Guddoomiyayaasha Hay’adda Madaxabanaan iyo Agaasimayaasha Guud waa Adhaxda Xukuumadi ka dhaqaaqdo
Waxaa baryan danbe soo if baxay dareen isku mida oo bulshada reer Somaliland si isku mida ay uga jawaabayaan, taas oo ku aadan gudomiyayaasha hayada madaxa banaan iyo agasimayaasha guud ee wasarada qaranku leeyahay, dhaliilahaas oo ay ka mid yihiin, Masuuliyiintaasi aan kor ku xusay oo badankoodu aanay aqoon iyo karti u lahayn masuuliyadaas loo…
