Baaq ka soo baxay kulamo Jaaliyada Somaliland ee UK “Somaliland Society UK” ( SSUK) iyo qeybo ka mid ah bulshada somaliland ee UK ay yeesheen
Kulamo goos goos ah oo Gudida Somaliland Society UK “SSUK” la yeesheen qeybaha kala duwan ee bulshada qurbajooga Somaliland ee ku dhaqan UK: sida waxgaradka, siyaasiyiinta, haweenka, dhalinyarada iyo qeybo kaloo ka tirsan bulshada, waxaay dhamaan isku raaceen qodobadan hoos ku xusan; UK oo aheyd bartii laga aasaasay dib u xoreyntii Somaliland, dib u dhiskii…
