Jaamacada Hargeysa: Goob Muhiimadeeda koowaad tahay Dhaqaale urursi, Tayaynta waxbarashaduna ku yar tahay, W/Q: Sacad Muse Cabdi
Jaamacada Hargeysa ayaa ka mid ah goobaha ugu sareeya waxbarashada dalka, isla markaana ardeyda ugu tirada badan dhigato, iyada oo ay ka mid tahay Jaamacadaha dawliga ah ee dalka ka jira. Jaamacadani ayaa waxa ay soo martay wakhtiyo kala duwan oo uu wakhti kastaaba waayihiisa lahaa, taasi oo markii la aas aasayey iska yaraayeen agabka…
