Webmaster

    Xisbiga EPRDF ee haya talada alka Itoobiya oo Hailemariam Desalegn u doortay hogaamiyahooda cusub

    Adis Ababa Sept 15,2012(SDN)-Raiisul wasaarihii ku-meelgaarka ahaa ee dalka Itoobiya Hailamariam Desalegn ayaa noqday hogaamiyaha rasmiga ah ee dalka Itoobiya ka dib kolkii xisbiga EPRDF ee haya talada dalkaasi uu cod aqlibiyada ku doortay. Hailamariam oo uu mudo xilka u soo carbinayay raiisul wasaare Meles Zanaawi ayaa waxa dhawaan uu codka kalsoonida weydiisan doonaa Baarlamaaka…

    Read More

      Maraykanka oo nin u xidhay Filimka lagu aflegaadeeyay Nabi Muxamed (NNKA) iyo dalabka reer Galbeedka ee joojinta dibad-baxyada socda

      Los Angeles 15, September 2012 (SDN)- Ciidanka amniga ee dalka Maraykanka, ayaa xidhay nin lala xidhiidhiyay filim lagu aflegaadeeyay Nabi Muxamed (NNKA), kaasoo dhaliyay mudaharaadyo balaadhan oo ka socda dalal ka mid ah dunida Islaamka. Ninkan oo ka soo jeeda gobolka California ee dalka Maraykanka, laguna magacaabo Nakoula Basseley Nakoula oo 55 jir ah, waxa…

      Read More

        Dufcaddii 9aad ee Jaamacadda Hargeysa oo munaasibad qalin-jebin ah loo sameeyay

        Hargeysa 15, September 2012 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland, ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad loo sameeyay dufcaddii 9aad ee ka qalinjebisa Jaamacadda Hargeysa. Munaasibadda oo lagu qabtay xarunta Jaamacadda, waxa kale oo ka qaybgalay Shirguddoonka Baarlamaanka, madaxa xisbiyada siyaasadda, koox ka tirsan golaha wasiirada, maamulka iyo macaliinta Jaamacadda, ardayda qalinjebisay iyo martisharaf kale. Ugu horayn, guddoomiyaha Jaamacadda…

        Read More

          Hargeysa: Maxkamadda Sare ee ciidamada Somaliland oo xukuno dil iyo xadhig ah ku riday laba askari

          Hargeysa 15, September 2012 (SDN)- Maxkamadda Sare ee ciidamada Somaliland, ayaa xukuno dil iyo toogasho ah ku riday laba askari oo ka tirsanaa laba askari oo tirsan ciidanka Booliska. Sida lagu sheegay qoraal uu ku saxeexnaa guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee ciidamada Qaranka Mr. Xasan Aadan Sugule, Maxkamadda ciidamadu waxay maanta xukun dil ah ku riday…

          Read More

            Xoolo Weyniyaa oo xoogweyniyaa oo xummiyaa (The biggest and the bad)

            (KampalaSDN)Alxamdulilaahi rabilcaalamiin macaanka iyo wannaaga diintu waa mid muddo dheer soojireena laguna soo dhaqmey. Qurraanka munasalka ah waxan kaa weydiinaya amerikaan kan nabi  Mohamed asw dacaayadeeyow immisa jeer baa kalimada QuL oo amarka ahi ku soo noqnoqotaa qurraanka nabigana sallalaahu calaycu wasalam Alluhu ugu warrameyama ugu waxyoodey waqtigii waxyigu socdey. Waanu naqaanaa oo wuxu yaallaa…

            Read More

              XAFLAD BALAADHAN OO SOO DHAWEYN AH OO LOO SAMAYEY ARDAYDA CUSUB EE SOMALIDA OOY SAMEEYEN URURKA ARDAYAD SOOMALIDA ( SOMALI STUDENTS ASSOSIATION{BUSOMSA)

              (KampalaSDN)Xafladan waxaa ka hadlay xaflada gudomiyaha BUSOMSA  GUULED IBRAHIM ABDI waxaana hadaladiisa kamida waxaanu kuwada shaqeynaa jinsiyada somalinimo, ha ahaato dowlad, iyo mamul walba oo u ka so jeedo ardaygu .  waxaanan kafogaanay faragalinta siyaasadaha somalida si aanu uxaqiijino wadashaqeyn  dhanka waxbarashada   gudaha jamacada iyo isku duubni ka jinsiyad guud ahaan somalinimo waayo anigu waxaan…

              Read More

                Hadabo waxa hanbalayadan dhalashada waxa diraaya nagiib rashiid maxamed ehelka iyo asxaabta kala ah.

                Hadabo waxa hanbalayadan dhalashada waxa  diraaya    nagiib ehelka iyo asxaabta   kala ah. Cabdi risaaq cismaan askar Khadar bitijoor guddomiye machadka cilmi badhista MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE)  ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO)  ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH)  ABDI AZIIS MOHAMED AYAH  ABDI FATAX MOHAMED BARUD  ABDI RAXMAN AHMED ALI  ABDI…

                Read More

                  Saxaafada Somaliland oo ku khashifantay bartilmaansiga Ururada Gaaroodi iyo UCID

                  Hargeysa Sept 15,2012(SDN)-Saxaafada Somaliland ee in dhawaalaba ku dhexmilantay ururo beeleedyada siyaasadeed ee Siilaanyo ooda ka rogay ayaa si badheedha weeraro joogto ah ugu haya labo urur oo beretanka uga dheereeyay ururada qeyrkooda ee Somaliland. Ururadaasi midi waa ururka samalfalka ah ee Gaaroodi oo dalka ka wada mashaariic horumarineed oo si weyn loogu diirsaday. Ka…

                  Read More

                    EPRDF oo dooraneysa cidii bedeli laheyd Meles Zanawi

                    Adis Ababa Sept 15,2012(SDN)-Isbeheysiga haya talada dalka Itoobiya ee EPRDF ayaa Jimcaha waxa u furmaya shirweynahooda oo laba maalmood socon doona oo lagu soo dooran doono xilkii uu dhawaanta baneeyay Meles Zanawi. Sidaana waxa lagu shaaciyay qoraal ay soo saareen xisbiga EPRDF oo Internetka lagu baahiyay. Meles Zanaawi oo dhawaan geeriyooday ayaa hayay xilalka Raiisul…

                    Read More

                      Xaaji Cabdi Waraabe oo caafimaadkiisu ka soo reynayo

                      Jabuuti Sept 15,2012(SDN)-Xaaji Cabdikariim Xuseen oo ka mida xildhibaanada gollaha Guurtida ee Somaliland ayaa dhawaan waxa xaalad caafimaad oo soo wejahday awgeed loo keenay dalka Jamhuuriyada Jabuuti. Xaajiga ayaa xog aanu ka helay ehelka safarka ku weheliya waxa ay noo xaqiijiyeen in caafimaadkiisu aad uga soo reynayo intii uu soo gaaray dalkan Jabuuti. Xaaji Cabdi…

                      Read More

                        Wariyihii BBCda Axmed Taajir oo xalay ku geeriyooday Isiolo

                        Isiolo Sept 14,2012(SDN)-Mid ka mida wariyeyaashii ugu caansanaa saxaafada Soomaalida oo la soo shaqeeyay iddaacadaha BBCda iyo KBCda Kiinya Axmed Taajir ayaa xalay ku geeriyooday magaalada Isiolo ee dalka Kiinya. Marxuukmka ayaan dhawrkii sanadood ee u danbeeyay aan saxaafada lagu arag ka dib kolkii uu xanuun soo wejahay marxuumka. Axmed Taajir ayaa eebe naxariistiisa ha…

                        Read More

                          UDUB oo taageereyaashooda ugu baaqay dibedbax,deqbixiyeyaashana fariin u diray

                          Hargeysa Sept 14,2012(SDN)-Xisbiga mucaarika ah ee UDUB ayaa war saxaafada loogu talogalay oo uu ku sexeexanyahay ku-simaha Guddoomiyaha xisbigaasi ayaa waxa fariin loogu diray deeq bixiyeyaasha maalgeliya doorashooyinka Somaliland iyo taageerayaasha xisbigaasi. Xisbiga UDUB oo hore u shaaciyay in aaney ka qeybqaadan doonin doorashooyinka golaha degaanka ee in asoo haya ayaa qoraalkan ay soo saareen…

                          Read More

                            Banaanbaxyadii lagu diidanaa Filmka lagu aflagaadeeyay Nebigeena Suuban oo Gaadhay Muqdisho

                            Muqdisho Sept14,2012(SDN)-Waxa maanta markii u horeeysay magaalada Muqdisho maanta ka dhacay banaabax looga soo horjeedo filmka lagu aflagaadeeyay diinta Islamka iyo rasuulkeena suuban NNKH. Dibed baxan ayaa ahaa mid si nebedgelyo ah uga dhacay aaga km4 ilaa wadada dheer ee Maka Al Mukarama. Dibed baxayaasha ayaa ku qelyayay erayo ka dhan ah aflaagada iyo ku…

                            Read More