Ilaalada Madaxtooyada Somaliland oo gaadhi rasaas ku riday
Hargeysa Oct22,2012(SDN)-Ilaalada Madaxtooyada Somaliland ayaa xalay fiidkii la maqlay rasaas faro badan oo ay ku rideenmid ka mida gawaadhida isticmaasha wadada hor marta qasriga madaxtooyada Hargeysa. Gaadhigan oo ah kuwa rayidka ayaa si kedis ah ugu weebday gidaarada difaaca kadinka Madaxtooyada oo askari dhoobneyd. Ilaalada ayaa tacshiirad huwiyay gaadhiga,masaafo yar dabadeedna gaadhiga ayaa joogsaday. Gaadhigan…
