Webmaster

    Caynabo: Magaalo Dawooyinka Caafimaad ee La Geeyo Dib looga Daabulo

    Caynabo Oct 11,2012(SDN/Hubaal)- Kooxo calooshood u shaqaystayaal ah oo Iibinaysa Dawooyinka Iyo Raashinka Bukaanka  ayaa ka dhex dilaacay  Cusbitaalka magaalada Caynabo ee gobolka Saraar. Kooxahan oo shuraako ah ayaa sida uu warbaahinta u xaqiijiyey isuduwaha wasaarada caafimaadka gobolka Saraar Dr Xuseen waxa uu tilmaamay in dawooyinka iyo raashinka hay’aduhu keenaan habeen kasta lagu daabulo gawaadhi…

    Read More

      Guddida Difaaca ee Wakiillada oo Dalbaday In La Raali-geliyo Taliyaha Sirdoonka oo War Laga Baahiyay

      Hargeysa Oct 11,2012(SDN) (Hubaal)- Guddida Arrimaha Gudaha, difaaca iyo nabadgelyadda ee golaha wakiillada Somaliland ayaa meesha ka saaray war laga baahiyay horaantii toddobaadkan oo sheegayay in taliyaha sirdoonku dalbaday in xeerka sirdoonka Somliland oo ay Guddidaasi gacanta ku haysay ay ka reebaan qoddobo shardi ku xidhaya masuulka qabanaya xilka taliyaha. Xog-hayaha guddida arrimaha gudaha, difaaca…

      Read More

        Kooxaysigii KULMIYE oo Kala Raray Habar-jeclo Bari

        Hargeysa Oct 11,2012(SDN)-Waxaa dhawaan layskugu yimid shir lagu balansanaa oo loogu ollolaynayay xisbiga KULMIYE, Kaasi oo ay ka qayb galeen masuuliyiinta beesha Habar jeclo kaga jirta xukuumadda, labada gole ee guurtida iyo wakiillada, aqoonyahan iyo waxgaradka kale ee beeshe ee ku dhaqan magaalada Hargeysa. Shirkan ayaa markii uu bilaabmay waxa dhacday arrin fool xumo iyo…

        Read More

          Hay’adda Korontada ee Hargeysa oo Hoy U Noqotay Ka Ganacsiga iyo Dhoofinta Biraha Duugoobay

          Hargeysa Oct 11,2012(SDN/Hubaal)-Xarunta hay’ada korontada Dawlada ee magaalada Hargeysa, ayaa isu Bedeshay hoyga isgaraabka, halkaasi oo laga Raraayo biraha gaboobay ee loo yaqaan iskaraabka oo ah biro ka kooban hadhaaga baabuurta iyo wershedaha, kuwaas oo xarunta Hay’ada korontada yaalla. Kooxo weriyeyaal ah oo shalay xaruntaasi booqday ayaa kula kulmay dhaqdhaqaaqyo iyo ka dhex socda xaruntaasi,…

          Read More

            Xidhiidhka Kubadda Koleyga iyo Olypikada Somaliland oo ka hadlay go’aanka wasiirka Ciyaarahu Xidhiidhada ku kala diray

            Hargeysa Oct 10,2012(SDN/Hubaal)-Gudida Olypikada iyo Xidhiidhka Kubada Kolayga ayaa maanta soo saaray shir jaraa’id oo ay kaga hadleen qodobo dhowr ah oo ku saabsan go’aankii wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyarah Mudane Cali Siciid Raygal uu 17 bishii hore ku sheegay inuu kala diray xidhiidhada dalka islamar ahaantaana ay ka hawl galaan wasaarada ciyaraha, taasi oo ay…

            Read More

              Dr Gaboose:Cida U Gudbaysa Xisbi Waa Inay Gobollada Iyo Degmooyinka Ku Yeelato Cod Xoog Leh

              Hargeysa Oct 10,2012 (SDN/Hubaal ) – Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka Ummadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose ayaa sheegay in Ururada ku tartamaya doorashadda Goleyaasha deegaanka ee dalka ka dhici-doonta 28-ka Bisha November 2012-ka ay Xisbiyo ugu gudbi karaan iyagoo cod ballaadhan ka hela Gobollada iyo Degmooyinka Dalka. Dr Gaboose oo shalay  Warbaahintu wax ka weydiisay dareenkiisa ku…

              Read More

                Sarkaalkii KULMIYE u Qaabilsanaa Wacyi gelinta Saaxil oo Sheegay In Dadkiisii Laga Dhigay Raciyad aan Xuquuq lahayn Iskana Casilay Xilkii

                HargeysaOct 10,2012 (SDN/Hubaal)-Madaxa  abaalulka  iyo wacyi galinta xisbiga KULMIYE  ee gobolka Saaxil Siciid Axmed Geelle (Hawle) ayaa iska casilay xilkii uu hayay kadib markii uu sheegay inuu xisbigaas ka waayay xuquuqdiisa siyaasadeed iyo tii muwaadinnimoba. Sarkaalkan oo shalay warbaahinta kula hadlay magaalada Berbera ayaa ka warramay sababaha uu isku casilay iyo waxyaabaha ku dhaliyay, waxanu…

                Read More

                  Wefdi Ka Socda Turkiga oo Toddobaad Gudihii Booqday Radio Hargeysa,SLNTV iyo Radio Muqdisho,SNTV

                  Hargeysa Oct 10,2012 (SDN/Hubaal)- Saraakiil ka socotay xafiiska Raysal-wasaaraha Turkiga oo booqasho ku yimid Somaliland ayaa shalay soo kormeeray wasaaradda warfaafinta, Dhaqanka iyo wacyigelinta ee Somaliland, iyagoo kulamo la yeeshay Agaasimaha Guud C/Rashiid Jibriil Yuusuf isla markaana Booqasho sharafeed ugu tagay Wasiirka wasaarada Md. Abiib Diiriye Nuur. Saraakiishan turkiga ah oo ka hor intii aanay…

                  Read More

                    Musharrax u Tartamay Doorashadii Madaxweynaha Xamar oo Hargeysa Tax-taxaashaya Iyo Dawladda Somaliland oo Aamusni ku Daawanaysa

                    Hargeysa Oct 10,2012(SDN/Hubaal)- Mid kamid ah Musharraxiintii u tartamayay doorashadii Madaxweynaha ee bishii hore ka dhacday dalka Soomaaliya ayaa  haatan  safar aan ujeedadiisa la garanayn ku yimid Dalkan JSL. Musharraxan oo Barnaamijkiisii siyaasadeed ee uu hor dhigay Baarlamaanka ee uu kula tartamayay musharraxiinta kale  ku caddeeyay  inaanu aaminsanayn wax la yidhaa Somaliland balse mowqifkiisu yahay…

                    Read More

                      Xarunta Difaaca Xoriyada Saxaafada ee Dooxa oo deeq Lacaga gaarsiisay Suxuufiyiin ku dhaawacantay Qaraxii Village restaurant

                      Muqdisho Oct 10,2012(SDN)-Xarunta Difaaca xoriyada saxaafada ee Dooxa ayaa tiro suxufiiyiina oo qaraxii 20kii September Muqdisho ku waxyeeloobay gaarsiisay deeq lacago ah oo xaaladooda lagula tacaalayo. Xaruntay ayaa suxuufiga la yidhaahdo Cabdulaahi Maxamuud Suldaanka waxa at siisay lacag dhan $2000 ,halka Maxamed Xuseen iyo Cabdikarim Gutaale oo labaduba qaba dhawaacyo kala duwan ay xarunta Dooxa…

                      Read More

                        Baaxada Baaritaankii ay FBIda Mareykanku ku sameysay Dhalintii Soomaalida ee Minneapolis ka tagtay oo soo shaac baxday

                        Minneapolis Oct 10,2012(SDN)-Maxkamada lagu dhegeysanayay maalmihii u danbeeyay magaalada Minneapolis oo nin Soomaali ah lagu soo oogay danbi ah in uu gacan siiyay dhalintii ka tagtay Mareykanka ayaa sawir ka bixisay baaxada baaritaanka ragaa lagu sameeyay. Maxkamada oo gashay maalintii afaraad ayaa waxa lagu soo bandhigay xog ay FBIdu mudo dheer ururimeysay. Sidoo kale waxa…

                        Read More

                          Nimco Jaamac iyo Heestii Bedel ka deg(Ismaciil Cumar Geelle) bilee Boqortooyo ma ahee

                          Ottawa Oct 10,2012(SDN)-Fanaanada weyn ee reer Jabuuti Nimco Jaamac ayaa soo saartay hees ay si toosa fariin ugu direyso Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle. Heestan oo la yidhaahdo Bedel Ka deg Bilee Boqortooyo ma ahee ayaa ereyadeeda waxa curiyay isla fanaanada Nimco Jaamac,hooyadii fanka Jabuuti. “Inaaney Bulshadu Qolxad(bilaawe)kuula bixin ka deg bilee dhaxaltooyo ma ahee,cajiib….

                          Read More

                            Degdeg: 12 qodob oo ka soo baxay gunaanadka shirkii golaha Wasiirada Somaliland, muxuu yahay ku talogalka xukuumadda ee 2013?

                            Hargeysa 9, October 2012 (SDN)- Shir muddo saddex maalmood ah ay golaha Wasiirada iyo madaxda hay’addaha dawladda Somaliland ku qiimaynayeen waxqabadkii xukuumadda ee sanaddihii tegay, ayaa caawa lagu soo gebogabeeyay xarunta Madaxtooyada. Shirka oo uu shirgudoominayay Madaxweyne Siilaanyo, waxa gunaanadkiisii laga soosaaray war-murtiyeed 12 qodob ka kooban, kaasoo lagu sheegay in xukuumaddu fulisay 70% balanqaadkeedii…

                            Read More

                              SOMALIA: Grappling with road-accidents toll

                              HARGEISA, 9 October 2012 (SDN) – The self-declared republic of Somaliland is grappling with an upsurge in traffic accidents, and officials say the trend will likely continue unless the government puts in place measures to curtail them. “About 1,251 road accidents [occurred] in 2004 compared to 2,199 in 2011, causing 75 and 142 deaths respectively,”…

                              Read More

                                Hargeysa: Nuxurka heshiis ay qalinka ku duugeen Guddiga Diiwaangelinta iyo ururada siyaasadda iyo xisbiyadda u tartamaya doorashada Deegaanka

                                Hargeysa 9, October 2012 (SDN)- Guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadda iyo axsaabta siyaasaddeed ee Somaliland, ayaa maanta kala saxeexday heshiis ku saabsan hab-raaca kala saarista ururada/xisbiyada u tartamaya doorashada Deegaanka ee loo muddeeyay November 28 2012. Kulan ay guddiga iyo axsaabta siyaasaddu ku yeesheen Hargeysa, waxay si wadajir ah qalinka ugu duugeen qodobo ay isku maandhaaf…

                                Read More

                                  Xukuumada Puntland oo kulan ka yeelatay arrimo ay Amaankuna ka mid yihiin

                                  Garoowe Oct 09,2012(SDN)-Xukuumada maamul goboleedka Puntland ee dalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulan ka yeelatay arrimo dhawr ah oo Amaankuna ugu muhiimsanaa. Xukuumadu waxa kale oo ay kulankeeda ku eegtay hirgelinta nidaamka axsaabta badan ee Puntland lagu wado in ay hirgeliso. Wasiirka warfaafinta Puntland Md Maxamed Caydiid Dirir oo saxaafada uga warbixiyay kulanka ayaa sheegay…

                                  Read More

                                    Oxfarm:Heerka Macluusha Soomaaliya waa ay ka sii dareysa

                                    Nairobi Oct 09,2012(SDN)-Hay’ada Oxfarm ayaa war ay soo saartay ku sheegtay in heerka macluusha Soomalaiya ay sii liidaneyso ka dib roobab la’aan iyo caqabado kale oo isbiirsaday. Oxfarm ayaase sheegtay in Soomalaiya aaney ku habsan doonin abaar la mid ah mid sanad ka hor leysay Soomaali badan. “Oxfarm waxa u muuqata biyo yari iyo raashin …

                                    Read More