Tartankii Kubada Kolayga ee Kooxaha Heerka Labaad oo Galay Semi Final
Hargeysa Oct 07,2012(SDN/Hubaal)-Tartankii kubada kolayga ee kooxaha heerka labaad ayaa galay marxaladiisii labaad ee semifinalka waxaana iskugu soo hadhay afarta kooxeed ee Asluubta, Abarso Tech, Jigjiga Yar iyo Ahmed Gurey. Tartankan oo uu hirgaliyay xidhiidhka Kubada Kolayga iyo wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaraha oo ay maaligalisay Hay’ada Mercy Corps oo soo marisay Dallada Dhalinyarada ee SONYO…
