Webmaster

    The two edge knife of Togochale Immigration Office

    Do the higher officials of Ethiopian Immigration Authority aware about what is going in Togochale Immigration Office? Or is there a signed contract agreement between some higher Immigration officers and the peripheral stuff in Togochale Immigration office? Or the regulations and policies governing Togochale Immigration Office are different from that of Ethiopian Immigration Authorities? The…

    Read More

      Dr. Gabose oo Madaxweyne Siilaanyo ku sifeeyay Hoggaamiye saaran Tareen khaldan, KULMIYE-na ku sheegay Xisbi weli haya kaalintii Mucaaradnimo

      London 02, October 2012 (SDN)- Hoggaamiyaha urur siyaasadeedka Umadda Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ku sifeeyay hoggaamiye saaran tareen khaldan, tareenkaas oo uu sheegay inuu shacabkii oo dhamina la saaranyahay. Dr. Gaboose oo hadal u jeediyay taageerayaashiisa magaalada London ee dalka Ingiriiska oo uu munaasibad soo dhawayn ah kala qaybgalay, wuxuu…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo guddi heer qaran ah u saaray qabanqaabada aaska marxuum Abwaan Gaariye

        Hargeysa 02, October 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa guddi qabanqaabo u magacaabay aaska marxuum abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (Gaariye) oo habeen hore ku geeriyooday dalka Norway. Madaxweynuhu waxa uu qoraal uu soosaaray ku magacaabay guddi qabanqaabo oo 10 xubnood ka kooban, kuwaasoo isugu jira wasiiro, maayarka caasimadda Hargeysa, xildhibaano, abwaano iyo…

        Read More

          Xog hayaha maaliyadda ee jaliyada Somaliland ee dalka Kenya khadar said Hassan (dhagaxidhe) arimo xasaasiya ka hadlay

          (KampalaSDN)Xoghayaha jaliyadda Somaliland Kenya oo shir jaraaid oo ku qabtay caasimada dalka Kenya ee nayrobi ayaa waxaa uu ka hadlay arimaha xasaasiga ah somaliland  sida doorashada dowladaha hoose bisha danbe wadnaka ka dhci doonta,iyo isgao dardaaran uu kala diray komishanka doorashoyinka iyo ururada iyo asxaabta iyo xukumaada madaxweyne Md ahmed Mohamed mohamud siilanyo. Hadabo xoghayaha…

          Read More

            Guddomiyaha machadka cilmi badhista iyo gudoomiyaha jaliyada Somaliland iyo dhamaan jaliyadda iyo ardayda Somaliland oo wada jir tacsi ugu diraaya marxuum Mohamed xaashi dhamac gaariye

            Alla unaxariisetee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo kamid ahaa Abwaanada Soomaliyeed kuwooda ugu caansan uguna magacwaynaa  ayaa xalay waxa u ku geeriyooday dalka Norway. Waxaan leenahay ilahay samir iyo iiman haynaga siiyo dhamaanteen qoyski iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iiman ha ka siiyo, waxaana tacsidan diraya Khadar bitijoor guddomiye machadka cilmi badhista…

            Read More

              Ciidamada AMISOM oo markii u horeysay lagu arkay bartamaha Kismaayo

              Kismaayo Oct 02,2012(SDN)-Waxa markii u horeysay lagu arkay bartamaha magaalada Kismaayo ciidamada AMISOM oo ay weheliyaan kuwa dawlada Soomaaliya. Dad ku nool magaalada Kismaayo ayaa saxaafada u sheegay in la arkay ciidamada AMISOM oo aad u hubeysan oo ku qulqulaya guddaha magaalada. Ciidamadan ayaan gelin guddaha magaalada intii Shabaabku ay faaruqiyeen xarumohoodii magaalada. Sidoo kale…

              Read More

                Faysal Cali Waraabe:Muuse biixi ma leh raganimo uu saxaafada ugu sheego mowqifkiisa ku wejahan dooda labada xil ee ee uu guddoomiyaha wakiiladu isku hayo

                London Oct 02,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi oo uu uga waramay dooda ku xeeran xilalka wadaaga ah ee uu hayo Guddoomiyaha gollaga Wakiilada ee isla markaana ah Gudoomiyaha xisbiga Wadani Cabdiraxmaan Ciro. Muuse Biixi…

                Read More

                  Dhakhaatiirta aan xadka laheyn oo ka horyimi qorshe Kiinya ay Soomaalida dalkooda ugu celineyso

                  Nairobi Oct 02,2012(SDN)-Hay’ada dhakhaatiirta aan xuduuda laheyn  ayaa cadeeyay in qorshe ay dawlada Kiinya dooneyso in ay Qoxootiga Soomaalida ah ee dalkooda ku sugan ugu celineyso Soomaaliya. Hay’ada ayaa qabta in Soomaaliya aaney weli ka jirin xasilooni la isku haleyn karo oo lagu gaarsiin karo gargaarka qaxootigani u baahan doonaan. “Qabsashadii Kismaayo ka dib dawlada…

                  Read More

                    GUDIGA JAALIYADA SOMALILAND EE OTTAWA IYO DHAMAAN SHACBIWAYNAHA SOMALILAND EE KU DHAQAN OTTAWA OO TACSIYADEYNAYA QOYSKII IYO EHELADII MARXUUM ABWAAN GAARIYE

                    Inaalilaahi wa inaa ilayhi rajicuun waxaanu halkan tacsi tiraanyo leh uga diraynaa geerida naxdinta leh ee ku timid abwaanka ee mohamed xaashi dhamac gaariye oo xalay ku geeryooday dalka norway .Abwaanku waxaa uu ahaa ninku qaali ahaa bulshawaynta somaliland meelkasta oo ay joogaan iyo dhamaan dhulka somaliga lagaga hadlaba waxaa uu ahaa mujaahidwayn oo dalka…

                    Read More

                      ANIGOO KU HADLAYA MAGACAYGA IYO KA FAMILYGAYGABA WAXAAN TACSI NAXDIN IYO MURUGABA LEH U DIRAYAA ABWAAN MOHAMED XAASHI DHAMAC GAARIYE

                      Alla unaxariisetee Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye oo kamid ahaa Abwaanada Soomaliyeed kuwooda ugu caansan uguna magacwaynaa  ayaa xalay waxa u ku geeriyooday dalka Norway. Sida ay inoo xaqiijiyen Abwaanada Soomaaliyeed waxa uu Abwaanka in muddo ah ku noolaa Dalka Norway halkaasi oo uu bare ka ahaa. Abwaan Maxamed Xaashi Dhamac Gaariye waxa uu ku dhashay…

                      Read More

                        Dhinacyadda Qarsoon ee Suugaanta iyo Sharaxaada Gaariye, W/Q: Mustafa Sh. Cumar Geeddi

                        Allaha ha u naxariisto Marxuum Maxamed Xaashi Dhamac (Gaarriye). Macallinku waxaa uu ka baxay beesha caalamka oo dhan oo uu ka mid ahaa Af-yahankeedda. Halkan waxaan ku milicsan doonaa, Qormooyin taxane ahaa oo Aan Wargeyska Geeska Afrika ku qoray laba sanadood horteed. Kuwaasoo aan ka wariyay khudbo Abwaan Gaarriye jeediyay. Qormadii koowaad Abwaan Maxamed Xaashi…

                        Read More

                          Madaxweynaha Somaliland oo dhambaal tacsi ah u diray mid ka mid ah hormoodkii Suugaanta Soomaalida oo geeriyooday

                          Hargeysa 01, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha JSL, Mudane: Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu tacsi tiiraanyo leh u dirayaa Aqoon-yahanada Somaliland, Bahda Tacliinta, Bahda Hal-abuurka Fanka iyo Suugaanta, Bulshada Reer Somaliland, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay MARXUUM, MAXAMED XAASHI DHAMAC (GAARIYE) oo Xalay ku geeriyooday Cusbitalku-yaal Magaalada Oslo ee Wadanka Norway oo…

                          Read More

                            Kulamo muhiim ah oo Hargeysa iyo Diridhaba uga bilaabmaya Dawladaha Somaliland, Itoobiya iyo kuwa Deeganada Bari ee Kililada dalkaas

                            Hargeysa 01, October 2012 (SDN)- Kulan saddex geesood ah oo Somaliland, Itoobiya iyo dawlad-Goboleedka Soomaalida Itoobiya kaga arrinsan doonaan iskaashiga iyo nabadgelyadda xuduudaha labada dal ayaa dhowaan dhex mari doona saddexda dhinac, waxaanay u kala qaybsanyihiin laba kulan oo ku kala qabsoomi doona caasimadda Hargeysa iyo magaalada Diridhaba ee dalka Itoobiya. Ujeedada kulamadan ayaa lagu…

                            Read More

                              Faysal Cali waraabe oo Jawaabo waafi ah ka bixiyay suaallo Xasaasiya(DAAWO)

                              Amesterdam Oct 01,2012(SDN)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi uu siiyay Dahir Calasoow waxa uu uga jawaabay suaallo xasaasiya oo uu sawir uga bixinayo arrimo dhawr ah. Guddomiye Faysal waxa uu ka hadlayaa oo jawaabo uu ka bixinayaa hadalo saxaafada ku soo noqnoqday oo ay ka mid yihiin,awooda wasiirka madaxtooyada somaliland,wadahadalada…

                              Read More

                                Maxkamad maanta ka bilaabatay Minnesota oo sawir ka bixin doonta sida dhalinyaro Soomaalieed ay magaaladaa uga tageen oo shababka ugu biireen

                                Minnesota Oct 01,2012(SDN)-Waxa maanta magaalada Minneapolis ka furmaya dhegeysiga maxkamada nin loo heysto in uu gaca ka geystay kicinta iyo kaxeyntii qaar ka mida dhalainyaradii Soomaalida ee magaaladaa ka tagay isla markaana ku biiray kooxda Al Shabaab. Eedeysane Maxamuud Saciid Omar oo 46 jir ah ayaa lagu soo oogay shan dacwadood oo la xiriirinaya in…

                                Read More

                                  Soomaali lagu shiiday Nairobi iyo Suxuufiyiin HornCable ka tirsan oo Boolisku qabqabteen

                                  Nairobi Oct 01,2012(SDN)-Magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kiinya ayaa qarax lala beegsaday Kaniisada waxa shalay ka dhacay falala lagu bartilmaansaday Soomaali ah. Waxa xaafada Pangani isku urursaday dad careysan oo Kiinyan ah oo tiradoodu ay gaareysay ilaa boqol ruux oo shiidayay aqalada iyo meheradaha Soomaalidu xaafada ku leedahay. Ciidamada Booliska ee Nairobi ayaa xaafadii mudo…

                                  Read More