Webmaster

    Somali terror trial: FBI scheduled to testify

    Pioneerpress-For the most part, the men who left the Twin Cities to fight for al-Shabaab in Somalia were young and fit. Some even had a bit of college under their belt. Mahamud Said Omar was none of those things. But federal prosecutors maintain he didn’t need youth, vigor or smarts to recruit and finance local…

    Read More

      Tacsi ka socota dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, Canada

      Inaa lilaahi wa inaa ilayhi Raajicuun Dhamaan Jaalliyadda Reer Toronto, waxa ay Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooyaday Marxuum Abokor mohamed abokor oo ku geeriyooday UK, London, waxa aanu si gaara uga tacsiyaynaynaa walaaladood Said goli, Hassan Neon iyo waalidkii dhalay oo degen Toronto, Canada,  isagana waxa aanu ILAAHAY uga baryaynaa in…

      Read More

        Kumuu ahaa Kwama Nkrumah?

        Accra Oct 15,2012(SDN)-Marka xagga siyaasadda laga eego Dr. Kwama Nkrumah waxa uu qaatay siyaasaddii dhexdhexaadnimada, haseyeeshee marka loo eego habka nidaamkiisii dhaqaale iyo hoggaamineed ee bulshadiisa waxa uu ku saleysnaa ka Shuuciyadda, inkastoo marka dib loo raaco qoaraalladiisii uu iska fogeyn jiray inuu yahay  nin Shuuci ah. Nidaamkaa uu qaatay waxa uu ku tilmaami jiray…

        Read More

          Puntland oo Beer Laxawsi Ku Kasbanaysa Kalsoonidii Deegnaada Bariga iyo Tallaabada Dawladda Somaliland Uga Meel taal

          Awr Boogays Oct 15,2012(SDN/Hubaal)- Urur laga maalgeliyo  maamul  goboleedka Puntland oo magaciisa la yidhaahdo  Agency For Peace And  Development (APD), ayaa  mashaariic  horumarineed loogu soo celinayo kalsoonida shacabka deegaanka u qabeen  maamulkaas ka bilaabay gobolka Sool. Ururkan ayaa shalay soo gabagabeeyay  dayactir lagu sameeyay ceel-biyoodka  Tuulada Awr-boogays , iyada oo ay halkaas ku sugan yihiin…

          Read More

            Waqfiga Madaxweynuhu Wax Ma Ka Tarayaa Liiska Tabashooyinka ee Reer Gabiley La soo Taagan yihiin?

            Gabiley Oct 15,2012(SDN/Hubaal) – Madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Roogag Cusub ugu ugu Deeqay Masjid Jaamaca Magaalada Gabiley oo uu Maalintii Jimcihii ku tukaday. Sida ay qortay shabakada wararka ee Gabileynews, deeqdan ayaa gaadhay masuuliyiinta masjid jaamaca Gabiley, sida uu sheegay Imaamka Masjidkaas Sh. Cabdiladiif Muxumed Gaboobe  oo xaqiijiyey deeqdaas in madaxweynuhu u…

            Read More

              Gudoomiye-xigeenkaWakiilada“in loo Dhaco Guryaha Wax Sharci ah Looma Laha, xaqa muwaadinka waa ku Gef, Sirdoonkuna Maaha Ciidan Qaran”

              Hargeysa Oct 15,2012(SDN/Hubaal)- Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee golaha wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sharci darro ku tilmaamay in saq dhexe la weeraro dad muwaadiniin ah oo gurayahooda hurda iyada oo aan wax waaran qabasho ah loo haysan isla markaana aan lagu hayn fal dambiyeed. Baashe Maxamed Faarax waxa uu…

              Read More

                Ururka UMMADDA oo ku eedeeyey Xukuumadda inay dhaqaale u adeegsanayso burburinta ururkooda

                Hargeysa 15, October 2012 (SDN)- Hoggaanka urur-siyaasadeedka UMMADDA, ayaa ku eedeeyey xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo inay ku hayso farogelin iyo dhaqaale ay u adeegsanayso burburinta ururkooda. Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee uruka Umadda Mr. Cabdirashiid Maxamuud Cali oo shir-jaraa’id ku qabtay shalay xarunta ururkiisa ee magaalada Hargeysa, waxa uu tilmaamay in iscasilaaddii guddoomiye-ku-xigeenkii 3aad oo ku biiray xisbul-xaakimka…

                Read More

                  Dawladda Muqdisho oo soo Bandhigtay Qorshe Qarsoodi Isugu Milaya Muwaadiniinta Somaliland iyo Soomaaliya ee Ka Hawl-gala Hay’addaha Caalamiga ah

                  Hargeysa Oct 15,2012 (SDN/Hubaal)- Qaar kamid ah Hay’addaha Caalamiga ah iyo kuwa Qaramada midoobey oo kaashanaya dawladda Soomaaliya loo sameeyey ayaa bilaabay qorshe la isku milayo shacabka reer Somaliland iyo dadka aan u dhalan ee asal ahaan ka soo jeeda Koonfta Soomaaliya. Qaar kamid ah Hay’addaha ka hawl gala dhulkii la isku odhan jiray Soomaaliya…

                  Read More

                  Ivory Coast 2-0 Ku Khaarijisey Sinigal Isu Bedesheyna Fawdo.SAWIRO)

                  Dhakaar-Oct-14-2014-qurbejoognews.com-Asxaabtay falanqeynta ciyaaraha waxaynu maanta ku soo qaadaneyaa  ciyaar dhexmartey Ivery Coast iyo Sinigaal oo isu bedeshey fawdad. Haddaba ciyaartan oo ka tirsaneyd isreeb-reebka koobka qaaradda Afrika (Cup Of Nation) ayaa caasimadda wadanka Sinigaal ee Dhakaar ayaa waxa ka dhacdey ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhex martey xulka Ivory Coast iyo xulka Sinigaal. Ciyaartan…

                  Read More

                    Ciidamada dalka Murutaaniya oo toogtay Madaxweynaha dalkaas

                    Nouakchott Oct 14,2012(SDN)-Ciidamada dalka Murutaaniya ayaa xalay fiidkii raas ku furay kolonyo gawaari ah oo gelbinayay madaxweynaha dalkaas Maxamuud Ould Cabdicasiis. Madaxweynaha ayaa la sheegay in uu dib ugu noqonayay caasimada dalkaas kolkii ay ciidamadu rasaaseeyeen madaxweynaha. War ay soo saartay xukuumada dalkaasi ayaa lagu shegay in toogashada madaxweynaha ay aheyd mid si kama ku…

                    Read More

                      Syria oo hawadeeda ka mamnuucday Duyuuradaha Turkiga

                      Dimishiq Oct 14,2012(SDN)-Dawlada dalka Syria ayaa shaacisay in aaney dalkeeda u ogoleyn in duulimaadyada Turkigu isticmaalaan. Talaabadan ayaa timi ka dib kolkii ay dawlada Turkigu fadhiisisay duyuurad dalka Syria laga leeyahay oo duulimaad ku mareysay hawada Turkiga. Turkigu waxa ay sheegeen in duyuurada rakaabka ee Syria ay siday hub ay dawlada Ruushku ugu yabooheen xukuumada…

                      Read More

                        Former Rebel Leader joins Somaliland Cabinet

                        Hargeysa(SDN)-A Former head of a rebel group that opposed Somaliland government has joined the same administration he fought for years. Dr Sulleyman Isse Ahmed better known as Haglotoosiye was the the head of the SSC rebel group that opposed the presence of Somaliland administration in the Sool,Sanaag and Ceyn regions of Somaliland. The president of…

                        Read More

                          Hargeisa Had only Two Good Men

                          Regardless to his color, creed, faith, or country of origin; the only closest man to my heart is the man that we both can read each other’s mind, and we have a common cause and share the same values. That is the motto or the guidelines , ideals, emblem, and distinctive badge of my mentor,…

                          Read More

                            Degdeg: Madaxweyne Siilaanyo oo xil Wasiirnimo u magacaabay hoggaamiyihii jabhadda SSC, Wasaarad iyo Wasiir kuxigeen cusubna soo kordhiyay

                            Hargeysa 13, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa xil wasiirnimo u magacaabay hoggaamiyihii kooxdii burburtay ee SSC Mr. Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye). Sida lagu sheegay warsaxaafadeed goor dhawayd oo caawa ah ka soo baxay Madaxtooyada, Madaxweyne Siilaanyo waxa uu Mr. Xagla-toosiye u magacaabay wasiirka Dib-u-dejinta, iyadoo wasiirkii wasaaraddaasna uu u magacaabay…

                            Read More

                              Kofi Annan oo walaac ka muujiyay rabshado markale ka dhaca doorashooyinka soo socda ee Kenya, baaqna u diray dawladda Madaxweyne Kibai

                              Nairobi 13, October 2012 (SDN)- Xoghayihii guud ee hore ee Qaramada Midoobay Mr. Kofi Annan, ayaa walaac ka muujiyay in markale rabshado bulshada dhexdeeda ahi dhacaan inta lagu gudo jiro doorashooyinka guud ee Kenya oo la qaban doono bisha March 2013. Mr. Annan oo hoggaaminyay guddigii 2007 xaliyay rabshadihii doorashada ka dhashay ee Kenya, waxa…

                              Read More