryan Mursal ,Saynab Cige ,cabdirasaaq gadaco ,Aj,Yusuf Dhere, Sir Maxmuud cumar Fadxiya Fiska,Faysal Yare waxay habeenkaa idiin soo bandhigayaan majaajilo gabayo…

                  Read More

                    SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 4aad

                    Waa qormadii 4aad ee taxanaha SAMO-TALIS: Talo-nabadeedka iyo Taariikhda Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe), waxaynu ku eegaynaa saamixii iyo kulankii dhex maray Xaaji CABDI iyo ninkii aabbihii dilay   Inkasta oo Xaaji Cabdi aabbihii lagu dilay dagaal muddo ka hor dhacay (1905), waxa lix iyo toban sano kaddib, kuna beegan 1921-kii lagu taamayay sidii loogu…

                    Read More

                      Xisbiga Ucid oo Hanbalyo Munaasibada Ciidul Adxaha u Diraya dhamaan shacbiwaynaha reer Somaliland

                      Hargeysa Oct 26,2012(SDN)-Xisbiga Cadaalada & Daryeelku waxaa uu Hanbalyo u dirayaa dhamaan shucuubta muslimiinta gaar ahaan shacbiwaynaha reer Somaliland meelkasta oo ay dunida ka joogaan munaasibada CIIDUL ADXAHA awgeed Sidoo kale xisbiga ucid waxaa uu ilaahey uga rajaynayaa malaayiinka islamka ah ee gudanaya waajibaadka xajkana ilaahey ka aqbalidoono Ciidaa Ciideedana bash bash iyo barwaaqo inagu…

                      Read More

                        Ra’iisul W. Saacid Oo Hambalyada Ciida U Diraya Shacabka Soomaaliyeed Iyo Kan Dunida Muslimka

                        Muqdisho, Khamiis, Oct, 26, 2012(SDN)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan farxada Ciidul Adxada. Baaq ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha ayaa isaga oo ka faa’iideysanaya fursadan farxada Ciida wuxuu si gaar ah hambalyo ugu dirayaa…

                        Read More

                          Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (SSE) oo Bulshada ka hambalyeeyay Ciidul Adxa

                          London Oct 26,2012(SDN)-Ururka xidhiidhiya bulshada reer Somaliland ee Yurub (Somaliland Society in Europe) wuxuu dhammaan bulsho-weynta Islaamka, gaar ahaana dadka reer Somaliland dhambaalkan idiinku soogudbinayaa munaasabada Ciida-ul Adxada. Ugu horreyn Ilaahay ayaa mahadi u sugnaatey iyadoo dalkeena iyo dadkiisuba ay ku ciidayaannabadgelyo isla markaana farxada ciidu ay inoogu soo galeyso inagoo ku sugan xasilooni iyodeganaansho….

                          Read More

                            Uganda oo si kulul ugu jawaabtay Eedaymo uga yimid Qaramada Midoobay, kuna Baaqday inay ciidamadeeda kala baxayso Wadamo ay Soomaaliya ku jirto

                            Muqdisho26/10/12  Kadib markii eedeymo ay Qaramada Midoobay u jeedisay Dowldda Uganda, iyadoo Uganda lagu eedeeyay inay taageerto jabahada M23 ee ka dagaalanta bariga DR Congo ayay Uganda ku hanjabtay inay dib u eegis ku sameynayso howgallada nabad ilaaliyeed ee ay ka waddo dalal ka tirsan qaaradda Afrika.  Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay baaritaano ay samaysay…

                            Read More

                              Maamulka Guud ee Shabakada Qurbo joog Waxay Hambalyo u Dirayaan Bulshada Reer Somaliland iyo Guud ahaan Bulashada Afsomaliga ku Hadasha Munasabada Ciidul Adxa Awgeed Ilahay Ciidaa Ciideeda Cafimaad iyo Nabadgalyo Ha Inagu Gaadhsiiyo

                              Maamulka Guud ee Shabakada Qurbo joog Waxay Hambalyo u Dirayaan Bulshada Reer Somaliland iyo Guud ahaan Bulashada Afsomaliga ku Hadasha Munasabada Ciidul Adxa Awgeed Ilahay Ciidaa  Ciideeda  Cafimaad iyo Nabadgalyo Ha Inagu Gaadhsiiyo

                              Read More

                                Madaxweynaha oo shacabka Somaliland iyo guud ahaan Muslimiinta ku hambalyeeyay munaasibadda Ciidul-Axda

                                Hargeysa 25, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa dhamabaal hambalyo ah u diray shacabka Somaliland iyo guud ahaan umadda Islaamka, munaasibadda Ciidul-Axdaha darteed. Sida lagu sheegay dhambaal kooban oo afhayeenka Madaxtooyada Mr. Axmed Saleebaan Dhuxul ku saxeexnaa, Madaxweyne Siilaanyo, waxa uu u duceeyay Xujaajta maanta taagan buurta Carafa, wuxuuna dhambalkaasi u dhignaa…

                                Read More

                                  2.7 Milyan oo Xujaaj ah oo Maanta iskugu tagaya Buurta Carafo si ay u gutaan Rukniga Ugu Wayn Ee Xajka

                                  london Oct 25/12  2.7  milyan oo xaaji ayaa isugu tagan Buurta Carafo, si ay halkaa u gutaan tiirka ugu muhiimsan ee Xajka,Nabigeeni Maxamed (NNKHA) ayaa xadiis saxeexa ku sheegay in muhiimada xajku tahay, Carafo ama istaaga Carafo, waxaanay leedahay xuduudo sugan oo uu ku ansaxayo istaageedu, wakhtiyadan danbana waxa loo sameeyay calaamado muujinaya xuduudaha carafe…

                                  Read More