Webmaster

    Qormada Boobe Yusuf iyo Qiimeenta Alasow – Falcelin Sheeko xiiso badan

    Malaha waa ii balwad oo kama joogi karee mar kastoon Computer dul fadhiisto waxaan booqashada ka bilaabaa Halbeegnews.net ,waxaan u sii dhaafaa Waaheen.com kadibna Qurbejoog.com ayaan ku soo afjaraa baadigoobkeeyga xaqiiqa raadinta warar hufan oo ku saabsan dhacdooyinka Somaliland iyo Musuqmaasuqa Maamulka Siilaanyo. Waqti badan kuma lumiyo inaan Website-yada kale ee  Somaliland booqdo hadii aan…

    Read More

      Hawlgalo ay qaadeen ciidamada Somaliland oo Tahriibeyaal lagu qabqabtay

      Lawyacado Oct 23,2012(SDN)-Ciidamada amaanka ee Jamhuuriyada Somaliland ayaa hawlgal ay qaadeen waxa ay ku soo qabqabteen tiro dad ah oo damacsanaa in ay ka tahriibaan xeebaha Galbeed ee dalka. Taliyaha ciidamadaSomaliland Ismaaciil Cawaale ayaa saxaafada u sheegay in hawlgalada ciidamadu qaadeen ay ku soo qabqateen 40ruux oo tahriib damacsanaa. Taliyuhu waxa uu sheegay in dadkani…

      Read More

        Doodii kama danbeysta aheyd iyo Obama oo xilkiisa xejistay

        Raton,Florida Oct 23,2012(SDN)-Madaxweynaha Mareykanka iyo ninka xilkiisa ku socda ee Mitt Romney ayaa xalay yeeshay doodii sadexaad ee kama danbeysta aheyd oo looga dooday siyaasada arrimaha dibedda. Madaxweynaha Mareykankaayaa doodan sadexaad u muuqday in uu si weyn uga soo kabtay arbushkii Romney ee doodii u horeysay ee ay labada nin yeesheen. Obama ayaa xalay u…

        Read More

          Findland oo laga cabanayo Caruurta Soomaaliya lagu celiyo

          Helsinki Oct 22,2012(SDN)-Waalidiinta Soomaaliada ku nool dalka Findland ayaa looga cawday in caruurtooda ay dugsiyada ka saaraan Soomaaliyana ay uga soo tagaan. Warbixin ay dhawaan daabacday Helsingin Sanomat axadii ina dhaaftay ayaa lagu soo bandhigay dhibaatooyin ka dhashay dhalinyaro dalkaa laga kexeeyay oo doonaya in Findland dib loogu soo celiyo. Dhalinta waalidiintaa dhashay ayaa Findland…

          Read More

            Ethiopia sacks the president of Somali Region

            The Ethiopian federal government has sacked the president of the Somali regional state according to reports in the regional administrative capital Jigjiga. The ouster of Abdi Mohamud Omar comes on the heels of growing local, regional and international accusations of widespread abuses in the region. Mr Omar has been accused of torturing, killing and the…

            Read More

              Success Uncertain for European Training Effort

              The German soldier is squatting in the Ugandan savanna as 30 pairs of eyes follow the felt-tipped pen in his hand. He is writing the most important commands onto a metal slate, once in English and once in Somali: “Attention” and “Fire.” His muscles twitch under the skin of his tattooed arms, and mosquitoes buzz…

              Read More

                Xaglotoosiye:Weli waxaan ahayhogaamiyaha SSC

                Hargeysa Oct 22,2012(SDN)-Hogaamiyihii jabhada SSC ee dhawaanta nabada qaatay ayaa manta xaflad uu xilka wasiirnimo ee loo magacaabay kula wareegayay waxa uu ka sheegay in weli uu yahay hogaamiyaha jabhadii SSC. Wasiirka wasaarada Dib u dejinta Somaliland Md Saleebaan Axmed Ciie Xaglotoosiye ayaa khudbad uu munaasibada xil la wareegidiisa ka jeediyay waxa uu ku yiri;“Waxaan…

                Read More

                  Hargeysa: Madaxweyne Siilaanyo muxuu kala soo laabtay socdaalkiisii Berbera?

                  Hargeysa 22, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta dib ugu soo laabtay caasimadda Hargeysa, ka dib markii uu socdaal laba maalmood qaatay ku tegay magaalo-xeebeeda Berbera. Madaxweynaha oo shalay socdaal ku tegay magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil, waxa uu maanta iyo subaxnimadii hore ee saaka magaalada Berbera xadhiga kaga…

                  Read More

                    Raysalwasaraha Somaliya Saacid oo Kulankii Ugu Horeeyey La Yeeshay Ururada Haweenka

                    Muqdisho Oct 22.2012(SDN)–Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay haween ka kala socday qeybaha bulshada Rayidka, wuxuuna Ra’iisul wasaaruhu la tashi ballaaran kala sameeyay qaabka loo wajahayo marxaladda cusub ee dalku galay. Ra’iisul Wasaaraha ayaa kulankaan si daah furnaan ah su’aalo u weydiiyeen haweenkii shirka ka soo qeybgalay waxayna…

                    Read More

                      Xaaladda caafimaada ee Wariye Tuuryare oo ka hawlgala qurbojoog.com oo ka soo raynaysa sidii hore

                      London Oct 22.2012(SDN) Wariye Maxamed Maxamuud Tuuryare oo ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala Idaacadda Shabelle iyo qurbojoog.com ayaa xaaladiisa caafimaad soo hagaagaysa, kadib markii Wariyahaasi ay xalay Maqribkii ku dhaawaceen kooxo Hubaysan, xilli uu ku sii socday gurigiisa oo ku yaala Degmada Wadajir. Maxamed Maxamuud Tuuryare ayey kooxo hubaysan waxay rasaasta uga dhufteen caloosha…

                      Read More

                        SAMO-TALIS: Taariikhda iyo Talo-nabadeedka Xaaji Cabdi-Waraabe, Qalinka Siciid M Gahayr Qaybta 2aad

                        Amintii uu aabbihii geeriyooday waxa Xaaji Cabdi hooyadii dumaalay adeerkii Cilmi Yuusuf, oo sidoo kalena la wareegay xilkii caaqilnimada ee uu hayay Xuseen Yuusuf, waxaanay u dhashay shan carruur ah oo ay xagga hooyo Xaaji Cabdi ka walaalo ahaayeen. Milaygii uu geeriyooday Caaqil Cilmi Yuusuf, waxa jagadii caaqilnimada qabtay Xaaji Cabdi walaalkii oo da’ ahaan…

                        Read More

                          Al Shabaab oo Hoobiye ku garaacay Afmadoow

                          Afmadow Oct 22,2012(SDN)-Meliishaadka kooxda Al Shabaab ayaa madaafiicda Hoobiyaha loo yaqaano ku garaacay magaalada Afmadoow ee gobolka Jubadda Hoose. Magaalada Afmadoow ayaa waxa haatan gacanta ku haya ciidamada dawlada Soomaaliya. Hoobiyeyaasha lagu garaacay guddaha magaalada Afmadoow ayaa gebi ahaan ku dhacay goobo dad rayid ahi ay ku noolaayeen. Waxaan weli cadeyn baaxada khasaaraha dhabta ah…

                          Read More

                            Bulshada Soomaaliyeed oo ka xumaatay toogashadii wariye Tuuryare

                            Muqdisho Oct 22,2012(SDN)-Bulshada Soomalaiyeed ayaa si weyn uga xumaatay weerarkii wuxushnimada ahaa ee xalay loo geystay wariyaheena Muqdisho Maxamed Maxamuud Tuuryare. Wariye Tuuryare ayaa xalay laba ruux oo bastoolado ku hubeysani ay ku weerareen xaafada xaawo taako ee degmedda Wadajir ee magaalada Muqdisho. Fariimo faro badan oo na soo gaadhay ayaa muujinaya sida qeybaha kala…

                            Read More