Wafdi ka socda Komishinka Qaranka Somaliland oo Ku sugan casimada wadanka uk london
London Oct 19,2012 (SDN) wafdi balaran oo ka socda komoshinka dorooshoyinka somaliland aya ku sugan casimada wadankan uk wafdigan oo ay shabakada wararka qurbojoog la kulantay ayaa waxay uga waranameen socdaalkooda oo ay shegeen in ay u jogaan hawl shaqo oo anay ka hor dhacayn iyaga oo xusay in ay rajaynayaan in dorashada soo socota…
