Webmaster

    Waxa dadka reer Somaliland ee ku dhaqan UK la ogaysiinaya xaflad lagu dhaweynayo musharaxa madaxwaynaha xisbiga UCID

    Ogaysiis : Dhamaan jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan UK waxaa la ogaysiinayaa in xaflad balaadhan oo lagu soo dhawaynaayo musharaxa madaxwaynaha xisbiga UCID – Mudane: Jamaal Cali Xuseen iyo Gudoomiyaha Xisbiga Eng: Faysal Cali Waraabe iyo wafti kale oo balaadhan oo ay ka mid yihiin Faadumo Saciid lagu qaban doono West London. Waxa xafladan…

    Read More

      Ciidamada Ismaamulka Soomalida oo la dhaliilay iyo baaq loo jeediyay dawlada dhexe ee Itoobiya(DAAWO)

      London Sept 20,2012(SDN)-Qurbejoog ka soo jeeda Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya oo London ku kulmay ayaa ka warbixiyay tacadiyo ay sheegeen in ciidamada degaanka Soomaalida ee Itoobiya ay u geysteen dadka degaanada ay ka soo jeedaa. Qurbejooga oo ka koobnaa qeybaha kala duwan ee bulshada Ismaamulka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa ay soo bandhigeen kana warbixiyeen tacadiyo…

      Read More

        Mid ka mda Jilaayada filmka aflagaadeeyay Islamka oo dacwad ku soo oogtay You Tube

        Los Angeles Sept20,2012(SDN)-Gabadh ka mida jilaayada film Mareykanka lagu sameeyay oo aflaagaadeynaya diinta suuban ee Islamka ayaa dacwad ku soo oogtay Soo-saarihii filmka iyo barta Internetka You Tube. Cindy Lee Garcia ayaa maanta qareenkeedu dacwada uu u guddbiyay maxkamad ku taal magaalada Los Angeles oo ah xarunta filmada Mareykanka lagu sameeyo. “Ujjeedada dacwadeenu ma ah…

        Read More

          A Dream Gone With The Wind

          I wish I could have lyrics for poem or song, full of Irony and Sarcasm with a deadly weapon tongue like Mr.Gariye. A fair jury with iron – guts that calls a spade, a spade. An advocate for the silent majority, and a dedicated tireless volunteer for a positive , dramatic change, like Professor Gariye….

          Read More

            Jariirad Faransiiska ka soo baxda oo dib u daabacday Sawir gacmeed lagu aflagaadeeynayo Nabi Maxamed(NNKH)

            Paris Sept 19,2012(SDN)-Jariirad ka soo baxda dalka Faransiiska ayaa maanta dib u daabacday sawir gacmeedyo ay hore ugu aflagaadeysay Nebigeena suuban ee Maxamed (NNKH). Jariiradan oo la yidhaa Charlie Hebdo oo aan laheyn akhristeyaal fara badan ayaa hadana Cadadka ay ku xusnaayeen meel ka dhacyada ayaa lagu iibsaday mudo saacado gudahood. Kolkii hore ee ay…

            Read More

              Bariiska oo laga helay arsenic saaid ah (Warbixin)

              New York Sept 19,2012(SDN)-Cunida baariiska maalintii mar waxa uu kor u qaadayaa heerka arsenic jirkaaga,sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay daabacday  barta Internetka ee Consumer Report ka dib baaritaan dheer. Baaritaanka ayaa eegtay raashin iyo sharaab kala duwan oo laga sameeyo noocyada kala duwan ee Bariiska,waxaana soo baxday in cunida bariisku ay 44% ay kor…

              Read More

                Shabaabka oo dib ugu soo qulqulaya Kismaayo

                Kismaayo Sept 19,2012(SDN)-Ciidamada kooxda Al Shabaab oo maalmihii u danbeeysay ka dareeray guddaha magaalada Kismaayo ayaa ilaa maanta la arkayay iyaga oo dib ugu soo qulqulaya gudaha magaalada. Shabaabka ayaa u muuqda in ay qaateen gooan ah in magaalada ay ku dhex dagaalamaan,halka hore ay ugu muuqdeen in ay isaga baxayaan. Waxa guddaha magaalada lagu…

                Read More

                  Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Nasiye oo madaxweyne Siilaanyo ugu baaqay in uu xilka wareejiyo

                  Hargeysa Sept 19,2012(SDN)-Guddoomiyaha urur siyaasadeedka Nasiye Md Axmed ayaa qoraal uu saxaafada ugu talo galay waxa uu uga waramay xaalada Siyaasadeed ee dalka iyo hogaanka madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu ku dhaliilay waxqabad la’aan. Guddoomiyuhu waxa oo qaraalkiisa ku soo jeediyay in madaxweynuhu xilka ku wareejiyo ku-xigeenkiisa,qoraalka ooo dhameystirana waxa uu u qoraa sidan;- “Aniga…

                  Read More

                    Somali Humanitarian Wins Prestigious Nansen Refugee Award

                    GENEVA, SWITZERLAND — The U.N. refugee agency has chosen a Somali humanitarian as this year’s winner of the prestigious Nansen Refugee Award. The founder and director of the Galkayo Education Center, Hawa Aden Mohamed, has won the UNHCR’s Nansen Refugee Award “for her exceptional, tireless and inspiring humanitarian work for Somalia’s refugee and displaced girls…

                    Read More

                      Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo ka soo laabtay Shirar Caalami ah oo uu dibadda kaga qaybgalay

                      Hargeysa 19, Sept 2012 (SDN)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Dr. Xuseen Muxumed Maxamed (Xuseen-Xoog), ayaa ka soo laabtay shirar caalami ah oo uu kaga qaybgalay dalal dibadda ah. Wasiirka oo ka soo degay madaarka Berbera, waxa uu sheegay inuu laba shir oo caalami ah kaga qaybgalay dalalka Kenya iyo Sucuudiga, kuwaasoo lagaga hadlayay arrimaha caafimaadka. Wasiirku…

                      Read More

                        Somali journalists under fire

                        Mogadishu – They get death threats, they need armed escorts and they never take the same route twice – Somali journalists reporting on events in their largely lawless country have to take extreme measures to survive. The scene of near unremitting conflict for the last 20 years, Somalia has made headlines as the scene of…

                        Read More

                          Madaxweynaha Puntland tacsi u diray qoyskii uu ka baxay Qunsulkii Soomaaliya Kiinya u fadhiyay

                          Garoowe Sept 19,2012(SDN)-Madaxweynaha Puntland Md Cabdiraxmaan Maxamed Faroole ayaa umadda ka tacsiyadeyay geeridii naxdinta leheyd ee ku timi Qunsuulkii Soomaaliya u fadhiyay dalka Kiinya oo xalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kiinya. Qoraalka tacsida madaxweynaha oo na soo gaadhay nuqul ka mida ayaa waxa uu u dhignaa sidan; “inaa Lilaahi waa innaa Ilayhi Raajicuun….

                          Read More

                            Mucaaridka UCID iyo Garoodi oo sawirada Itoobiyanka uga gudbay kuwa hablaha Muritaaniya(Cadeyn)

                            Hargeysa Sept 19,2012(SDN)-Mucaaradada daaha dabadiisa ee beryahan danbe ku soo badanaysay saxaafada ayaa gaadhay heerkii ugu hooseesay ka dib kolkii halkii laga sii waday isticmaalka qoraalo iyo sawiro been abuura oo qaar ka mida warbaahinta Somaliland ay si badheedha u curiyeen una baahiyeen. Qoraaladan ay ku ladhan yihiin sawirada,magacyada iyo xilalka been abuurka ah ayaa…

                            Read More

                              Madaxweyne Siillaanyo Oo Cafis Ku Sii Daayey Laba Ka Mid Dadkii Ku Xukunaa 7-8 Sannadood Oo Xadhig Ah Iyo Rafcaankii Xamarji Iyo Axmed Cilmi Yare Oo Maanta Bilaabmaya

                              Hargeysa, Sept 19, 2012(SDN)– Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamed Maxamuud (Siillaanyo) ayaa shalay Cafis Madaxweyne xabsiga kaga sii daayey laba ka mid ah shakhsiyaadkii ku xukunnaa raashin mucaawimo ah oo la musuq-maasuqay, kuwaas oo lala xukumay masuuliyiin xukuumadda Somaliland ka tirsanaa. Sida warar xog-ogaal ah oo Madaxtooyada ku dhawi sheegeen Madaxweyne Siillaanyo ayaa wareegtada uu ku…

                              Read More