Haween Soomaali ah oo u mahad-celisey Ururka Laan-Qayrta Cas ee Ingiriiska kadib markii ay heleen hooyadeeda
London Sept 18,2012(SDN)-Amuun Mohamoud oo ah inan labo carruur dhashey waxay u mahad-celisey Ururka Laan-Qayrta Cas ee Ingiriiska ka dib markii ay shirkadda samafalka u raadiyeen iyo la xiriiriiyeen hooyadeeda. Amuun waxay u tegtey Laan-Qayrta Cas iyo ka codsatey inay ku caawiyaan raadinta hooyadeeda, Zara, oo goorta ugu dambeeya ku aragtey xiro qaxooti ku yaalo…
