Maxkamad Ha La Horgeeyo Haddii Dembi Lagu Hayo, Ee Yaanu Saldhigga Cid ugu Xidhnaan Walaalkay
Hargeysa Oct 24,2012(SDN)-Muwaadin reer Soomaaliland ah oo Sweden kayimi oo xabsi Hargeysa ku yaal ku jiray mudo todobaad ah ayaa ehelkiisu qoraal ka soo saareen xaaladiisa. Qoraal uu ninka xidhan Muuse Jaamac Nuux walaalkii na soo gaadhsiiyay ayaa sidan u qoraa; “Waxan ka cabanaynaa annagoo ah ehelada Muuse Jaamac Nuux oo muddo toddoba cisho ah…
